Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Is Xisbul Islam dumb or what?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Is Xisbul Islam dumb or what?

Postby AhlulbaytSoldier » Thu Mar 11, 2010 8:43 am

How can they help shabaab in this war started by them after many of their commanders killed by these people.


Dagaallo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho oo geystay khasaare aad u faro badan

Khamiis, Mar 11, 2010 (HOL) - Dagaallo kale oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho una dhexeeyay Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam oo isku dhinac ah iyo ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM, ayaa waxaa ku dhintay 20-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen 60-qof oo kale.

Madaafiic ku dhacay xaafado ka tirsan xaafado ka tirsan Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ayaa waxay sababeen dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah, kuwaasi oo isugu jiray dad waa weyn iyo caruur aad u yar yar.

"Waxaan saaka arkay dhimashada iyo dhaawaca dad badan oo ay ku jiraan caruur iyo haween, dhowr madfac ayaa kusoo dhacay xaafaddeena, waxaaba saaka ka bilowday barokac" ayay tiri Siciido Axmed oo ka mid ah dadkii maanta ka barokacay xaafadda Arjantiin ee degmada Kaaraan.

Dagaalladan ayaa waxay ka bilowdeen agagaarka Hotel Global ee degmada C/casiis halkaasoo ay tan iyo shalay ku loollamayeen gacan ku hayntooda ciidamada Dowladda iyo kooxaha kasoo horjeeda iyadoo dhowr jeer ay dhinacyadu kala qabsadeen.

Taangiyada ay wataan ciidamada AMISOM ayaa lagu arkayay goobihii ay maanta ka dhaceen dagaallada gaar ahaan degmooyinka Kaaraan, C/casiis iyo Shibbis, iyadoo dagaalkaas uu ahaa mid ka xooggan kii shalay ka dhacay Muqdisho.

Madaxa gaadiidka gurmadka deg-degga ah ee Magaalada Muqdisho Cali Muuse oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dhaawacyo ka badan 60-qof ay qaadeen maanta, kuwaasoo dhamaantood ahaa rayid ah.

Guud ahaan dagaalladii ka dhacay Muqdisho shalay iyo maanta ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 44-qof iyadoo ay ku dhaawacmeen 140-qof oo dhamaantood ahaa rayid, lamana oga khasaaraha ramsiga ah ee kala gaaray labada dhinac.

muslim-man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5500
Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS

Re: Is Xisbul Islam dumb or what?

Postby muslim-man » Thu Mar 11, 2010 9:39 am

xisbul islam :up:

xisaab bey isku dhufteen, they know sharif's days are numbered :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: barbarossa, Isseayaanle and 29 guests