INDHASHAREERKA OO LA MAMNUUCAY=MOORYANIMO
Posted: Sun May 09, 2010 11:24 pm
I am Saciid afisoone. u ma maleeynaaye inee mooryaanta indhashareerka ee joojiyeen ee tahay mid ayaga necebyihiin, ama cabsi u keentay. Lacago baad ah inee dumarka kunool xaafadaha ee ka taliyaan ugu dhacaan ayee rabaan. Goolkooda waa lacag aa heshiin== caadada mooryaanimada. Waa ka xumahay 20 sano kadib wali mooryaantii magaalada moqadishu qayb ayee kamaamulaan.


