Madaxweyne Shiikh Shariif oo ka soo degay garoonka diyaarada ee magaalada Muqdisho isaga iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada.
Posted: 2/23/2009 2:17:00 PM
Shabelle: MUQDISHO
Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa ka soo degay garoonka diyaarada ee magaalada Muqdisho isaga iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada.
Waxaa goor dhow garoonka Diyaarada ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarada sida wafdi uu hor kacayay Madaxaweynaha dowlada Midnimada Qaran Shiikh Shariif Shiikh Axmed waxana wafdiga uu hor kacayay ka mid ahaa qaar ka mid ah golihiisa wasiirada.
Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco shabelle.net hadii uu illaah inoo saamaxo.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
Shabelle Media Network - Source of Somalia News