Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

700 new al shabaab mujahideen soldiers flow into afgoye

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

700 new al shabaab mujahideen soldiers flow into afgoye

Postby grandpakhalif » Sat May 15, 2010 8:01 am

Image

Muqdisho 15, May.2010 ( Sh.M.Network) Boqolaal ka tirsan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab islamarkaana tababar loogu soo gaba gabeeyay qeybo ka mid ah gobolada Koofureed ee dalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Ciidamadaasi oo tiradooda lagu qiyaasay 7 boqol oo askari ayaa barqanimadii maanta waxaa ay soo gaareen degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose waxaana iyagoo saaran Baabuur waaweyn ay soo mareen deegaanada u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye iyagoo markii dambana u soo talaabay Magaalada Muqdisho.

Gaadiidka ay saarnaayeen ciidamadaani ayaa waxaa bar bar socday gaadiid kale oo yar yar kuwasi oo lagu wadey saraakiil ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab, waxaana saraakiisha ciidamadaani horkacaysay ay Shabelle u sheegeen in ciidamadaani ay ku biiri doonaan ciidamada kale ee ka dagaalamaya Magaalada Muqdisho.

Ciidamadaan cusub ee soo gaaray Maanta Magaalada Muqdisho ee ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa imaanaya Magaalada Muqdisho xili ay sii laba jibaarmeen dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho kadib markii dhawaan dagaalo cusub ay ka bilaabeen ciidamada Culumaa’idiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.

http://shabelle.net/archive/239-dagaaly ... isho-yimid

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: 700 new al shabaab mujahideen soldiers flow into afgoye

Postby grandpakhalif » Sat May 15, 2010 8:12 am

http://hiiraan.com/news/2010/May/warark ... 5-9851.htm

Sheikh Xassan Dahir Aweys solidifies his stance against the govt and says it is impossible to talk with them as long as AMISOM gaalos are protecting them
Sabti, May 15, 2010 (HOL) − Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay inaysan u qorsheysnayn inay wadahadal la furaan Dowladda Soomaaliya, wuxuuse sheegay inay diyaar u yihiin inay la xaajoodaan calaamka.

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka qaybgalay barnaamij ka baxa Idaacadda Hornafrik oo su'aalo lagu weydiinayay Jimcihii shalay ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan ahayn mid lala hadli karo, wuxuuna ku eedeeyay inay dalka soo gelisay cadow.

"Beesha Calaamka waan la furaynaa wadhadallo ku aaddan arrimaha Soomaaliya, waase inay daacad ka tahay xal u raadinta Soomaaliya" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in iyagu ay yihiin kooxo u dagaalamaya sidii dalka looga saari lahaa ciidamo xoog ku haysta, dowladduna ay tahay mid ciidankaas la safan.

Guddomiyaha Xisbul Islaam wuxuu sheegay in dagaalka ay ku jiraan uu socon doono inta ay hadafkooda ka xaqiijinayaan, kaasoo uu ku sheegay inuu yahay in shacabka ku nool Soomaaliya ay si xor u doortaan qofkii xukumi lahaa.

"Ujeeddada aan u dagaalamayno waa inaan xorriyadda dalkaan soo celino, dadkuna ay awood u yeeshaan inay doortaan dowladdii iyo ciddii hoggaamin lahayd, inta ay caburinta ku jiraanna dagaalka waan wadaynaa" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir.

Hogaamiyahan oo muddo dheer dagaallo kusoo jiray ayaa sheegay in dagaalka socda uusan ahayn mid xad leh, uuna soconayo illaa Qiyaamaha, isagoo sheegay in qof walba laga doonayo inuu xaqa u hiiliyo.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

KeligiiJabhad
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 939
Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
Location: TURMO

Re: 700 new al shabaab mujahideen soldiers flow into afgoye

Postby KeligiiJabhad » Sat May 15, 2010 10:07 am

The so called AMISOM mercenaries must be kicked out of out the Somalia sooner rather than later. They're not protecting anything except those Gaal kalkaals. It's obvious that the innocent civilians are suffering from their indiscriminate daily xasuuq. It's time AMISOM to pay the price for what they have done.

User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: 700 new al shabaab mujahideen soldiers flow into afgoye

Postby Cirwaaq » Sat May 15, 2010 12:26 pm

soconayo illaa Qiyaamaha
Without AU troops and if sheik shariff steped down and walked away from the situation, what next?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: barbarossa, Isseayaanle and 34 guests