Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

breaking news:culumaaudiin ku la,aday PM lagu garaacay.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

breaking news:culumaaudiin ku la,aday PM lagu garaacay.

Postby Addoow » Sun May 10, 2009 9:23 am

Culumaa’udiin caanka ah Xaafada Buur-Hindi ee Wardhiigleey oo dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaartay madaafiic ku dhacday agagaarka masjidka C/lle iyo Cawareer


Madfac BM ah oo ku soo dhacay agagaarka masjidka C/lle iyo Cawareere ee ku yaal xaafada Buurhindi ee degmada Wardhiigleey ayaa waxaa ku dhimatay qaar ka mid ah culumaa’udiin caan ka ah degmadaasi oo uu ku jiro mu’adamidkii masjidkaasi Sheekh C/raxmaan oo ahaa muddo ka badan 35 sano mu’adim ka ahaa masjidkaasi, waxaana sidoo kale culimada ku dhaawacantay madfacaasi ka mid ah Macalin Bashiir oo ah macalin in muddo ah dugsi qur’aan ku hayey xaafada Burhindi


Mu’adimka masjidkaasi oo oo biibito ku lahaa meel ku dhegan masjidka ayaa waxaa la geeriyootay gabar uu dhalay oo la yiraa Shamso C/raxmaan, waxaana sidoo kale goobta ku geeriyooday haweeney magaceeda lagu sheegay Faadumo Maxed oo ka mid aheyd Jaamacada degan dhisme ku dhegan masaajidka.

Hadaba hadan awoodin ama ka yartahay 18sano ha isku firsan waa filim aad u naxtin badan
Waxey aheyd arrin aad u naxdin badan waxaana uu madfacu ku soo dhacay laamiga u dhexeeya masaajidka iyo dukaankii Qalabqoor oo ka soo horjeeday masaajidka, dadka dhintayna waxey isugu jireen kuwa meesha marayey iyo dad laamiga hareerihiisa ku ganacsanayey” ayuu yiri Maxed Cabdikariin oo ka mid ah dadka degan Buurhindi.


Dhammaan waxgaradka degmada Wardhiigleeya ayaa waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ALLAHA u naxariistee mu’adimkii masaajidkaasi Sheekh C/raxmaan oo ah waddaad xushmad badan ku dhex lahaa dadka degan xaafada.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: breaking news:culumaaudiin ku la,aday PM lagu garaacay.

Postby Rightwing » Sun May 10, 2009 9:47 am

Indiscriminate killing of its own citizens :down:

User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: breaking news:culumaaudiin ku la,aday PM lagu garaacay.

Postby Ayub21 » Sun May 10, 2009 9:57 am

culumada waa in eey fadwo soo saarto xadii kale waa in eey kadhax bahdaa dadka


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 27 guests