Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby CoolPoisons » Thu Oct 01, 2009 4:48 am

whats with Ogaden and their fear for Talhe :lol: :lol:

Ninka dagaalada hogaaminaya in Kismayo for Shabab waa Talhe and now they say another Talhe taliye joined the fight from Xagar

Waxaa iyana naloo xaqiijiyay in malayshiyaadka aan wararkanagii hore kusoo qaadnay oon sheegnay inay kasoo kicitimeen Gedo uu wato sargaal aad looga yaqaano dagaanka Waamo kuna caan baxay xasuuq shacab kaas oo lagu magacaabo Cabaas. Cabaas ayaa ka mid ahaa ciidankii dowladaii hore ee 1988kii dhibaatada ka gaystay dagaanka Waamo.

Sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa saraakiishii la socotay Barre Hiiraale ee laga qabsaday magaalada Kismaayo, isagoo markii danbana sheegay inuu ku biiray Shabaab isla markaana ubixiyeen magaca SAYFUL-ISLAAM. Ma aha Cabaas oo kaliya saraakiisha iyo malayshiyaadka horaan danbiilayaasha ahaa ee shabaabku shaadhka u badaleen si ay uga garab dagaalamaan, iyadoo gudoomiyaha shabaabka u magacaabeen dagmada Jilib uu ahaa taliye ku xigeenkii Hiiraale markuu maamulayay kismaayo.

http://somalitimes.net/news.php?readmore=215

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby Xamud. » Thu Oct 01, 2009 4:51 am

CoolPoisons wrote:Waxaa iyana naloo xaqiijiyay in malayshiyaadka aan wararkanagii hore kusoo qaadnay oon sheegnay inay kasoo kicitimeen Gedo uu wato sargaal aad looga yaqaano dagaanka Waamo kuna caan baxay xasuuq shacab kaas oo lagu magacaabo Cabaas. Cabaas ayaa ka mid ahaa ciidankii dowladaii hore ee 1988kii dhibaatada ka gaystay dagaanka Waamo.

Gacankudhiglee :down:

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby CoolPoisons » Thu Oct 01, 2009 4:54 am

Xamud. wrote:
CoolPoisons wrote:Waxaa iyana naloo xaqiijiyay in malayshiyaadka aan wararkanagii hore kusoo qaadnay oon sheegnay inay kasoo kicitimeen Gedo uu wato sargaal aad looga yaqaano dagaanka Waamo kuna caan baxay xasuuq shacab kaas oo lagu magacaabo Cabaas. Cabaas ayaa ka mid ahaa ciidankii dowladaii hore ee 1988kii dhibaatada ka gaystay dagaanka Waamo.

Gacankudhiglee :down:

^^ ma doqon baa tahay. Waxaas waa dayaacad Ogaden. Everyone knows that. Abas waxna ma galabsan. He's Rer Wamo

Warya Xamud now i know how U work. U believe everything that U read

if I wrote Ogaden oo xasuuqay 100000 shacab in 1981 would U believe it?

war ninyaho caqligaaga ka shaqee
Last edited by CoolPoisons on Thu Oct 01, 2009 4:57 am, edited 1 time in total.

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby zingii » Thu Oct 01, 2009 4:56 am

Dagaalka wuxuu iskugu duba ridmay sidii baasto faanto lagu qooyay, qamiirna korka looga daray.

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby oldenglish » Thu Oct 01, 2009 4:56 am

No one cares about Ogaden/Ogadenia. The reality is they are fleeing from JigJiga and settling in Badhan. Xoolo Miskin :down:

Hinda_Haldha
Posts: 180
Joined: Thu Apr 20, 2006 3:19 pm

Re: Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby Hinda_Haldha » Thu Oct 01, 2009 5:00 am

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby Xamud. » Thu Oct 01, 2009 5:02 am

zingii wrote:Dagaalka wuxuu iskugu duba ridmay sidii baasto faanto lagu qooyay, qamiirna korka looga daray.

:lol: :lol: :lol: waa dagaal wareersan :arrow:

Cool
Dee adigii ba so qoray waxas qof kale haadu ahan laha maan rumeysan lahayn laakin adiga oo isku sheego abaandulaha beesha Sade oo Somalinet ba so qoray waxas.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby CoolPoisons » Thu Oct 01, 2009 5:06 am

Xamud. wrote:
zingii wrote:Dagaalka wuxuu iskugu duba ridmay sidii baasto faanto lagu qooyay, qamiirna korka looga daray.

:lol: :lol: :lol: waa dagaal wareersan :arrow:

Cool
Dee adigii ba so qoray waxas qof kale haadu ahan laha maan rumeysan lahayn laakin adiga oo isku sheego abaandulaha beesha Sade oo Somalinet ba so qoray waxas.

^^ war ani ma so qorin. Wararka websiteku ku yaala

i was laughing at waxay so qoreen

why did I say "ogaden losing it" mise literal ayee u qaadatay

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby Murax » Thu Oct 01, 2009 9:52 am

CoolPoisons wrote:whats with Ogaden and their fear for Talhe :lol: :lol:

Ninka dagaalada hogaaminaya in Kismayo for Shabab waa Talhe and now they say another Talhe taliye joined the fight from Xagar

Waxaa iyana naloo xaqiijiyay in malayshiyaadka aan wararkanagii hore kusoo qaadnay oon sheegnay inay kasoo kicitimeen Gedo uu wato sargaal aad looga yaqaano dagaanka Waamo kuna caan baxay xasuuq shacab kaas oo lagu magacaabo Cabaas. Cabaas ayaa ka mid ahaa ciidankii dowladaii hore ee 1988kii dhibaatada ka gaystay dagaanka Waamo.

Sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa saraakiishii la socotay Barre Hiiraale ee laga qabsaday magaalada Kismaayo, isagoo markii danbana sheegay inuu ku biiray Shabaab isla markaana ubixiyeen magaca SAYFUL-ISLAAM. Ma aha Cabaas oo kaliya saraakiisha iyo malayshiyaadka horaan danbiilayaasha ahaa ee shabaabku shaadhka u badaleen si ay uga garab dagaalamaan, iyadoo gudoomiyaha shabaabka u magacaabeen dagmada Jilib uu ahaa taliye ku xigeenkii Hiiraale markuu maamulayay kismaayo.

http://somalitimes.net/news.php?readmore=215

LOOOOOOOOOOOOOOOL at 'Sayful Islaam" :lol:

S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby S-D-M » Thu Oct 01, 2009 10:37 am

Waa dad wala sumeysan waxa dagalamayo......Let them finish each other

User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: Ogaden losing it. They say Abas is in the fight

Postby BaasAbuur » Thu Oct 01, 2009 10:45 am

Coolpoison, if some moron from your clan writes a ridiculous on some unknown website, it does not mean your entire clan is losing it. Some people are a little too emotional due to higher levels of estrogen in their body. Can't blame everyone for their actions.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 9 guests