Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The war in kismayo Continues.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

The war in kismayo Continues.

Postby The_Emperior5 » Sun Oct 04, 2009 12:34 pm

Dagaal u dhaxeeya dhinacyadii ku dagaallamay Magaalada Kismaayo oo caawa maqribtii kaddib ka qarxay galbeedka Magaaladaas

Axad, October 04, 2009(HOL): Dagaalkan oo u dhexeeya Maamulka Walaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka iyo ciidamo uu horkacayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka tirsan ururka Xizbul Islaam ayaa fiidnimadii caawa waxa uu ka bilowday tuulada Fardhulbahante oo 50km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Wararka aynu ka heleyno tuulada Fardhulbahante ayaa xaqiijinaya in dagaalku uu bilowday Salaaddii maqrib kaddib iyadoona ay dadka ku dhaqan tuuladaasi noo xaqiijiyeen in labada dhinac ay isu adeegsanayeen hubka noocyadiisa kala duwan, lamana oga qasaaraha ka dhashay dagaalka maadaama uu dagaalku weli socdo.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxa deegaannada ku yaal galbeedka iyo waqooyiga magaalada Kismayo isku horfadhiyay ciidamada Xarakada Alshabaab iyo kuwo uu horkacayay Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe), waxaana la dareemayay diyaar garow aad u xooggan oo ay sameynayeen labada dhinac oo isku haya Maamulka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.

Dagaalka caawa ka biloowday tuulada Fardhulbahante ayaa ku soo beegmaya xilli deegaanka Buulogaduud oo 30km dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ay isku horfadhiyaan ciidamada Xarakada Alshabaab iyo kuwo uu horkacayo Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) oo laba maalin ka hor laga saaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Xasan Nuur, Hiiraan Online
hnur@hiiraan.com
Kismaayo, Soomaaliy

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The war in kismayo Continues.

Postby The_Emperior5 » Sun Oct 04, 2009 12:37 pm

Kismaayo: Xaaladihii ugu dambeeyey ee magaalada Kismaayo.
4. oktober 2009

APL
Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email


--------------------------------------------------------------------------------

Print This Article | Daabaco warkaan



Kismaayo(AllPuntland)- Dagaalo qaraar ayaa ka dhacay deegaano aan wax badan ka fogeyn gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose, dagaaladan ayaa geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaaladan ayaa udhaxeeya dhinacyada Al- Shabaab iyo Xisbul Islaam oo maalmihii ugu dambeeyey ku dagaalamayay gudaha magaalada Kismaayo, dagaalada ayaa ilaa hada joogsaday, waxaana jirta cabsi laga qabo dagaalada oo markale dib uga bilowda deegaanada ay maanta isku fara-sareen dhinacyada.

Al- Shabaab oo gacanta ku heysa magaalada Kismaayo ayaa sheegatay in lugu soo qaaday dagaaladan, balse wararka ayaa sheegaya in aysan dhinacyadu kala awood yareyn, markii labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay qolo walba waday abaabul dagaal oo xoog leh.

" Dagaalada ayaa hada dhacay, waxaa dhinacyada kala gaaray dhimasho iyo dhaawac xoog leh, hada Al- Shabaab ayaa magaalada geeyey dhaawacyo kaga soo dhaawacmay goobaha dagaalada" Ayuu yiri mid ka mid ah dhinacyada caafimaadka ee magaalada Kismaayo.

Saraakiisha Xisbul Islaam ayaa usheegay APL in ay qabsadeen deegaankii lugu dagaalamay oo ahaa deegaanka loo yaqaano, Birta Dheer, isla markaasna ay hada doonayaan in ay qabsadaan magaalada Kismaayo.

Dadweynaha magaalada Kismaayo ayaa ka walaacsan xaaladaha rasmiga ah ee ka taagan gudaha magaalada, waxa ayna dadweynuhu aad uga walaacsan yihiin dagaalada oo saameyn weyn ku yeesha xaaladaha magaalada.

Kismaayo mudooyinkii ugu dambeeyey, waxaa ka jiray xaalado dagaal, waxaana dagaalada ay noqdeen kuwa si toos ah saameyn ugu yeeshay Siyaasada Ururada ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

F. C. Maxamed
AllPuntland

User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Ducaysane_87 » Sun Oct 04, 2009 12:42 pm

Image

:mrgreen:

User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Twisted_Logic » Sun Oct 04, 2009 12:47 pm

:lol: :lol: :lol:

How many dead..how many wounded :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The war in kismayo Continues.

Postby The_Emperior5 » Sun Oct 04, 2009 12:48 pm

Ducaysane Koobabkii ino soo qaad :lol: :lol: :lol:

Twisted loooooooooooooolz
affar ba dhintay dhowr na wa dhawaaac :mrgreen:

User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33829
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: The war in kismayo Continues.

Postby FAH1223 » Sun Oct 04, 2009 12:50 pm

This is focked up, you all are wishing for innocent people to die

User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Twisted_Logic » Sun Oct 04, 2009 12:52 pm

FAH1223 wrote:This is focked up, you all are wishing for innocent people to die


No man. They are all terrorists :lol:

User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Twisted_Logic » Sun Oct 04, 2009 12:53 pm

The_Emperior5 wrote:Ducaysane Koobabkii ino soo qaad :lol: :lol: :lol:

Twisted loooooooooooooolz
affar ba dhintay dhowr na wa dhawaaac :mrgreen:


Dooroyinka should man-up and show me a causality rate of 200. The 25 canoole should be the first to die-out :lol:

User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Ducaysane_87 » Sun Oct 04, 2009 12:57 pm

lets all raise a glass of wine "Oh Lord May the Terrorist's kill each other like no other day "

:mrgreen:

Image

User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Ducaysane_87 » Sun Oct 04, 2009 1:03 pm

FAH1223 wrote:This is focked up, you all are wishing for innocent people to die


Fah they are Terrorist they derserve whatever they get

User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Ducaysane_87 » Sun Oct 04, 2009 1:07 pm

Twisted_Logic wrote::lol: :lol: :lol:

How many dead..how many wounded :lol:





- 40 dead , 20 wounded










Terrorists of course :mrgreen: :lol:

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Babygirl- » Sun Oct 04, 2009 1:15 pm

Fah Daad beey Cuqdaad lafaha kaa gashaay, when they say you betrayed your people this is what they mean.

User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Twisted_Logic » Sun Oct 04, 2009 1:19 pm

Babygirl- wrote:Fah Daad beey Cuqdaad lafaha kaa gashaay, when they say you betrayed your people this is what they mean.


How come you can be proud daroodist but FAH can't be proud of his Hawiye roots :lol:

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Babygirl- » Sun Oct 04, 2009 1:21 pm

Fah is Hawiye & he can be proud of it & his Somalinimo! but he doesn't have to be happy at other Somalis suffering or Warlords or Mooryanism or Isbaaro.

Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: The war in kismayo Continues.

Postby Addoow » Sun Oct 04, 2009 1:21 pm

Twisted_Logic wrote::lol: :lol: :lol:

How many dead..how many wounded :lol:



Subxanalah,I find it hard to believe you are giggling because of somalis killing eachother?? war nin weyn baa tahaye sidaan isku dhaan.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: kaliil and 16 guests