Moderator: Moderators
Executive wrote:Madaafiicdan ayaa u muuqda kuwo soo dhoweyn ah oo Madaxweynaha cusub lagu soo dhoweynayo, iyadoo horay sidan oo kale Madaafiic loogu duqeeyay Madaxtooyada markii uu soo gaaray Madaxweynihii hore C/llaahi Yusuf iyo R/wasaarihii hore.





Executive wrote:btw Abukar Cumar Cadaan and Cumar Iimaan Abukar are 2 different guys

Murax wrote:War deg-deg ah: Madaafiic iyo rasaas laga maqlayo Muqdisho
Posted by Muqdisho
Saturday, February 07 @ 09:33:21 EST
Warar uu hadda na soo gaarsiiyey wariyaheena magaalada Muqdisho ee C/llaahi Axmed Culusow ayaa sheegayo in qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka madaxtoyayada laga maqlayo rasaas iyo diryanka madaafiic culculus oo la aaminsan yahay in ay ku dhacayaan xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.
Wararku waxay intaas ku darayaan in goob-joogayaal ay wariyaheena u xaqiijiyeen in tiri madaafiic ah lala beegsaday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia oo maanta loo soo galbiyey madaxweyne Sheekh Shariif, lama oga khasaaraha ay geystay madaafiicdan iyo tacshiiradahan caasimadda laga maqlayo.
Dhacdadan ayaa ku soo beegmeysa saacado yar kadib markii madaxweynaha cusub ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho soo gaaray.
Wixii ka soo kordha Shabakadan Isha ku hay, iyadaa kaa haqab tireysee Insha Allah.
Twisted Logic,
The Asmara faction in Mogadishu is another opponent for Shariif right now.






Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], gobdoon, nnjrewzas112 and 37 guests