Marehan Politicians and "Somali" Central State.
Posted: Tue Jun 01, 2010 4:55 am
"Maamul loo Samaynayo Bartamaha Somalia
Dalka Britian ayaa looga dhawaaqay maamul loo samaynayo bartamaha Somalia.
Magaalada Leicester ee ku taalla badhtamaha wadanka Britain waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shir socday muddo sadex maalmood ah oo ay halkaasi ku lahaayeen qurba-joog ka kala yimi dalal kala duwan oo kana soo jeedda mid ka mid ah beelaha dega badhtamaha iyo koonfurta Somalia.
Waxaanay halkaasi kaga dhawaaqeen in ay samaynayaan maamul la magac baxay Somali Central State amaba dawlad goboleedka badhtamaha Somalia,oo loo samynayo qaar ka mid ah deegaamada gobolada dhexe ee Somalia.
Waxaana isla shirkaasi lagaga dhawaaqay guddi ka kooban 57 xubnood oo u gogol xaadhi doona dhismaha dawlad goboleedka badhtamaha Somalia.
Guddigaasi waxaa gudoomiye u ah Mohamed Xaashi Abdi , wariyaha VOAda ee qaaradda Yurub Cabdisalaan Hereri ayaa waraysi la yeeshay guddoomiyaha.
Waraysiga oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan."[1]
1. http://www1.voanews.com/somali/news/som ... 53034.html
Marehan Politicians - arguably the most delusional bunch of group in Somalia's recent History.
* They managed to shoot themselves in the Foot by picking war with Ahlu sunna-Wagardhac.
* They claim Galinsor, Dhusamareb, Dhabad, Balanbale, & 23 other settlements Marehan-Wagardhac share with Cayr, Dir, Saleban and Sacad. <<<<THIS PUT WAGARDHAC POOR NOMADS ON THE FIRING-LINE AGAIN!
As for Galinsor, I can already see the uneasy - the 7 wargacdhac families in Galinsor feel hearing on VOA the morons in Leicester proposals.
THE FUNNIEST THING OF ALL IS THAT WAGARDHAC OWN 10 PLUS HOMES IN GALINSOR AND THEY'VE THE NERVE TO CLAIM THE TOWN.