Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Murtaddin creating fitna in Beledweyn

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Murtaddin creating fitna in Beledweyn

Postby AhlulbaytSoldier » Mon Apr 20, 2009 1:34 pm

Faah faahin dheeraad ah oo ku saabsan dagaal maanta ka dhacay magaalada Baladweyne.
waxaa la daabacay Mon 20 Apr 2009 09: 38: 44
Ilaa iyo 9 ruux ayaa ku dhimatay 32 kalana waa ay ku dhaawacantay inta la og yahay Dagaal xoogan oo mudo saacado ah ka soday gudaha Magaalada Baledweyne, kaas oo u dhaxeeya Maamulka Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Hiiraan iyo Ururka Xisbul-islaam.
Dagaalkaan oo ahaa mid hubka nuucyadiisa laysku adeegsaday walina socda ayaa waxaa Dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay la geeyay Isbitaalada ku yaala gudaha Magaalada Baledweyne.



Isbitaalka Hiiran Voluntary Hospital ee Galbeedka Magaalada ayaa sida la ii sheegay waxaa la gaarsiiyay 4- ruux oo meyd ah iyo ilaa 23 ruux oo dhaawac ah, kuwaasoo isugu jira dhinacyada Dagaalamayay iyo dad rayid ah halka Isbitaalka Guud ee Magaalada oo ay gacanta ku hayso Hay’adda MSF Swiss la soo gaarsiiyay 5-qof oo meyd ah iyo 9-ruux oo dhaawac ah waxaa la ii sheegay in wali la soo gaarsiinayo Isbitalaada Dad dhaawac ah oo ku xayirmay xaafadaha ay Dagaaladu wali ka socdaan, inkastoo Dad kaloo ku dhintay rasaasta labada dhinac oo ciidamada iyo rayid isugu jiro ay jiraan.



Dagaaladaan ayaa waxaa cambaareyay Culimaa’udiinka ku dhaqan Gobolka waxayna Labada dhinac ugu baaqeen in la joojiyo xabada si loo baajiyo dhiiga Umada Muslimiinta ah iyo in aan la sii badin dhibaatada Dadka shacabka ah ee qasaaraha ugu weyn uu ka soo gaaray Dagaalkan.



Sikastaba iska hor-imaadkan xoogan ayaa qasaaro weyn u geysta Dadka rayidka ah ee ku Nool gudaha Magaalada Baledweyne iyadoo uu sababay in Dadka ay isku gudbi waayaan wax Ganacsi ahna la furi waayo warar haatan nasoo gaarana waxay sheegayaan in dagaalka ay ku soo biireen Alshabaab oo la safan Ururka Xizbul Islaamka sheegta.



Xafiiska Wararka Almaxaakim.com

User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33829
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Murtaddin creating fitna in Beledweyn

Postby FAH1223 » Mon Apr 20, 2009 1:40 pm

stupid, hiiraan has a good administrative set up right now

btw plz don't call people murtad

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Murtaddin creating fitna in Beledweyn

Postby AhlulbaytSoldier » Mon Apr 20, 2009 1:48 pm

Qubbato wrote:When will hawiye stop fighting each other?


:down: :down: :down:


Fah,
these are murtaddin because they are fighting against a islamic maamul meaning they hate shariahlaw and have left islam as hadiths says that.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: barbarossa, Isseayaanle and 34 guests