Page 1 of 1

My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal Jam

Posted: Wed Jun 23, 2010 4:23 pm
by CoolPoisons
Rer Siyad Husein :up: :up: :up:

Beel maanta hub iyo gaadiid dagaal ku wareejisay Culumaa’udinka Ahlu Sunna.

Bangale (Sh. M. Network) Mid ka mid ah beelaha degta gobolka Galgaduud ayaa maanta hubkoodii ku wareejisay Maamulka culumaa’udinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolkaasi Galgaduud kadib munaasabad ka dhacday deegaanka Bangalle.

Munaasabadaani oo aheeyd mid ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo qaar ka mid ah beelaha degmooyinka gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay maanta ka dhacday deegaanka Bangale ee gobolka Galgaduud waxaana halkaasi Culumaa’udiinka Ahlu Sunna lagu wareejiyay hub farabadan iyo gaadiid dagaal oo ay laheyd mid ka mid ah beelaha dega gobolka Galgaduud.

Waxa ka soo qeyb galay munaasabada Gudoomiyaha Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow iyo saraakil kale oo ka tirsan culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca, waxaana maanta lagu wareejiyay Hub aad u farabadan oo isugu jiray Lidka diyaaradaha, Taangiyo iyo kuwa fudu fud.

Munaasabada ayaa waxaa ka hadlay odayaasha dhaqanka ee beesha hubka wareejisay waxaana ay sheegeen in hubkaani ay ugu talagaleen in lagu difaaco deegaanada gobolka Galgaduud gaar ahaan deegaanada ay beeshaasi degantahay.

Gudoomiyaha golaha fulinta ee Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxaa uu sheegay in aad u soo dhaweynayaan qaabk beeshaani ay hubkooda ugu soo wareejiysay waxaana uu balan qaaday in Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ay difaaci doonaan gobolka Galgaduud.

Dadka munaasabada ka soo qeyb galay ayaa waxaa ay ka kala yimaadeen Magaalooyinka dhuusamareeb, Mareerguur, Guriceel, Caabudwaaq iyo Balanbale

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Wed Jun 23, 2010 4:24 pm
by oldenglish
Lo'jirs :up:

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Wed Jun 23, 2010 4:27 pm
by abdisamad3
your sub-clan beacame officialy slaves of the aids infected xabashi.. :down:

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Wed Jun 23, 2010 4:28 pm
by CoolPoisons
Jufo ka mid ah Beesha Mareexaan oo maanta hub fara badan ku wareejisay Ahlusunna Waljameeca.

Munaasanad maanta lagu qabtay Deegaan lagu magacaabo Bangeelle oo ku taala Gobolka Galgaduud ee Dalka Soomaaliya waxaa hub aad u fara badan lagu wareejiyey Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljameeca Gobolada dhexe.

Jufada Reer Siyaad Xuseen oo ka mid ah Beesha Mareexaan ayaa maanta markii ugu horaysay hub ka kooban Taangiyo, Biibayaal, Lidka Diyaradaha, Altelari, Bambooyin, Miinooyin, Qoryaha BKM-ka, AK47-ka, iyo hub kale oo ay ku jiraan Baasuukayaal ayaa maanta lagu wareejiyey Culumaa’udiinka ahlusunna Waljameeca, waxaana munaasabada maanta goob joog ka ahaa labada Dhinac, Dhanka Ahlusunna Waljameca guddoomiyaha Golaha Fulinta Ahlusunna Waljameeca Sheekh Xeefow halka Dhanka Beesha Hubka wareejisay goob joog u ahaayeen odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Beesha Reer Siyaad Xuseen oo ka mid ah Beelaha Mareexaan.

odayaasha Beesha hubka wareejisay oo ka hadashay munaasabadii Maanta ayaa sheegeen in ay ku faraxsan yihiin hubkooda oo ay ku wareejiyeen Ahlusunna Waljameeca, waxayna kula dar daarmeen Saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Ahlusunna Waljameeca in ay hubka iyo gaadiidka dagaal maanta ku wareejiyeen amanka ku xaqiijiyaan kuna difaacaan deegaanada gobolka.

Waa markii ugu horaysay beel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed hub iyo gaadiid dagaal intaasi la eg ku wareejiyaan dhinacyada islaamiyiinta hubaysan ee ka jira Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan Ahlusunna waljameeca.

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Wed Jun 23, 2010 4:28 pm
by CoolPoisons
your sub-clan beacame officialy slaves of the aids infected xabashi.. :down:
^^ waryaa, abtiyaasha ha u gafin. Habar Isse are with Ahlu Sade too.

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Wed Jun 23, 2010 4:30 pm
by abdisamad3
your sub-clan beacame officialy slaves of the aids infected xabashi.. :down:
^^ waryaa, abtiyaasha ha u gafin. Habar Isse are with Ahlu Sade too.
I spit on any one siding with filthy xabashi..too many traitors now a days.. :down:

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Wed Jun 23, 2010 4:49 pm
by CoolPoisons
your sub-clan beacame officialy slaves of the aids infected xabashi.. :down:
^^ waryaa, abtiyaasha ha u gafin. Habar Isse are with Ahlu Sade too.
I spit on any one siding with filthy xabashi..too many traitors now a days.. :down:
what about Eritreans? arent they habashis too?

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Wed Jun 23, 2010 4:53 pm
by abdisamad3
and what is your point coolpoison

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Wed Jun 23, 2010 4:57 pm
by AhlulbaytSoldier
leave this kind of topics to real males.
Go back to your section of : ''I begged this girl to marry me, still got no answer. damn you somali girls''.'' Always starting the conversation, why are somali chicks so heartless''.

f-king xoolo

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Wed Jun 23, 2010 5:58 pm
by xoogSADE14
Cool

This new taliye for the Suufis, is he Reer Siyaad Xussein?

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Fri Jun 25, 2010 3:13 am
by CoolPoisons
Cool

This new taliye for the Suufis, is he Reer Siyaad Xussein?
Taliyaha ciidanka iyo xogyaha gaashandhigga are both Rer Siyad Husein

Re: My subclan hands over tanks and tikniko to Ahlu Sade Wal

Posted: Mon Jun 28, 2010 6:25 pm
by snoop12
cool, cidahaad qofwalbee sida ari u dhabo raacaan ma isdhahdey ? remembern not long ago it was alshabb and now the Sufis what next ?

Bangelle and its distant outskirts was a pure MR majority RSH but lately the HG have been intruding, remember the ghost town Dhusamareb returned to life back when Xabashi invaded Xamar, dont you know HG are returning to Galgaduud after being ousted in the south ?

walle dad baa Ahlu Sufi u qaatey Mujaahidiin oo cad ah. shame really, Bangele has close proximity to Caabudwaaq and i dont want it to end up like Balanbale the play ground for Mooriyaans.