Page 1 of 3

IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 2:47 pm
by MrPrestige
Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Ururka IGAD, Daawo Sawirada
Written by Qarannews
Dec 06, 2009 at 12:28 PM

Image

Hargeysa (Qarannews)- Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, Siciid Cadaani Mooge, warsaxaafadeedkaasi oo loo qaybiyay saxaafada isla markaasna uu nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews ayaa shaaca lagaga qaaday in uu dalka yimid wafti ka socda dalalka IGAD
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta kulan kula yeeshay qasriga Madaxtooyada, Wefdi balaadhan oo ka socda Urur Goboleedka Wadamada Bariga Afrika, marka la soo gaabiyana loo yaqaan IGAD.
Wefdigaasi oo uu hogaaminayay, Mudane, Kipsuto Arab Kirwa, oo wadamada IGAD u qaabilsan arrimaha horumarinta ee Somaliland iyo Soomaaliya, waxa ay booqasho gaaban ku yimaadeen Jamhuuriyadda Somaliland


Image


Mudane Daahir Rayaale Kaahin, oo wefdiga kala hadlay arrimo dhinacyo badan taabanaya, waxa uu marka hore ugu mahad naqay wefdiga booqashada ay ku yimaadeen Somaliland, waxana uu sheegay Madaxweynuhu in booqashadani aanay noqon doonin tii ugu danbaysay ee ay mustaqbalka socdaalo kale ku iman doonaan Somaliland.


Image


Mudane, Kipsuto Arab Kirwa, waxa kale oo uu Somaliland ugu mahad naqay, tallaabooyinka ay ka qaaday la dagaalanka Argagaxisada iyo Budhcad badeeda, taasi oo u baahan in wadamada kale ee mandaqaduna kaga daydaan Somaliland, gaar ahaan wadanka ay dariska yihiin ee Soomaaliya oo aynu ognahay dhibaatooyinka ka taagan.
Gabo gabadii, Hogaamiyaha wefdigu waxa uu ballan qaaday in uu u gudbin doono shirka madaxda wadamada IGAD ee ka dhici doona Magaalada Jabuuti wixii ay ku soo arkeen intii ay joogeen Somaliland”.

Image


Kulankani waxa maanta madaxweynaha ku weheliyay oo ka qayb qaatay kulankaasi wasiirka maaliyada,qorshaynta,warfaafinta iyo wasiir ku xigeenka arimaha dibada iyo wasiir ku xigeenka qorshaynta qaranka , safiirka wareega ee Somaliland iyo xoghayaha khaaska ah ee maadaxweynaha.
Qarannews

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 2:53 pm
by MrPrestige
.................

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 2:56 pm
by galia
20 years and their still singing the old tune that recognition is just around the corner :lol:
Who on earth would recognize a small tribe state known as somaliland which is even smaller than Galmudug in terms of land mass :lol:
Keep Dreaming HIV Isaacs and keep lying to yourselves :up:

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 2:58 pm
by MrPrestige
ooooook Galia whatever rocks your boat, it's ok don't be upset Abdi Qeyrdid didn't bomb the Shaamo hotel. :lol:



and Galmudug is the most successful state. :lol: :up: happy now.

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:04 pm
by galia
Honestly just have a look at the size of Galmudug compared to that of smellyland
Image
Smellyland recognition is a joke, their so called president is nothing but a maid for ethiopia
Image

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:08 pm
by Cumar-Labasuul
Galmudug state is just like petoria from family guy - governs one neighbourhood in galkacyo :lol:
Image

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:09 pm
by MrPrestige
Galia, the map you posted is fake this is the real map of Somaliland don't be brainwashed by those anti sland elements.



Image


Image

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:13 pm
by MrPrestige
Galia isn't galmudug the state this is only one neighbourhood in galkacyo. Kinda reminds me of family guy: Petoria :lol:
Image


ouch. :lol: :lol:

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:14 pm
by galia
Dumb HIV isaacs, the dhulbaante have woken up and have already begun to break away from the tribal isaac state of smelly land. Sool, Cayn and sanaag are no longer part of smelly land. The dhulbaante are ready for total war if the HIV isaacs do not see sense and go back to their own tribal isaac lands.
Galmudug supports SSC state and if our president says get ready to fight against smellyland for the support of SSC state then by Allah we are ready of it. :up:

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:15 pm
by grandpakhalif
atleast galmudug doen't want to secede and pursue a dream :lol:

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:15 pm
by MrPrestige
Galia @ :lol: :lol: :lol: bring it on just make sure we don't make you impregnated like the AMISOM did. :lol:

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:17 pm
by Cumar-Labasuul
A usc mooryaan preaching about somali unity thats funny.

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:21 pm
by gurey25
A usc mooryaan preaching about somali unity thats funny.
now we've seen everything..

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:21 pm
by galia
Galia @ :lol: :lol: :lol: bring it on just make sure we don't make you impregnated like the AMISOM did. :lol:
Walahi i hope that happens, not only would sacad come but this time we would bring along the all Haber Gider Family
Ceyr, saleebaan you name it they would be their.
Haber Gider smash it and get things done. SSC state is a reality and the longer you HIV isaacs play this dangerous game of refusing to pay attention to the people of SSC. The more likly that the rest of us somalis would be drawn within the conflict. One phone call from SSC leader and the Nod from Galmudug. HG militias would be in the conflict areas within a day.

Re: IGAD delegations arrive in Somaliland ( pictures)

Posted: Mon Dec 07, 2009 3:22 pm
by Ganjaweed
:lol: , waryaa duceysane, dont bother arguing with this She/He, she is obviously high on cambuulo or whatever ghastly beans these paupers eat. OK GALIA GALMUDUG IS MUCH BETTER THAN SMELLYLAND, ARE YOU HAPPY? THERES A GOOD GIRL, NOW GO BACK TO YOUR CAMBUULO YOU CAQLI DAMEERAD. :mrgreen: :up: :arrow: