Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

TAKBIR: xarakatul shabaabil khawarij are slaughterd!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

TAKBIR: xarakatul shabaabil khawarij are slaughterd!

Postby AhlulbaytSoldier » Sun Jul 12, 2009 6:29 am

Dowladda Islaamiga KMG ah ee Soomaaliya oo guulo waaweyn ka sheegatay dagaalkii saaka iyo meydadka Al Shabaab oo ay soo bandhigeen (Daawo sawirada)

Dagaalo xoogan iyo duqeymo ayaa saaka ka dhacay goobaha ay isku hor fadhiyeen ciidamada dowladda iyo kooxaha mucaarid iyadoo dagaal dagaaladaasina ay guulo waaweyn ka sheegatay dowladda federaalka KMG Soomaaliya.

Dagaalkan ayaa ka bilowday nawaaxiga hotelka Global illaa Baarfiyaat, waxaana wax ka yar saacad uu dagaalku u batay dhanka goobihii ay fadhiyeen kooxaha ka horjeeda dowladda iyadoo saacad kadibna ay la wareegeen ciidamada dowladda dhamaamba goobihii ay todobaadyadii ugu dambeeyey ku soo siqayeen mucaaridka.

Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Banaadir C/fitaax Ibraahim Shaawey ayaa u sheegay warbaahinta in ciidanka dowladdu ay saaka ku kala kaceen kooxihii ka soo horjeeday, isagoo xusay inuu haatan taagan yahay degaanka Galgalato oo ay bil ka hor soo galeen kooxaha mucaaridku, wuxuuna xusay in meydad badan oo ay ka carareen ay bilqanyihiin goobahaasi.

Sidoo kale, waxa uu xusay inay ka qabsadeen gaadiid dagaal iyo saanad isugu jirtay hub iyo Raashin fara badan ayna siiyeen shacabka ku dhaqan dagaanada dagaaladu ka soconayaan ee degmooyinka Kaaran, C/casiis iyo Shibis.

Dhanka kale, waxa uu qaar ka mid ah weriyeyaasha gudaha oo saaka gaaray goobaha dagaalada tusiyay Mr. Shaawey qaare ka mid ah meydadka dhalinyaro u dagaalameysay Al Shabaab oo iyagu ku lebisnaa Dareyska ay caanka ku yihiin ee Cagaaran, wuxuuna tibaaxay inay ku sii socon doonaan dhamaamba goobaha ay ku sugan yihiin tan iyo inta ay ka sifeyn doonaan dalka.

Today they were massacred like the people of Add and Thamud!

So, wherever you find them, kill them, for whoever kills them shall have reward on the Day of Resurrection.” (Bukhari volume 9, no.64)

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests