Moderator: Moderators



SahanGalbeed wrote:Horta Ilaahey runtu jecelyahay .
Tuug xunoo hantidi ummada dhacay oo dhulkiisi ka soo baxsaday wixii sheikh ku sheega , diinta ayuu meel kaga dhacaya.
Midda labaad na waxa weeye , munaafaqaadka waxan Isaaq ah e halkan soo gala ay ka wadaan , arrin aad iyo aad u foolxun weeye , Ilaahey na aynu ka baryay na haddaan anigu nin Isaaq ah ahay , inaanu inagu qabsan .


Voltage wrote:Emperior what ina Baxar means is since when did you post Koonfur news hadana you post more about Al Shabaab with Sh Godane twist to it than Hutuking.

Murax wrote:Emperior Has a buufis, but the funny thing is the Godani or Seelaci Guys are nothing but maqaarsaars they mean nothing. There just convenient because as figureheads as Issaqs have nothing in the South and everybody sees them as "neutral"

Murax wrote:Emperior Has a buufis, but the funny thing is the Godani or Seelaci Guys are nothing but maqaarsaars they mean nothing. There just convenient because as figureheads as Issaqs have nothing in the South and everybody sees them as "neutral"




SahanGalbeed wrote:War niyow horta sii fiican u akhriso waxan soo qorayo.
1/ Ta ugu horreysa horta waxa weeye , Isaaqa aan halkan ku haysto ADIGA iyo dhwor ka naanaab e meeshan duufka is marmarsha baa ka mid ah .
2/ Ta labaad na waxa weeye , aduun kuu gaar ah baad halkan ka samaystay .
Wax waliba sidey aynu caruur shalay dhalatay ahayn baad rabta inaad inoo kala macnayso .
Af carabi iyo af somali LABADA ba sheikh ninkii dinta ku dhaqma baa lagu sheega.
Inadeerow anigu talo aan ku siiyo , meeshan waad ku wareertay e ka yara fasax qaado .
Godane na dhuxule weeye , oo waxa alle iyo waxay dhaxlay haddey xukun noqoto aynaan jirin , diinta islanka na maalinta lacagtii uu baangiga wajaale ku yaal u ka xaday , soo cesho ,baynu ku tirin .
Ka kala fadhiista meesha waad inagu ceebaysayn e .



SahanGalbeed wrote:Dad gamta iska siinaya , oo somali iyo islaan ku la ah baad adiga iyo jaanjaanki kale ciyaar ka dhigaynaysaan ,ood "cheers iyo let's drink to this " iyo hadal cantayn noocaas ah ku haysaan xaaran weeye waxaasi niyow , miyaanad Ilaah ka baqin ??!
Waxaan kugu haysta anigu , sow tolka ma ihi ?
Ceebtaadu sow ceeb isoo hoyatey aniga uun ma'aha ?
Inaga kala daaya nimanyow .



Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 32 guests