Postby edleh » Sun Nov 22, 2009 1:38 am
Dabcan, beryahaan iyaga dhan ayaa waxay galleen SHIB iyo hadal la'aan. Wuxuu hadafkoodu aad u shidnaa xilliyadii Abu Masuur ahaa Af-Hayeenka Dhallinta xilligan. Bal qabso oo xilligaas waxaa waddanka joogay ciidamo loo tirinayey in ay ahaayeen dullaan iyo cadow so jireena, waa Itoobiya'e. Taasi waxay keentay in marar badan loo boggo Af-Hayeenkii Dhallinta Xilligan. Haatanse, maadaamo ay qolyahaasi bexeen. Waxaa iska yaraatay ahdaaftii dagaalka ee laga duulli jiray. Taasina waxay keentay in SHIB iyo Hadal Gaaban loo marti noqdo.