Page 1 of 3

Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 5:59 am
by Twisted_Logic
Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo dhiigoduna wuu banaan yahay"

Afhayeenka xisbul islaam Xasan Mahdi ayaa isagoo kula hadlayay ciidamdaasi isgoyska fagax ayaa waxa uu ku tilmaamay dadka ku dhaqan waqooyiga muqdisho dad gaalo ah isagoona sheegay in dhiigoodu banaan yahay.

Warkan oo laga helay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Sheekh Xasan Mahdi uu qudbad xasaasi ah u jeedinaayay ciidamadiisa ku sugan isgoyska fagax waxaana uu sheegay in dhalinyarada joogta aagaasi hadii ay dagaalka diidaan ay la dili karo.

Warka waxa uu intaa ku daray in shiikhu uu ku andacooday in dagaalka ay kula jiraan ciidaada dowlada uu yahay mid xaq ah islamarkaana loo baahan yahay in dadka oo dhan ay ka qeyb qataan.

Lakiin lama oga sababta ka danbeysay in Sheekh Xasan Mahdi uu ku tilmaamo dadka ku dhaqan waqooyiga muqdihso inay yihiin dad gaalo isagoona baneeyay dhiigooda, taasoo keeni karta in dad badan uu shaki weyn galo.

Arimahan ayaa imaaday ka dib markii kooxahamucaaradka oo maalmihii dhawaa iyga iyo dowlada uu ka dhexeeyay is jiid jiid ah inay san dhul kala qabsan waxaana weli socda dagaalo goos goos ah oo u dhaxeeya labada dhinaca.

Xasan Abuukar
Derban, Koonfur Afrika

http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=204

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 5:59 am
by Twisted_Logic
:lol: :lol: :lol: :lol:

OUCH!

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:02 am
by SummerRain
:shock:

is this news, the onion version of Somali?

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:02 am
by Addoow
walahi asagaa kuffaar ah! :lol: :lol:

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:05 am
by Xaaji_Xundjuf
bismilahi raxmaani raxiim ilahow noo sahal :shock:

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:06 am
by Twisted_Logic
Ismahan123 wrote::shock:

is this news, the onion version of Somali?

It is true. :lol:

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:06 am
by Macaaney_1991
:shock:
:down: :down:

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:07 am
by Xaaji_Xundjuf
what if we just convert to the religion of alshaabaab we might not be killed. :lol: :lol:

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:10 am
by SummerRain
whats wrong with these ppl? :|

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:12 am
by Twisted_Logic
Xaaji_Xundjuf wrote:what if we just convert to the religion of alshaabaab we might not be killed. :lol: :lol:

This is a good example why Isaaq and Digil and Hurufle shouldn't be asked to lead a religious group :down:

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:13 am
by Xaaji_Xundjuf
:lol: :lol: :lol:
No its because of the miscommunication between axmed cabdi godane and the xurufle boy abu mansuur.

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:15 am
by Somaliman50
What can you expect when it's fighters are young kids?

Image

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:16 am
by Twisted_Logic
abakar20 wrote:What can you expect when it's fighters are young kids?

Image

These ones are government ICU

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:16 am
by Twisted_Logic
Xaaji_Xundjuf wrote::lol: :lol: :lol:
No its because of the miscommunication between axmed cabdi godane and the xurufle boy abu mansuur.

hhhahahhaa

This is something Shirib should confirm :lol:

Re: Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo

Posted: Fri Jun 05, 2009 6:16 am
by AbduQadir
lool there is no isaaqs in xisbul islam ileen xisbul islam is more crazier then al shabab :lol: