Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

indhacadde and asmara & co meet with sheikh shariff

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

indhacadde and asmara & co meet with sheikh shariff

Postby Somaliman50 » Wed Feb 11, 2009 8:37 am

Madaxweyne Shariifka oo la kulmay wakiillo ka socday Sh Xasan Daahir.Aways lana sheegay in uu ka mid yahay Sheekh Yuusuf Indha-cadde.

Sida ay caddaynayaan warar Dayniile uu ka soo xigtay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Dalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad uu dhowan la kulmay xubno tiradoodu dhan tahay 15 oo siyaasad ahaan u janjeera dhinaca Sheekh Xasan Daahir Aways.

Kulankaan oo qayb ka ah dadaallada uu madaxweynuhu ku doonayo in uu kula kulmo dhinacyadii ay horay isku aragtida ahaayeen balse ay ku kala fogaadeen qaababkii loo maray sidii ciidamadii Ethiopia Dalka loogaga saari lahaa.ayaa sida ay warbixinnadu nagu soo gaareen lagu macneeyay in ilaa iyo xad laysku af-gartay.

Warbixinta kulankaan la xariirta oo Dayniile Khadka isgaarsiinta lagu siiyaya ayaa intaasi ku daraysa in xubnahaasi 15 ah ee ka socday dhinaca Sheekh Xasan Daahir Aways ay ka mid ahaayeen Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Sheekh Yuusuf Indha cadde) oo ka mid ah madaxdii ay muddada aan soo xusnay kala fogaadeen Shariifka Madaxweynaha loo doortay .iyadoo ay warbixintu intaasi ku darayso in uu sidoo kale ka mid ahaa xubnahaasi 15 ah sheekh kale oo la dhashay Sheekh Xasan Daahir oo aan magaciisa naloo cayimin.iyadoo dhinaca kalana aysan warbixintu si toos ah u caddayn meesha kulankaasi ka dhacay iyo cidda qabashadiisa gacanta ka gaysatay waloow ay jiraan hadal hayno tilmaamaya in uu fududeeyay Sheekh Abuukar Cumar Caddaan uuna kulanku ka dhacay Magaalada Muqdisha ,sidoo kalana aysan caddayn arrimaha laga heshiiyay iyo qodobbada lagu heshiiyayba .

http://www.dayniile.com/Feberuary2009/11Feberuary10.htm

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests