Page 1 of 1

Mamulka Ximaan & Xeeb surrendering to Xisbul Islam

Posted: Wed May 12, 2010 9:21 am
by Somali_Boqor
Ciidamada xoogaga Xisbul Islaami ayaa si xeeladeysan kula wareegayo deegana badan oo ku yaalo gobolka Mudug iyagoona maamulka Ximan iyo Xeeb
ay u balan qadeen in ay si nabad galyo ah ugu wareeji doonaan dhamaan goobaha ay ka taliyaan taa oo haday dhaboowda keeni karto in ururka Xisbul Islaami si nabad galyo ah kula wareegaan ilaa iyo koonfurta Gaalkacyo

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa iyagu maalmo ka hor ku xoojiyey ciidamada Xisbul islaami baabuur dagaal taana waa tan u sahashay in ay xisbigaas islaamiga ah ay la wareegaan deegaano badan oo ka tirsan gobolka Mudug iyadoona saacadaha soo socda ay xisbul islamai soo gaari doonaan deegaano cusun oo aan ka fogeen Koofurta Gaalkacayo.

Dhanka kaale ciidamada Xisbul Islaami ayaa maanta waxaa hub ku wareejiyey beesha Ceyr ee Habargidir hubka aoo gaaraayey afar babauur oo kuw a dagaalka ah taana waxay cadeyneysaa in mamaulka Xisbul islamai ah taageero xoogan ka helayo deeganada cusub ay tageen iyadoona qorshaha u dagan xisbul islamai ay yihiin in xisbul islaami ay qabtaan ilaa iyo gobolada Puntland halksa ururka Alshabaabna loo xilsaaray in ay qabtaan deeganada Soomaaliland oo taageryaal hoose ku leeyihiin ururkaasi islaamiga ah
http://dayniile.com/may10/1may51.htm

So these guys will take over most of Mudug while al-shibub finish off ahlu tigree. Why dont these guys focus their attention on Xamar instead of expanding and stretching out their forces?

Re: Mamulka Ximaan & Xeeb surrendering to Xisbul Islam

Posted: Wed May 12, 2010 9:35 am
by paidmonk
http://dayniile.com/may10/1may51.htm

So these guys will take over most of Mudug while al-shibub finish off ahlu tigree. Why dont these guys focus their attention on Xamar instead of expanding and stretching out their forces?
They're better off cementing their influence on other parts of the country and at some point Shariif will have zero support and AU will leave. Its impossible to kick AU out of Xamar right now.

Re: Mamulka Ximaan & Xeeb surrendering to Xisbul Islam

Posted: Wed May 12, 2010 9:48 am
by AbdiWahab252
Dayniile, gossip rag.

Re: Mamulka Ximaan & Xeeb surrendering to Xisbul Islam

Posted: Wed May 12, 2010 12:51 pm
by AhlulbaytSoldier
:lol: :lol: the name is crap walahi
it should be changed

p.s nothing but love for the saleeban people

Re: Mamulka Ximaan & Xeeb surrendering to Xisbul Islam

Posted: Wed May 12, 2010 1:13 pm
by AbdiWahab252
Hutuking01,

Xiin iyo xumaan are done for.