zingii wrote:Khalid ali: sxb, ninkan Allah-Unaxaristo madaama u yahay shaqsi geeriyooday balse miyuusan ahayn ninkii saxiixay dhulka kenyatiga haysto maanta?
Warku siduu igu soo gaaray waxaan maqlay inuu ka dambeeyay arintaa iyada ah.
No Maxammad xaji iebrahien cigaal wuxu rabbay in nfd gabigooda ba ay somalia ka miid noqotto ingreeska waga ku yidhi waxaad yeeshan kenyaatii ooh somalida 3 gobol ka siiya lixda gobol eeh nfd eega waxay yidhaheen Maxammad xaji iebrahein cigaal ileen nin wax garad ah ayu ah wuxu yidhi lixda gobol marka waxaad na leedihin 3 kamiid ah uun bay somalida yeelan karta , Maxammad xajie iebrahien cigaal wuxu yidhi waxan xabashiida ka diiday ka yeeli mayo kenyaatiiga nfd halkasay ku baxday he wanted to bring it back using Diplomacy , and he is right ma sadex gobol uun buu ka qaatta, all of somaliweyn or nothing was the somali slogan in 1960.
Maxammad xajie iebrahien cigaal at the white house when somalia was somalia





