Page 1 of 4

Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 3:49 pm
by Somalian_Boqor
Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban by the Saudi Kingdom.

Image

Image

Image

Xoolihii uguhoreeyay oo sacudiga looqaadayo oo lagararayo dekeda Bosaso

Waxaa maanta ilaa xalay kasocota dekeda wayn ee magaaladan Bosaso dhoofitaanka xoolo farabadan kuwaas oo loo dhoofinayo wadanka sacudi Arabia xili mudo lagajoogo 13 sano xukuumada sacudigu ay joojisay qaadashada xoolaha soomaalida oo lasheegay in ay qabaan jirada loo yaqaan Rivtvaliga .

Markab wayn oo ah nooca xoolaha rara ayaa xalay ilaa maanta waxa socota rarka xoolaha waxaana markabkan uu yahay mid aad uwayn qaadi karana xoolo aad ufarabadan waxaana lagu wadaa in markabkan uu qaado xoolo aad ufarabadan oo kor udhaafaya 40,000 oo neef .sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamid ah masuuliyiinta maxjarka Bosaso .

Xoolahan loo dhoofinayo wadanka Sucuudiga ayaa waxay dhamaantood soo mareen caafimaad laxiriira caafimaadka xoolaha waxaana xarunta maxjarka xoolaha ee magaaladan bosaso kusugan dhaqaatiir farabadan oo lasocda caafimaadka xoolaha ,waxaana dhaqaatiirtu ay baarayaan dhamaan xoolaha soo gala gudaha maxjarka iyadoo marka labaaro xoolaha mid walba lagu dhajinayo calaamad muujinaysa in neefkaas uu yahay mid caafimaad qaba .

Maanta oo aanu booqanay dekeda Bosaso ayaan lakulanay qaar kamid ah masuuliyiinta Maxjarka xoolaha ee magaaladan bosaso oo dadaal balaaran ugalay sidii xoolo caafimaad qaba ay uga dhoofi lahaayeen maxjarka Bosaso waxayna masuuliyiintaas ay cadeeyeen in ay si aad ah ugufaraxsanyihiin in mudo haatan laga joogo 13 sano ay markii uhoreysay xoolo loo dhoofiyo wadanka Sacudiga .

Maxe’d Faarax waa maamulaha maxjarka Bosaso isaga oo dekeda gudeheeda kula hadlayay saxaafada ayuu ugu horeyn waxa uu mahad uceshay dawlada Sucuudiga oo ufurtay xoolaha somalida in loo dhoofiyo wadanka sucuudiga ,waxana uu cadeeyay in xoolaha kadhoofaya dekeda Bosaso ay kuli yihiin xoolo wata shahaado baaritaan o cadeynaya in xoolaha caafimaadkoodu yahay mid aad uwanaagsan oo aysan qabin wax xanuun ah .

Maxe’d Faarax ayaa markale carabka kudhuftay in fursadan ay tahay dfursad usoo hoyatay shacabka Puntland waxaana uu ugu baaqay dhamaan ganacsatada gaar ahaan ganacsatada Puntland in ay xolahooda keenaan maxjarka si ay uga dhoofaan dekeda Bosaso xoolo caafimaad qaba oo labaaray xaaladooda caafimaad .

ugu dambayntii waxaa xoolaha somnalida saarnayd cunaqabatayn mido gaaraysa 13 sano oo aysan xoolaha somalidu aysan udhoofayn gudaha wadanka sucuudiga waxayna fursadan ay haatan noqonaysaa mid ah aad usoo dhaweeyaan dhamaan soomalida iyo ganacsatada kudhaqan gudaha dalka Somaliya .

Mudadii ay xukuumada sucudigu xayiraada saartay xoolaha somalida ayaa somaliya waxaa kabilawday dhibaatooyin ay kamid yihii in wadaka ay kabilaabatay sicir barar iyo macayshada oo kor ukacda iyadoo dhaqaalada somalidu uu si aad ah ugu xiranyahay kaganacsiga xoolaha nool waxaana lacadeeyaa in somlaiya waxa ay Dibada udhoof gaysaa 70% ay yihiin xoolaha nool .

Xasan Cabdi Farey(Xasan Gentleman)
SBC International Bosaso
xasanfaray@hotmail.com

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 3:50 pm
by Executive
:up:

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 3:51 pm
by Somalian_Boqor
:up:
Horta our livestock must number in the millions if we are exporting 40,000 livestock in a week.

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 4:03 pm
by Executive
Dude, Its only now and while the Hajj is going on.....

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 5:27 pm
by Cinque Mtume
:up:
Horta our livestock must number in the millions if we are exporting 40,000 livestock in a week.
Image

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 6:27 pm
by Somalian_Boqor
Dude, Its only now and while the Hajj is going on.....
oh that makes sense.

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 7:19 pm
by Somalian_Boqor
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 7:20 pm
by Advo
Damm I feel for those goats, they have no idea they are about to be sloughtered.... :lol:

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 7:27 pm
by new-york24
Damm I feel for those goats, they have no idea they are about to be sloughtered.... :lol:
the lucky ones will get sloughtered,some will end up as sex slaves for a wealthy soudi freak :lol:

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 7:29 pm
by Advo
Damm I feel for those goats, they have no idea they are about to be sloughtered.... :lol:
the lucky ones will get sloughtered,some will end up as sex slaves for a wealthy soudi freak :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 7:35 pm
by General Duke
Business, trade and commerce with fellow Muslim countries are positive. :up:

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 7:53 pm
by Pirate Nayaa
the saudis are scared of swine flu if they buy their lambs/goat/beef from australia or europe

hence they are coming back to somalia. "yellow fever is far better than swine flu", saudi ministry of health official

:clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 8:06 pm
by Somalian_Boqor
Damm I feel for those goats, they have no idea they are about to be sloughtered.... :lol:
the lucky ones will get sloughtered,some will end up as sex slaves for a wealthy soudi freak :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 8:07 pm
by Cali_Gaab
WTF, stop using pictures of Berbera :arrow:

Re: Bossaso: Boom in livestock Trade After Removal Of Ban

Posted: Mon Nov 16, 2009 8:09 pm
by Padishah
Doesn't Berber have a deep water port?