HAhahaha INaa lilaahi bal waxaa eega. ALlow sharafta hanaga qaadin..
Dhulmahante waxaan maqli jirey doofaarka ficil la aan baa lugu cadaaba
Dadku magaca waw wada jiray midhaha Daarood e
Abtir lagama maydhiyo nimaad mini wadaagtaane
Ficil waa musiibee intaan gibil madoobaaday
Wax ka dhigan gobtii dhawrsataan, ceeb ka dhiidhiyine
Nin dharbaaxo quudheed dugsaday, dhaqayadeed maalye,
Dhashaaday sugtaa xaajadaad, dhawrataa abide
Naagahaan dhankii loo rogiyo, dhinacna diidayne
Dheddigoodshahaa lagu arkiyo, dhiigga caadada’e
Haddeeyan dhiilka caanaha lahayn, laguma dhaarteene.
Dhirfal buu Isaaq marin intuu, dhaco Dhulmahante e
Karuur dhuumay dhaydana ka jecel, oo ay dhamayaane
Dhulmahante ka samir magac wanaagiiye
Haweenkuba martoo laga furaay mahad ku sheegtaane
Warsangali u mari Hartiga yaan gabalkii moogaane
Mareexaan u sheeg xaajadaa waa mashaqo weyne
Kuwii ficilka maamuli ogaa wada muhiibsiiya
Ogadeen u mari madaxyo weyntiisa
Bal inay dhagliga meeriyaan aad u maqashiiya




