Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Doqa Banaadir is back in Banaadir F visit to ROMA and Malino

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Doqa Banaadir is back in Banaadir F visit to ROMA and Malino

Postby Ayub21 » Mon May 11, 2009 10:58 am

DAgaxtuur ayaa diyaarinaya ciidamada gobolka banaadir oo gaarayo 2000 baqal in eey dagaalka kaqeeb kaleen. :up: :up: :up:

Image
Image
Image
Image
Gudoomiayaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo dalka dib ugu soo laabtay
may11, 2009 Muqdisho QOL) Gudoomiayaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo dalka dib ugu soo laabtay
Gudoomiyahay gobolka bqanadir ahna duqa magaalada muqdisho Maxmed Cusman Cali iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa ka warbixiyey safaradii ay ku maqnaayeen >>>> iyo kulamo ay la yeesheen mas.uuliyiin ka tirsan maamulada iyo Magaalooyinka qaar ka tirsan dalka talyaaniga
Ka dib shir jaraid oo uu ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayuu faafaahin kaga bixiyey safar dalka talyaaniga ah oo uu u aaday arimo howleyd isaga iyo wafdigiisa wuxuuna sheegay in u kulamo la qaatay Mas,uuliyiinta magaalooyinka rooma iyo milaano

Gudoomiyuhu wuxuu shegay in wasiirka wasaarada arimaha dibada ee dalka talyaaniga ay kulan ka yeesheen iyo u qeybsanaha howlaha samafalka ee qaarada Africa wuxuuna u faahfaahiyey xaalada guud ee la jirta dalka somaliya wuxuuna sheegay in mas.uuliyiinta dalka talyaanigu ay si aad ah u so dhaweeyeen gudoomiyaha gobolk abanadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cusman Cali ( dhagaxtuur )
Sidoo kale guddoomiyuhu wuxuu xusay in ay wada hadal la yeesheen qaar ka mid ah Hey.adaha samafalka u qaabilsan dalka talyaniga dhinaca horumarinta banio aadan nimada wuxuuna sheegay in ay u gudbiyeen baahida ay qabaan dadka ku dhaqan Magaalada muqdisho isaga wafidigiisa mudo 5 maalmood ah ay kala saxiixanayeen heshiisyo
Intaa k adib ayuu gudomiye dhagaxtuur shegay in ay u gudbeen Magaalada Milaano oo ka tirsan talka talyaaniga gobolka lambaardiya waxayna horey mantaano la ahayd Magaalada Muqdisho burburkii wixii ka horeeyey waxaana k adhaxayn jirey heshiis iyo wax wada qabsi
Sidii si la eg waxuu u sheegay baahida uu qabo gobolka banadir iyo magaalada Muqdisho Dowlada hose ee Magaaladaas ayaa noo soo dhaweysay si sharaf iyo mudnaan lah waxaana wadahadal la yeelanay dowlada hoose iyo maamulka Magaalada Milano gabadha madaxda ka ah waxayna nooga jawaabeen si hufan iyaga oo Magaalada Muqdisho ugu deqa tiro gaadiidka nadaafada ah waxayna intaa raaciyeen in ay shaqaalaha canshuuraha ay siin doonaan tababar la xiriirta howlaha canshuurqaadista
Dowalada hoose ee magaalada Milano ayaa waxay balanqaad u sameysay in ay sameyn doonaan laba xero agoomeeyd iyo tiro gaaraysa 1000 waxaana dowlada hoose ee xamar laga rabaa guryihii lagu heyn lahaa agoontaas in aan diyarino Maamulka gobolka
lanbardiya iyo milaano si la mid ah aniga iyo wafdigeyga sadax arimood ayaa na loo balan qaaday sida qalab caafimad oo dhameystiran iyo in nalagu wareejiyo raajo mishin iyo wixii la mid ah
axaa kale oo ay balan qaad u sameeyeen in ay dayactirayaan xafiisyada fiisho gubeyrno somalo ,
waa markii ugu horeysay ee ay safar midkaan l amid ah u tagaan dalalka reer yurub gudoomiyahay gobolka banadir iyo ku xigeenkiisa waxaana la ogeyn sida ay u fulin donaan heshiisyada ay la soo galeen magaalooyinka ka tirsan dalka talyaaniga



Muuse Maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
00252-1-5576666
00252-50-907666

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Doqa Banaadir is back in Banaadir F visit to ROMA and Malino

Postby sheekh-Farax-zero » Mon May 11, 2009 11:03 am

DAgaxtuur ayaa diyaarinaya ciidamada gobolka banaadir oo gaarayo 2000 baqal in eey dagaalka kaqeeb kaleen.
they will make good target practice for Al-shabaab

User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Doqa Banaadir is back in Banaadir F visit to ROMA and Malino

Postby Ayub21 » Mon May 11, 2009 11:08 am

DAgaxtuur ayaa diyaarinaya ciidamada gobolka banaadir oo gaarayo 2000 baqal in eey dagaalka kaqeeb kaleen.
they will make good target practice for Al-shabaab
are f-king kidden me? al.shababa will be chased like little girls.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 17 guests