dowlada federalka ayaa shantii bilood oo hada lasoo dhaafey u qaybineeysay ciidamada qaranka soomaaliyeed
lacag dollar ah oo fake ah.
waxaa arintaa soo shac baxdey mar ee askar kamid ah ciidamada dowlada xaaskiisa u dhaqeeysa surweelka ciidamada xirtaan wuxuuna ku iloow dhowr dollar oo lacagtaas fake aheed. markii uu kasoo laabtay meesha askarta iskugu tagaan galbihii camal ayuu weydiiyay xaaskiisa inee surweelkii dhaqday markaasee ugu jawaabtay haa, asagoo careeysan ku ordey surweeka wuxuuna kasoo dhaxbashay waraag colorkii ka dhaqmatay arintaas yaab kunoqotay askarigii ilaa uu ula tago dadka ku xeeldheer dollar siduu u egyahay.
markii uu ogaadey askarigaas inuu mushaharkiisii dhameed inee waraaq aheed ayuu ka goostay ciidamadii oo dhan.
Askar badan ayaa shaki badan laga qabaa inee ka goostaan maadama ee amisom shirko kulatahay wadankooda waxey u arkaan arintaas arin fara galin ah. Askarigii ugu sareeyay ciidamada dhumaal ayaa ku tilmaamay gumeysigee maanta kujirto somalia wuxuu ugu magac daray gumeysi 5.0, sida software computerka. Maadama uu ogyahay dowlada shariif inuu update lagu suubin doono sidii loogu suubiyay dowladii cabdulahi yusuf.
ugu dambeen kuwa ciidamada dowlada ayaa boqolkiiba 98% ugu biiro inee lacag helaan taasoo keeni karta askarta hadba inee isbadalaan maxaay yeelay meesha qadiyad mataalo mana noqonaayo nin lacag caabudo mid rabo inuu u dhinto wadankiisa waa habeenkii xalay ahaa oo tagay.
http://mybanadir.com/news/?p=21




