Madexweyne sheikh shariif iyo raisul wasaaraha ayaa qilaaf xoogan soo kala dhaxgaley kabacdi markii isku qilaafeeen arimo la xiriiro dhaqaalaha sida loo isticmaali lahaa.
qilaafkaan loo xiriiro arimo laga wadahadlay bishii may 2009, arimahaasoo aheed dhaqaalaha iyo sida lacagta mushaharka ah loo qaybin lahaa, qilaafkaan ayaa hada u ek mid la hor istaagi doono hor usocodkii yaraa ee dowladaan laga sugaaye.
Madexweyne sheikh sharif ayaa aqoontiisa ku eg macalin bara jiray geographica kaliyo, taasoo keeni karto xaga dhaqaalaha in loogu roonyahay, laakiin dhinaca kale wasiirka garsoorka cabdirahman janaqow ayaa madexweyne shariif diidmadaas kula raacay taasoo layaab laheen.
Cabdirahman Janaqow is the only brain behind sheikh sharif, taasoo layaab kunoqotay barlamaanka iyo raisul wasaaraha madaama madexweynaha go’aankiisa uu yahay mid loo soo suubiyo markasto. Sheikh sharif is going to the road of other lame leaders who never bring peace to somali but distraction and bad future.
http://mybanadir.com/news/?p=17



