Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

36 Ministers and their Roots

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

36 Ministers and their Roots

Postby LiQaaye_TDH » Mon Feb 23, 2009 7:38 am

1. Ra’isal wasaare ku-xigeen ahna wasiirka Kalluumaysiga iyo kheyraadka Badda, Prof. C/raxmaan Aadan Ibraahim Ibbi. {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Dir/ Gaadsan.

2. Ra’isal wasaare ku-xigeen ahna wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta Shariif Xasan Sheekh Aadan, {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Mirifle / Asharaaf.

3. Ra’isal wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka, C/Waaxid Cilmi Goon-jeex {Dhanka Dowladda} = Daarood / Mareexaan

4. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Maxamed Cabdullaahi Omaar {Dibadda} = Dir/ Isaaq / Sacad Muuse.

5. Wasiirka Arrimaha Guddaha, Cabdulqaadir Cali Cumar {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Hawiye / Habargidir / Saleebaan

6. Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Hawiye / Habargidir / Cayr.

7. Wasiirka Gaashaandhiga, Prof. Maxamed Cabdi Gaandi {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Daarood / Ogaadeen.

8. Wasiirka Amniga Qaranka, Cumar Xaashi Aadan {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Hawiye / Xawaadle / Aadan Warsame.

9. Wasiirka Ganacsiga, Cabdirashiid Maxamed Ciro, {Dowladda} = Daarood / Majeerteen / Cumar Maxamuud.

10. Wasiirka Gadiidka Cirka & dhulka, Cali Axmed Jaamac Jangeli {Dhanka Dowladda} = Daarood / Dhulbahante.

11. Wasiirka Hidaha & Tacliinta Sare, Prof. Ibraahim Xasan Caddow {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Hawiye / Habargidir / Sacad.

12. Wasiirka Cadaaladda & Garsoorka Cabdiraxmaan Maxamuud Janaqow {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Hawiye / Murusade

13. Wasiirka Warshadaha, Cabdiraxmaan Jaamac Cabdalla {dhanka Dowladda} = Daarood / Warsangeli.

14. Wasiirka Beeraha, Col. Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud {dhanka Dowladda} = Mirifle/ Xariin.

15. Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda, Maxamed Ibraahim Xaabsade {dhanka Dowladda} = Mirifle / Liisaan

16. Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Cabdalla Boos Axmed {dhanka Dowladda}. Dir / Isaaq / Habar-yoonis

17. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka, Madoobe Nuunow Maxamed {dhanka Dowladda} = Digil / Dabarre

18. Wasiirka Caafimaadka, Qamar Aadan Cali {Dowladda} = Dir / Surre.

19. Wasiirka Warfaafinta, Farxaan Cali Maxamuud {dhanka Dowladda} = Hawiye / Duduble.

20. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Sheekh Nuur Aadan Cali {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Mirifle / Geledle.

21. Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Haweenka, Fowsiyo Maxamed Sheekh {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Mirifle / Eelaay.

22. Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda, Cabdullaahi Axmed Cabdule Azhari {dhanka Dibadda} = Daarood / Leelkase.

23. Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Naafada, Maxamed Cali Ibraahim {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Hawiye / Baadicade

24. Wasiirka Gargaarka Aadamiga, Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim {Isbahaysiga dib u xoreynta} = Hawiye / Gaaljecel / Abtisame.

25. Wasiirka Cilmi Baarista iyo Teknoolajiyada, Maxamed Cali Xagaa {dhanka Dowladda} = Dir / Ciise.

26. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye {Dowladda}. Dir / Isaaq / Habar Jeclo.

27. Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta, Axmed Cabdullaahi Waayeel {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Beesha Shanaad / Reer Aw-Xasan 28. Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeynta, Maxamed Cabdi Yuusuf {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Daarood / Awrtable

29. Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga, Khadiijo Maxamed Diiriye {dhanka Dowladda} = Beesha Shanaad / Yaxar

30. Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada, Saleebaan Colaad Rooble {Isbaheysiga dib u Xoreynta} = Beesha Shanaad / Jareer weyne / Reer-Shabeelle

31. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Abuukar Cabdi Cismaan {Mardaadi} = Digil / Garre.

32. Wasiirka Hantida Qaranka iyo Qalabeynta, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan = Mirifle / luwaay.

33. Wasiirka Dib u dhiska, Xuseen Ceelaabe Faahiye, {dhanka Dowladda} = Dir Gadabursi

34. Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta Maxamed Xuseen Saciid (Giriig) = Dir / Isaaq / Arab.

35. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Prof. Cabdirisaaq Cismaan Jurile, {dhanka Dowladda} = Daarood / Dashiishle.

36. Wasiirka Deegaanka iyo Illaalinta Bay’ada, Burci Maxamed Xamsa {dhanka Dowladda} = Beesha Shanaad / Carab Soomaali

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: 36 Ministers and their Roots

Postby Hyperactive » Mon Feb 23, 2009 7:50 am

wrong topic!!

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: 36 Ministers and their Roots

Postby sheekh-Farax-zero » Mon Feb 23, 2009 8:03 am

right topic :lol:

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: 36 Ministers and their Roots

Postby Ina Baxar » Mon Feb 23, 2009 11:34 am

Fadeexad Soo Wajahadey Magacbista Wasiirka Arimaha Dibeda Somalia
Shariif Xassan" Wasiirka Arrimaha Dibada Marwada Madaxweynaha Jabuuti Ayaanu Ku Sharafnay"

Djabuti

Shariif Xassan Sheekh Aadan oo sheegay in
magacaabista Wasiirka Arrimaha Dibada loo magacaabay Maxamed Cabdilaahi Oomaar ay ka dambeysay cadaadis Marwada Madaxweynaha Jabuuti ku saartay Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Raysul wasaarahiisa, taasina ay keentay in
Marwada oo ninkan isku reer yihiin loo magacaabo xilkaas.

Wasiirka Maaliyadda Soomaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan oo ka mid ahaa hogaamiyeyaashii soo xulay golaha Wasiiradda Xukumadda cusub ee Raysal
wasaarre Cumar Cabdi Rashiid hogaamiyo ayaa sheegay in Marwada Madaxweynaha Jabuuti ay cadaadis ku saartay in Xukumadda lagu daro Wasiiro
uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha dibadda ninka loo magacaabay Maxamed Cabdillahi Oomaar oo ay isku beel yihiin Marwada Madaxweynaha Jabuuti.




"Marwadda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la timid WasiirOomaar,waxayna cadaadis nagu saartay in laga dhigo Wasiirka arrimaha dibadda ,waxaana wadatashi dheer kadib aniga iyo Madaxweynaha go-aansanay inaan tixgelin siino Marwo Khadra Xeyd sidaas ayuuna ku yimid ee anagu Somaliland fidno lama rabno,umana aragno nin ka soo bixi kara hoowsha
culus ee Wasaarad dibadeedka looga baahan yahay"ayuu yidhi Shariifka oo telefoon kula hadlayay ganacsato Somalia iyo Somaliland u dhashay oo fadhigoodu yahay Magaaladda Dubai.

Shariif Xassan wuxuu tibaaxay inuusan isaga shaqsiyan aqoon Wasiir Oomaar hasse yeeshee uu Madaxweyne Shariif ka maqlay inuu Hargeysa kaga soo baxay gaadhi oo safar dhinaca dhulka ku soo galay DJibouti.

"Xaaska Madaxweynaha ayaan ku sharafnay magacaabista Wasiirka arrimaha dibadda Xukumadda cusub ee Somalia maxaa yeelay xilkaas Ismail Buubaa ama Mohamud Sifir ayaa loo magacaabi lahaa sida aan macluumaad ku helayna Oomaar gabadha ayey xigto yihiin"ayuu markale yidhi Shariif Sheikh Ahmed
oo taageerayaashiisa ka qancinayay su'aalo la xidhiidha shaqsiyaadka loo igmaday Wasaaradaha dowlada cusub ee uu Madaxweynaha ka yahay Sheekh
Shariif Sheekh Axmed.


wtf?? :lol:

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: 36 Ministers and their Roots

Postby Ina Baxar » Mon Feb 23, 2009 11:40 am

War waxani wa soconaya ma'aha .
1/ anagu DIR ma' nihin ...aar nimanyow magaca inoo ilaaliya haddaad nabad inaga rabtaan .
2/ Darood baa xaq u leh intaaso kuraas ah ee isaaqa la siiyay, MAANTA sidey xaaladu tahay .

Anigu waxaan odhan laha sheikh shariif , ka'la bax waalidan meesha ..Ismaciil cumar naagtiisa i tidhi " balhbalhblah" waa kugu ceeb .

Buuba baa kugu dhow nin wax kala garanaya ah .. deetana waxaad tidhada " Obama dowladiisa ba , waata dhowr wasiir lagu diiday .. waxani waa wax caadi ah oo meel walba kaga dhaca " :lol:

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: 36 Ministers and their Roots

Postby Ina Baxar » Mon Feb 23, 2009 11:45 am

Iyagii magacoodi bay reebteen Hawiye ..daoroodki na sida si le'eg .. anaga na DIR bay iinoo baxsheen
Abihin dabada ka wasa , madafakin gudhus, balaaya ag istaagta dadkan .. inaga kaxeeya :lol:
Naagta naagtaa kale wado ee sacad musaha na , Hargeysa ninkii ku arkow , ku dhagaxeeya !!


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 41 guests