Galkacyo: israsaaseyn dhimasho iyo dhaawac gaysatay oo ka dhacday Magaalada Galkacyo
Dhimashada halkaan ruux iyo dhaawaca labadan kale ayaa imanayaysa kadib markii ay kooxo maleeshiyaad ah ay rasaas isku waydaar sadeen Magaalada galkacyo gaare haana dhinaca koon fureed ee magaalada.
israsaaseentan au dhaxaysay labadan dhinac ayaa timid kadib markii ismaandhaaf uu soo kala dhex galay maleeshiyaadkaan oo ku sugnaa Hotell Ambasetor oo lagu waday in u ka dhaco shir lagu heshiisiinayay beelo ku dagaalamay Koonfurta magaalada galkacyo
Israsaaseenta ayaa hakad galisay isu socodkadadka dadka iyo gaadiidka Mudo kooban, Waxaana dadkii ku dhaawacmay la dhigay isbitaalka wayn ee koonfurta magaalada galkacyo
Dad goobjooga yal ah ayaa ku soo waramaya in labada maleeshiyo ee maanta dirirtu dhax martay ay kata taabacsanaayeen Gudoomiya ku xigeenka 1-aad ee baarlamaaka gal mudug garabka uu hogaamiyo Caalin Abshir Diini Cwaalle iyo mid kamid aha horjooga yaasha maleeshiyaadkaasi oo lagu maga caabo Afgub.
Dhinaca koon fureed ee magaalada ayaa waxaa kajira laba maamul oo iskhilaafsan kuwaasi oo midwalba uu sheegayo in asagu yahay madaxwaynaha maamulka Galmudug
C/qaadir Axmed Jimcaalle
E-mail: keeyse20@hotmail.com
Radiolaascaanood1.com
Rlaascaanood1@yahoo.com
Barnaamijyo Xiiso Badan Hoos Kudhufo




