Major military movements in Sool and Buuhoodleh
Posted: Wed Oct 21, 2009 5:44 am
Mahad Canbaashe Iyo Malayshiyo Uu Wato Oo Duulaanku Ah Gobolka Cayn.
Written by Jidbaale.com
Wednesday, 21 October 2009 10:53
Dhabansaar(Jidbaale.com):-Wararka aanu ha helayno deegaanka dhanbansaar oo waqooyi kaga began magaalada Laascaanood ayaa waxa ay sheegayaan in ay halkaas ku sugan yihiin malayshiyo uu wato ninka lagu magacaabo Mahad Canbaashe oo mudooyinkii ugu danbaysay Horgal daacad ah u ahaa malayshiyada Hargeysa.
Mahad Canbaashe ayaa lagu sheegay hawshan uu wado mid ay iska kaashanayaan isaga iyo Horgal Ibrahim Caydiid Dhabdhable kaas oo ku wajahan gobolka Cayn iyo nawaaxigiisa, waxaana arrimahani ka danbeeyeen markii dhawaan magaalada Nairobi loogaga dhawaaqay Hogaan ay yeelanayaan beelaha Dhulbahante kaas oo ay doonayaan in ay deegaankooda kaga sifeeyeen malayshiyada Hargeysa iyo wixii ay iska soo horaysiiyaanba.
Mahad Canbaashe ayaa ahaa ninkii hore gacanta ugu galiyey Malayshiyada Hargeysa Col. Dayr Cabdi Iska Toos, markii ay weerar kuq aadeen ciidamo deegaanka u dhashay oo ku sugnaa halkaasi.
jidbaale.com jidbaale.com@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it