The new Somali president asked the Puntland president for the same support, the Puntland administration has provided to his predecessor Abdullahi Yusuf and also wished for an invitation to the PL capital Garowe as a starting point for his celebratory trip through Somalia to Mogadishu to bridge the gap between the Puntland people and the constituencies he represents.
Farole told him to forget about it. Looks like Puntland is really serious in its opposition to the new TFG. I was mad and thought it was childish at first, but you know what, Puntland was ignored and sidelined in the Djibouti process. I commend the new strategy of Puntland, focus on internal issues and make clear that we're a force to be reckoned with.
Madaxwynaha Somalia Sheekh Shariif oo xiriir xaga Talefoonka ah la sameeyay Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole.
Axad 01. 02. 2009
(allidamaale) Warar aanu ka helay Masuuliyiin aad ugu dhaw Madaxwaynaha Cusub ee Somaaliya Sheekh Shariif ayaa ku waramaya in Xiriir dhanka Isgaarsiinta ah oo uu la sameeyay Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole uu kala kulmay weji gabax, Sheekh Shariif ayaa la sheegayaa in uu ka codsaday Madaxwanaha Puntland in uu Safar ugu tago Magaalada Garoowe isla mar ahaantaana ay sameeyaan isu soo dhawaansho labada dhinac ah,
Diidmadan uu Maamulka Puntland ku qaadacay in wax taageero ah la garab istaago Hogaanka Shariifka ayaa wuxuu noqonayaa guuldaradii ugu horaysay ee Shariifku la kulmo.waxaana muuqata in Madaxwanaha Puntland Dr. Faroole uu ku adkaysanayo go,aankiisii hore ee ahaa in aanu aqoonsan doonin waxa ka soo baxa Shirka Jabuuti.
Sheekha ayaa waxa hortaagan marxalado adag isaga oo Maamulada dalka ka jira sida Puntland iyo Somaaliland ka haysan kalsooni isla mar ahaantaana Gobalada Koonfurtu ay gacanta ugu jiraan Kooxada mayalka adag ee Al Shabaan ayaa waxa aan la garanayn halka uu gayn doono Golaha Dawlada uu dhiso iyo midka Baarlamanka ee faraha badan.
News Center DO-News
Allidamaale kalasoco warar xaqiiqada kusaleeysan
Allidamaale@hotmail.com
Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com
Allidamaale.com




Faroole 