Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Xamud. » Fri Oct 30, 2009 4:00 pm

Hogaamiyaal katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa maanta Khodbado Siyaasadeed oo kulul ka jeediyay Mudaaharaadyo ay u jeediyeen Shacab Soomaaliyeed oo ku dhaqan gobalada Koonfureed ee dalka Somalia.

Markii ugu horaysay ku dhawaad 10 Bilood waxaa Codkiisa lamaqlay Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur Afhayeenkii hore ee Xarakada Al Shabaab wuxuuna shacabka magaalada Baydhabo u sheegay in ay diyaariyeen Ciidan xoogan oo furan doono magaalada Qudus oo ay Yahuudu gumaysato.

Abuu Mansuur wuxuu Khodbadiisa ku sheegay in ay Nolosha ku tooga doonaan Ciddii ay ku helaan baasaboorada Mareykanka, Yahuuda iyo wadamada kale ee reer Galbeedka ” waan soo socanaa reer Falastiin nasoo dhaweeya waan idin xoray doonaa, waxaan qarxinaynaa safaaradaha Mareykanka iyo Yahuuda wax walba waan u gaysanaynaa kuwa Gowracaya caruurta iyo Haweenka Filasdiin” ayuu yiri Abuu Manasuur.

Garoonka Kubadda Cagta Baydhabo ee Dr. Ayuub waxaa isugusoo baxay Kumanaan reer Baydhabo ah oo Hadalo ka dhegaysanayay shaqsiyaad Mareykanka ugu jiro Liiska Argagaxisada.

Sarkaal la sheegay in uu yahay Taliye Ciidan cusub oo Shabaab ugu magac dartay
” Guutada Qudus” ayaa isna goobta ka jeediyay ayaa sheegay in ay Ciidan u dirayaan Filasdiin islamarkaana ay heleen meelihii ay u mari lahaayeen.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Sheykh Cali Gaab :lol: :lol: ayaa ku Khodbeeyay Erayadan ” waan soo socanaa walaalaha Filasdiin, waxaan furanay Kaaraan iyo C/casiis si aan uga gudubsano Ciidanka aan u dirayno Qudus ogaada idinkuguma socono Carabnimo waxaan idinkugu soconaa Islaamnimo” Cali Gaab.

Dhamaan Saraakiishii Shabaab ee Khodbadaha ka jeediyay Baydhabo,Kismaayo,Muqdisho,Marka ,Jowhar waxay hadaladooda ku bilaabayeen
” waan soo soconaa”.

Hadal ka duwan Goodinta Yahuuda oo u goodinayay Somaliland iyo Puntland waxaa jeediyay Sheekh Suldaan Aala Muxamed oo ah Madaxa dacwada Wilaayada Islaamiga Al Shabaab u qaabilsan Shabeelaha Hoose.

Suldaanka ayaa sheegay in ay u socdaan maamulka Puntland Somaliland iyo Jabuuti oo uu sheegay in ay ka jiraan maamul aan Islaami ahayn sida uu hadalka u dhigay ” Haloo sheego Puntland waan soo soconaa, Haloo sheego Somaliland waan soo soconaa, Jabuti haloo sheego waan soo soconaa” ayuu ku Khodbaynayay Sarkaalkan Shabaab u hadlay.

Sanad ka hor ayay Kooxo aan lagaran Weeraro isqarxin ah ku qaadeen magaalooyinka Boosaaso iyo Hargaysa oo kamid ah meelaha Nabadoon ee Somalia lamana oga sida uu xaal noqon doono maadaama ay Shabaab u Goodisay Maamuladaasi ka Nabdoon Somalia inteeda kale.

Waa markii ugu horaysay oo ay Xarakada Al Shabaab sheegto in ay Weerar ku tahay Somaliland Puntland iyo Dowladda jabuuti.

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Xamud. » Fri Oct 30, 2009 4:02 pm

These guys are idiots :down: instead of worrying about the middle east they should worry about the civilians they are killing day in day out

Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Cumar-Labasuul » Fri Oct 30, 2009 4:03 pm

:lol: @ sheikh cali gaab
as for abu mansur, riyaale aint getting off that seat no matter what :lol:

Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Dhaga Bacayl » Fri Oct 30, 2009 4:03 pm

Bal horta Xamar so dhaaf markaasaynu wada hadliye.

Djibouti kulahaa..... :lol: Miyay Alaska uun ku adkaystaan intay Somaliland iyo Djibouti u hanjabayaan.,

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Xamud. » Fri Oct 30, 2009 4:10 pm

They think that they can just parade in everywhere with out any resistance :lol: they are in for a rude ride.

Nimankan waxan lo dirsan bay iska galan, bal Somaliland,Puntland iyo Jabuuti maxaa ka yalo? kuway haada la joogan oo ay haystan baa rabiin oo la dagalamayo markas beey kuwa hor leh xaydxaydanayan :down: war wuxu indhoadka.

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby GENERAL_SNM » Fri Oct 30, 2009 4:11 pm

These guy's are funny, walle even Faisal waraabe becomes a reasonable chap with his statements when compared to Al-shabab.. :mrgreen:

My man biggie said it in his ten crack commandments: ''Number two: never let em know your next move
Don't you know Bad Boys move in silence or violence''

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Voltage » Fri Oct 30, 2009 4:12 pm

oo u goodinayay Somaliland iyo Puntland waxaa jeediyay Sheekh Suldaan Aala Muxamed oo ah Madaxa dacwada Wilaayada Islaamiga Al Shabaab u qaabilsan Shabeelaha Hoose.

Suldaanka ayaa sheegay in ay u socdaan maamulka Puntland Somaliland iyo Jabuuti oo uu sheegay in ay ka jiraan maamul aan Islaami ahayn sida uu hadalka u dhigay ” Haloo sheego Puntland waan soo soconaa, Haloo sheego Somaliland waan soo soconaa, Jabuti haloo sheego waan soo soconaa” ayuu ku Khodbaynayay Sarkaalkan Shabaab u hadlay.

Sanad ka hor ayay Kooxo aan lagaran Weeraro isqarxin ah ku qaadeen magaalooyinka Boosaaso iyo Hargaysa oo kamid ah meelaha Nabadoon ee Somalia lamana oga sida uu

Waa Majeerteen, the Shabaab governor of Lower Shabelle. Puntland diyaar miyuu u noqday? :lol:

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Xamud. » Fri Oct 30, 2009 4:16 pm

GENERAL_SNM wrote:My man biggie said it in his ten crack commandments: ''Number two: never let em know your next move
Don't you know Bad Boys move in silence or violence''

Word :up: they should keep it on the low, but look at the bright side now everyone knows what they are plotting too do next.

Voltage wrote:
Waa Majeerteen, the Shabaab governor of Lower Shabelle. Puntland diyaar miyuu u noqday? :lol:
oo u goodinayay Somaliland iyo Puntland waxaa jeediyay Sheekh Suldaan Aala Muxamed oo ah Madaxa dacwada Wilaayada Islaamiga Al Shabaab u qaabilsan Shabeelaha Hoose.

Suldaanka ayaa sheegay in ay u socdaan maamulka Puntland Somaliland iyo Jabuuti oo uu sheegay in ay ka jiraan maamul aan Islaami ahayn sida uu hadalka u dhigay ” Haloo sheego Puntland waan soo soconaa, Haloo sheego Somaliland waan soo soconaa, Jabuti haloo sheego waan soo soconaa” ayuu ku Khodbaynayay Sarkaalkan Shabaab u hadlay.

Sanad ka hor ayay Kooxo aan lagaran Weeraro isqarxin ah ku qaadeen magaalooyinka Boosaaso iyo Hargaysa oo kamid ah meelaha Nabadoon ee Somalia lamana oga sida uu

Waa Majeerteen, the Shabaab governor of Lower Shabelle. Puntland diyaar miyuu u noqday? :lol:

:lol: :lol: Puntland maalmahan buuq iyo rabshadi ba ka badatay ninkan ya ku yiraahdo Inadeerow bal ino yara kaadi haadi aad wax qaseysid waa ino mar kale

BTW: I thought he was Marexaan or Murursade?

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Voltage » Fri Oct 30, 2009 4:17 pm

There was confusion whether he is MJ or MR, but waa MJ duqa. :up:

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Cali_Gaab » Fri Oct 30, 2009 4:26 pm

In related news, Riyaale made this statement about Al-Shabaab, 1 year after the attacks on Hargeisa:

"Waxay isku dayeen inay wiiqaan qarabnimada shacabkayaga, balse waxaan uu sheegaya in aanu ku dabo jiro, oo aanuu weerari doono isla markaana aanu noolol iyo geeri cadaaladda hor keeni doono, dalkani ma saamaxayo gacan dhiiglayaashii fullayada ahaa ee danbiga ka galay waxaana ballan ah halka ay joogaan ku weerari doono".

Kismaayo, here we come!

Emperior, baabuurka petrolka ku soo buuxi.

Duceysane, cunto oo aanu dariiqa ku sii cunno soo diyaari, Gedo marka la gaadho ayaanu moos iyo papaya soo guran doona eh.

User avatar
moshakis_nl
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 280
Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby moshakis_nl » Fri Oct 30, 2009 4:27 pm

Puntland iyo S/land will be alshabab next step ,, NO more heaven place for ethiopian inside somalie

Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Unclebin- » Fri Oct 30, 2009 4:32 pm

Xamud

That guy is Reer Maxamud. He is coming for his next of kin. :lol:

Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Cumar-Labasuul » Fri Oct 30, 2009 4:33 pm

Cali is this what your planning :lol:
Image

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Cali_Gaab » Fri Oct 30, 2009 4:33 pm

:lol: :lol:

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Abuu Mansuur "Haloo shego Puntland iyo S/land waan so socona

Postby Voltage » Fri Oct 30, 2009 4:35 pm

Lol @ Cumar. :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 22 guests