Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Mashallah shabaab save enviroment in Bardheere

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Mashallah shabaab save enviroment in Bardheere

Postby grandpakhalif » Sat May 01, 2010 8:17 am

Maamulka Xarrakatul Shabaab ee Degmada Baardheere oo mamnuucay in dadku ay googoostaan dhulka daaqsinka ah

Sabti, May 01, 2010 (HOL) - Maamulka Degmad Baardheere ee Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saaray amar lagu diiday in dhulka daaqsinka ku wanaagsan ay dadku kala oogtaan, iyagoo sheegay inaan la ogolaan doonin arrintaas lana ciqaabi doono qofkii lagu helo.

Mas'uuliyiinta maamulka ayaa sheegay in kala xirashada dhulka ay dhibaato weyn ku tahay dadka xoolo dhaqatada ah, sidaa daraadeedna aan la oglaanayn in cid aan xoolo lahayn iyo kuwo xoolo lehba ay dhulka qayb ka mid ah xirtaan.

"Waxaan uga digaynaa dadka ku mashquulsan xirashada dhulka daaqsinka ku wanaagsan ee ka durugsan Degmada Baardheere inay joojiyaan arrintaas, ciddii ka hortimaada waxay la kulmi doontaa ciqaab" ayuu yiri Madaxa Ammaanka ee Degmada Baardheere Sheekh C/llaahi Cabdi Daahir oo saxaafadda la hadlay.

Sarkaalkan wuxuu sheegay in xilliyada roobabku da'aan ay dadku bilaabaan inay ootaan dhul ballaaran oo ay kobciyaan cowska ka baxa si ay u iibsadaan marka abaaraha la gaaro xilliyada abaaraha, taasoo uu ku tilmaamay macaash xaaraan ah.

Dadweynaha ku nool Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo isugu jira xoolaley iyo dad aan xoolo lahayn ayaa ku mashquula marka ay roobabku da'aan inay ootaan dhul ballaaran, si ay uga faa'iideystaan cowdka ka baxa marka ay roobabku dhamaadaan.

Ma ahan markii ugu horreysay oo maamulka Xarrakatul Shabaab ee Degmada Baardheere ay soo saaraan amarro ku wajahan dadka degmadaas ku dhaqan, waxaase bilowgii bishii dhamaatay lasoo saaray amar lagu baabi'inayo beeraha ay ka baxdo Tobaakada ee ku yaalla degmadaas.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: barbarossa, Isseayaanle and 32 guests