Page 4 of 4
Re: Col. Cabaas Talxe "Seeyful Islaam" oo horkacaya ciidamada Al
Posted: Sun Oct 18, 2009 12:49 am
by zingii
^^^^^ You have bigger fish to fry my cagdheer friend so stick to that and forget about the KISTA for now.
INJIRLEEYDA ka soo adkow marka hore kadibna KISTA ka walwal.
Thats just an advice my CANOBOORE drinking friend.
Re: Col. Cabaas Talxe "Seeyful Islaam" oo horkacaya ciidamada Al
Posted: Sun Oct 18, 2009 12:55 am
by zingii
Kuush:
jambalkii laguu tuuraba ma iskaga dhacaysaa, ninkan emperior la yiraa sheekadiisa waan fahansanahay ee wuxuu ku istareexo oo uu ku seexdo ayaan maqashiinayaa ee ninyahow JAMBALADA iska ilaali hada kadambe.
Re: Col. Cabaas Talxe "Seeyful Islaam" oo horkacaya ciidamada Al
Posted: Sun Oct 18, 2009 9:54 am
by The_Emperior5
Zinji tolka Beesha absame waxay rabba inay ka xoreyaan alshabaab adna waxa la soo tagantahay colaad cuqdad iyo ciil aad uu qabtiid wax berii hore dhacay, danta guud manaad arkayn ma waxaad rabta inad waliga alshabaab ku haystaan Mise waxaad rabta inad xorowdiid. Anigu labaaadasan mar mar is weydiyaa.