The late Somaliland President
Moderator: Moderators
The late Somaliland President
Last interview of Mohammed H.I. Egal
[youtube]At68LD7sLYE&feature=related[/youtube] 1
[youtube]6JIO4MsK9SI&feature=related[/youtube] 2
[youtube]3DuYaDhDR9I&feature=related[/youtube] 3
[youtube]At68LD7sLYE&feature=related[/youtube] 1
[youtube]6JIO4MsK9SI&feature=related[/youtube] 2
[youtube]3DuYaDhDR9I&feature=related[/youtube] 3
Re: The late Somaliland President
Ilaahey ha u naxaristo
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: The late Somaliland President
what a great leader Maxammad xaji iebrahien cigaal raximilahii 
- nomadicwarlord
- SomaliNet Super

- Posts: 5946
- Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
- Location: Ayaan Hirsi's guest room
Re: The late Somaliland President
Typical warlord, RIP
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: The late Somaliland President
nomadicwarlord wrote:Typical warlord, RIP
Based on what did he kill any one did he set isbaaros no he dident he made from nothing a nation
Re: The late Somaliland President
khalid ali wrote:nomadicwarlord wrote:Typical warlord, RIP
Based on what did he kill any one did he set isbaaros no he dident he made from nothing a nation![]()
He oversaw massacres in Woqooyi against any Darood and Gedobursi also. He aun and Tuur were both criminals, but everybody's attention was focussed on the South.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: The late Somaliland President
No they hold reconciliation deals abduraxmaan tuur he was the leader of Somaliland in 1991 he invited all the minority clans in Somaliland gadabuursii harti woqoyi ciise , and announced the republic of Somaliland with the snm constitution . The snm did not harm the local population of Somaliland from the minority clans, they only fought those who fought them, but never harmed innocent civilians. I am not talking about before 1991 but in 1991 and after the announcement of the rep of Somaliland when the took control of the entire country. Cigaal arrived in Somaliland in 1992.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: The late Somaliland President
What identity did he loose if i may ask?
Madaxweyne aan rabaa inaa noqdo, hanjabaad
baan wax ku heli meeshay dalkii dhigtay waad aragtaa
kuwa qabiil owgii kugu taageeray jaga doonkaaga oo
u dagaalamay iyagoo dhib u keensanaya shacabka ay ka
soo dhex dagaalamayaan oo xabadaha kasoo dhextuurayaaan
way arkaan iyaguna waxay u dagaalamayeen meeshay dhigtay.
Kuwa maanta indha-laaanta wali olaleynaya oo fikirkii ahaa
kala qaybi shacabka somaliyeed ee aad wadatay wali wata oo
hada soo koraya iyaguna way ka shaleyn oo iyagaa indhahooda
dan ugu arki meeshey ka tuurtaa.
PS: 3 tuulo ma wadan baa laga dhigi karaa?
hadii laga dhigana maxay dhaqaale haystaan oo
isku maamuli karaan?
Gaal gumesanjiray(somali oo dhan) xariiqin uu xariiqay
oo uu kugu kala qaybshay miyaad mooday in wadan
lagu noqon karo oo ku doodi karto inuu gaal kuu gartay
inaad kaligaa umada ka goi karto bari siduu doono
dhulka somalida wada ledahay ka yeesho?
Diidnay hadaa sidan kusii socotana dharbaaxsho
aadan iloowin mar dambe ayaa idinku dhicii ee
ka digtoonaada wadada aad ku socotaan.

khalid ali wrote:No they hold reconciliation deals abduraxmaan tuur he was the leader of Somaliland in 1991 he invited all the minority clans in Somaliland gadabuursii harti woqoyi ciise , and announced the republic of Somaliland with the snm constitution . The snm did not harm the local population of Somaliland from the minority clans, they only fought those who fought them, but never harmed innocent civilians. I am not talking about before 1991 but in 1991 and after the announcement of the rep of Somaliland when the took control of the entire country. Cigaal arrived in Somaliland in 1992.
Somalia Boqor gormad noqotay
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: The late Somaliland President
war hana habaariin

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: The late Somaliland President
dee weynu arki ta ugu danbaysa hanjabaad cantaynan oo arkay somaliland intay jiirtay from 1991 , ciid cadaw ku aha waligood wax kamay qaadiin adna waad oogtahay rabigiina wa ogyahayzingii wrote:What identity did he loose if i may ask?
Madaxweyne aan rabaa inaa noqdo, hanjabaad
baan wax ku heli meeshay dalkii dhigtay waad aragtaa
kuwa qabiil owgii kugu taageeray jaga doonkaaga oo
u dagaalamay iyagoo dhib u keensanaya shacabka ay ka
soo dhex dagaalamayaan oo xabadaha kasoo dhextuurayaaan
way arkaan iyaguna waxay u dagaalamayeen meeshay dhigtay.
Shacab ba ku soo doortay Borame madaxweynaha maxammad xaji iebrahien cigaal shirweyna loo qabtay ciidna uma hanjabiin beelaha ummada reer somaliland oo dhan aya codkooda siiye cuqaashooda salaadintooda garaadadooda ,xeer iyo dastuur bala dhigtay dimiqradiyad iyo hormar ina la ghaadho. mujaheediinta snm hadaf bay lahayeen oo ah wadanka ka xore faqashta wadanka ka taliya, tallada na shacabka siiya and thats what they did in 1993
kala qeybsiga ummada somaliyeed ma wax maanta bilaabmay baa mise wa wax bilaabmay 1977 markay dadka iyo dalka jabuutii xornimaa qaatten , kuwaas mala somali uma haysatiid Manu maxamad siyad bare odhan safiirkina keena xammar ana miid baan idiin soo diiraya somali kala qeybsigeeda halkasay ka bilaabmaatay .Kuwa maanta indha-laaanta wali olaleynaya oo fikirkii ahaa
kala qaybi shacabka somaliyeed ee aad wadatay wali wata oo
hada soo koraya iyaguna way ka shaleyn oo iyagaa indhahooda
dan ugu arki meeshey ka tuurtaa.
Ma waxaad imika na leedahay somaliland ba yar oo tuulo ah ka weyn eritrea ka weyn jordan ka weyn waddama aad oo farra baddan oo calaamka ku yaal waxay leegtay boqortooyada ingreeska marka imika ma waxad na leedahay boqortooyada ingreesku dawlad uma qalanto because wa tuuloPS: 3 tuulo ma wadan baa laga dhigi karaa?
hadii laga dhigana maxay dhaqaale haystaan oo
isku maamuli karaan?![]()
dhaqaalo barii iyo bad iyo wax soo saar inta ba way leeyihin xoolaha nool xoolaha badda ku nool kheyraadka dhulka ku aloosan inta ba way leedahay.
Gaalkan aad sheegeysiid wa ka maanta africa oo dhan kala haya wa ka siiye inay eritrea Ethiopia gaar ka noqotoo wa ka tanzania iyo kiiniyoa kala xaqiiriay xuduud wa tay ay maanta ku kala joogaan wa ka Djibouti iyo Somaliland xuduuda kala dhex dhigay ummad walaalo ah Somalinimadu hadaad muujiinaysiid wa inad mar walba waxay dadku ku badaadii karran tageerta imika somaliland reer somalilan way ku badbadeen jabuutii wa waxay ku badbadeen wa gaarkay isku taagtay caqli maha inaynu yidhahno wadan baaynu wadda noqonayna hoosta la iska necebyahay oo hadana dhiig baddan daatto dhicii mayso caqli na maha .Gaal gumesanjiray(somali oo dhan) xariiqin uu xariiqay
oo uu kugu kala qaybshay miyaad mooday in wadan
lagu noqon karo oo ku doodi karto inuu gaal kuu gartay
inaad kaligaa umada ka goi karto bari siduu doono
dhulka somalida wada ledahay ka yeesho?
Diidnay hadaa sidan kusii socotana dharbaaxsho
aadan iloowin mar dambe ayaa idinku dhicii ee
ka digtoonaada wadada aad ku socotaan.
Re: The late Somaliland President
Khalid
The guy sold somalis to ethiopia maxaa ka hadleysa? and he diead 2 months later. wadaadyaal buu ethiopia uu dhibaya asaga falfalxumada bilabay anaka waxba hana murmin
The guy sold somalis to ethiopia maxaa ka hadleysa? and he diead 2 months later. wadaadyaal buu ethiopia uu dhibaya asaga falfalxumada bilabay anaka waxba hana murmin
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: The late Somaliland President
Xamud. wrote:Khalid
The guy sold somalis to ethiopia maxaa ka hadleysa? and he diead 2 months later. wadaadyaal buu ethiopia uu dhibaya asaga falfalxumada bilabay anaka waxba hana murmin
Cigaal hargeysa ayuu ku xukumii jiiray argagaxiisada ka timada kilinka shanaad kabacdii na dalkay ka yimadeen ayuu ku celiiyaa Ethiopia , wadadku sharcigu somaliland manu qabban? wamaxay wadaadkan ka sereya dastuurka somaliland wala xidh xidhayga oo wala dhadhicinaya
his hon cigaal wu ku saxsana Siyaasadiisa Ilahay na ha oo naxariisto
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: The late Somaliland President
Khalid ali: sxb, ninkan Allah-Unaxaristo madaama u yahay shaqsi geeriyooday balse miyuusan ahayn ninkii saxiixay dhulka kenyatiga haysto maanta?
Warku siduu igu soo gaaray waxaan maqlay inuu ka dambeeyay arintaa iyada ah.
Warku siduu igu soo gaaray waxaan maqlay inuu ka dambeeyay arintaa iyada ah.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 4 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 0 Replies
- 651 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 13 Replies
- 1014 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 1 Replies
- 3553 Views
-
Last post by DONKEYMAN
-
- 0 Replies
- 330 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 2 Replies
- 978 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 64 Replies
- 70041 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 3 Replies
- 1511 Views
-
Last post by Chinaman
-
- 15 Replies
- 1217 Views
-
Last post by Siciid85