Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby CoolPoisons » Thu Oct 01, 2009 4:06 am

Warar dheeri ah ayaa wali ka soo baxaya dagaal faraha looga gubtay oo waabarigii saaka ka qarxay magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose, kaasoo ilaa muddo 5-saacadood oo xiriir socda.

Xoogag kala taabacsan Alshabaab iyo Xisbul Islaam ayaa ku loolamaya gacan ku heynta magaalada Kheyraadka badan leh ee Kismaayo oo maalmahan ay isku hayeen maamulkeeda.

Sida ay sheegayaan wararka aanu ka heleyno dagaalka ayaa ah mid wali ay ku gacan sareeyaan Xoogaga Alshabaab oo inta badan qabsaday Magaalada, waxaana dagaalka uu ka socdaa hal jiho oo magaalada ka mid ah.

Ciidamada uu wato Sheekh Axmed Islaan ayaa dagaalka ku keli-noqday kadib markii ay uga baxeen dhinacyadii kale ee la safnaa, kuwaasoo markii uu dagaalka qaraaraaday Magaalada isaga baxay.

Dagaalka ayaa hada u dhaxeeya Ciidamada Axmed Islaan oo loo yaqaan Axmed Madoobe iyo kuwa Alshabaab ee magaalada doonaya inay awood ku qabsadaan, kadib markii ay wax xal ku imaan weyday wada hadaladii socotay.

Maleeshiyaadkii daacada u ahaa Sheekh Xasan Turki ee ka tirsanaa Mucaskarka Raaskambooni ayaa la sheegay inay dagaalka uga baxeen Axmed Madoobe oo ay isku fikir ka ahaayeen arrinta Kismaayo.

Wariyeyaasha ku sugan Kismaayo ayaa soo sheegaya in Shabaab dagaalka guulo badan ka soo hoysay, inkastoo aanu si rasmi dagaalka u soo afjarmin hase ahaatee la filayo in goor dhow lagu kala baxo.


Dagaalka ayaa ka socda dhinaca waqooyi ee magaalada gaar ahaa Xaafadaha Calanley, VIA Afmadow, K2, iyo Aargada.

Qaar ka mid ah Ciidamada Axmed Islaan ayaa isu dhiibay Shabaabka, kadib markii lagu hareereeyay dhismo ay difaac kaga jireen, waxaana jira gurmadyo u sahlay Alshabaab in magaalada qeybo badan ka qabsadaan kuwaasoo ka yimid deegaanada Jamaame iyo Jilib.

Ilaa iyo hada ma cada qasaaraha rasmiga ee dagaalku sababay ha yeeshee labada dhinac ayaa waxaa jira dhimasho iyo dhaawac oo kala gaartay taasoo la heyn tiro rasmi ah.

Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=1434

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby Rightwing » Thu Oct 01, 2009 4:11 am

Madoobe miyaanu ahayn kii parliament haystay? mise waa wonnabe new warlord who were arabized by sheikh Aways?

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby zingii » Thu Oct 01, 2009 4:17 am

:lol: :lol: :lol:

Its another madoobe with beard and abit lighter and maybe older/taller. :mrgreen:

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby Rightwing » Thu Oct 01, 2009 4:24 am

zingii wrote::lol: :lol: :lol:

Its another madoobe with beard and abit lighter and maybe older/taller. :mrgreen:




My Gog they produce lot of warlords. Religious warlords and their followers are worse than the previous warlords.

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby zingii » Thu Oct 01, 2009 4:26 am

^^^I think this one is OG. :mrgreen:

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby Rightwing » Thu Oct 01, 2009 4:27 am

zingii wrote:^^^I think this one is OG. :mrgreen:




Turki mee iyo raskanbooni?

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby Faranacab » Thu Oct 01, 2009 4:33 am

Rightwing,

Ma saaas ayaad u danbaysaa :D

This Coolpoison guy is doing a Cyber jihad against his Og cauisins. He is thinking that this fitna war will benifit his Mareehaan kinsmen if Madoobe losses, he doesn't know the depth of this war.

Madoobe uun buu ku khalkhalay :lol: :lol:

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby zingii » Thu Oct 01, 2009 4:34 am

^^^ Maybe Turki doesn't want to be seen as a clanist so it's my guess he chose to stay away from this untill the whole thing switches to clan war where you will have all clans competing like ( M-R, MJ, OG, D-block, etc) then maybe thats when he can come out and play his clan card if he wishes so but now i dont think hes gonna do it but i could be wrong though.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby CoolPoisons » Thu Oct 01, 2009 4:35 am

zingii meesha waa ku xaartay

if U dont know shiid dont talk

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby Faranacab » Thu Oct 01, 2009 4:44 am

This war is between Hisbul Islam & Alshabaab. And it will go beyond Kismaayo. Expect a war from Luuq, Shabeelada hoose and all areas that the two factions are staioned.

If todays war doesn't stop then expect Turki to come in to the game and teach some lessons those little boys.

By the way, if it is true that only Madoobe is fighting then he is doing pretty well . The war lugeed says he has controlled xaruntii taliska ee ciidamada Alshabaab, xaruntii degmada iyo dekada. He has captures a white man , and baabuur Zuu ah. Madoobe is an expert not the good runner Bare Huraaale.

However, still the war is going. All its expected is that it will spread through the most of the regions. It is more like political war.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby Rightwing » Thu Oct 01, 2009 12:46 pm

Faranacab wrote:Rightwing,

Ma saaas ayaad u danbaysaa :D

This Coolpoison guy is doing a Cyber jihad against his Og cauisins. He is thinking that this fitna war will benifit his Mareehaan kinsmen if Madoobe losses, he doesn't know the depth of this war.

Madoobe uun buu ku khalkhalay :lol: :lol:






Maxaanu ka garanaynaa maalin walba they produce new Religious warlords :down:

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby zingii » Thu Oct 01, 2009 9:02 pm

CoolPoisons wrote:zingii meesha waa ku xaartay

if U dont know shiid dont talk


War meesha way yara dhiiqowday oo waxay
arintii dhan isku badashay ( maybe ).

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Axmed Madobe oo dagaalka ku keli-noqday

Postby Faranacab » Fri Oct 02, 2009 6:05 pm

Meesha haddey si fiicaan u dhiiqoobi doontaa :

Dhac iyo Boob kadib Alshabaab oo Maleeshiyaad Beeleedkii ka qaybgalay dagaalkii Kismaayo hubkii ka dhigey

KN:Maleeshiyaad beeleedkii ka garab dagaalamayay ururka Alshabaab ayaa la bilaabay in hubka laga maanta kadib markii ay maleeshayadaasi ku kaceen dhac iyo boob ay u gaysteen dad gaar ah oo dagganaa magaalada Kismaayo.

Ururka Alshabaab ayaa maanta isugu yeedhey maleeshiyaad beeleedkii ka qaybgalay dagaalka ayna usheegeen inuu jiro shir dagdag ah oo arimo muhiim ah looga hadlayo. Markii ay yimaaddeen goobtii ayaa dhamaan loo qaybiyey lacag gaadheysa $50 lana amrey iney hubka iska dhigaan isla markaana amrey iney soo celiyaan waxii hub ah ee loo qaybiyey.

Arintan ayaa timid kadib markii maleeshiyaad beeleedkani ay ku kaceen boob iyo dhac ay u geysanayaan cidwalba oo ay u gartaan beelaha qaar ama waxii culimo ah oo aan taageersaneyn xarakada Alshabaab.

Xarakada Alshabaab ayaa iyadu si ula kac ah hub ugu qaybisey maleeshiyaad beeleed si ay uga caawiyaan weerarkii ay ku qaadeen walaalahii hore ee Xisbul Islaam taasoo keentey in Xisbul Islaam laga saaro magaalada Kismaayo.

Xidhiidhka udhaxeeyay labada Xarako ayaa maraya meeshii ugu xumeyd abid iyadoo gacan fudeydka Alshabaab uusan ku simeyninba in wax wada hadal iyo waanwaan ah la isugu yimaaddo ayna ku socoto ninkii roon reerka ha uhadho.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: mahoka and 35 guests