Page 1 of 2

Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 4:47 am
by oldenglish
Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo saaka ka qarxay degmada Galgala ee gobalka Sanaag Bari kaasi oo u dhexeeya Maleeshiyada shareeca diidka Cabdi Raxmaan Faroole iyo dadka deegaanka.



Wararka nagasoo gaaray Galgala ayaa xaqiijinaya in dagaalku uu saaka aroortii qarxay kadib markii xoogag deegaanka ah oo cadaystay in ay isku dhaqayaan shareecada Islaamka weerareen Maleeshiyaad Horor ah oo Boosaaso ka duulay.

Warar Hordhac ah oo ay SomaliMeMo ka helayso Jiidda dagaalka ayaa xaqiijinaya in xoogaga degmada Galgala ay guulo waaweyn ka gaareen dagaalka ay kula jiraan Maleeshiyaadka Faroole.

Guutooyin katirsan xoogag deegaanka ayaa la sheegay in ay gubeen 4 Gaari oo ay ku buufsaneed Astaanka ciidanka Ashahaadda ladirirka PIS-ta Puntland waxaana weli si xowli ah ku socda dagaalka.

Dagaalka ugu culus ayaa ka socda deegaanka Karin oo 30 KM u jirta magaalada Boosaaso kana tirsan gobalka Sanaag Bari, Warar Horu dhac ah waxay sheegayaan in xoogaga Galgala oo weerarka soo qaaday ay Karin inteeda badan la wareegeen islamarkaana ay sii baacsanayaan maleeshiyaadkii Faroole.

Laakin Warar kale oo ay SomaliMeMo helayso ayaa sheegaya in Karin weli lagu dagaalamayo islamarkaana Maleeshiyada Faroole ay uga sugan tahay Karin balse waxaa muuqanaysa in xoogaga Galgala oo weerar ah ay horumar ka samaynayaan dagaalka.

Warbaahinta qaar ayaa si Khalad ah u tebinaysa waxayna sheegayaan in dagaalku Galgalo ka socdo balse xaqiiqda ayaa ah in dagaalku uusan Galgalo ka socon balse dadka deegaanka Galgala ay saaka weerar ku qaadeen Maleeshiyaad dhanka Boosaaso ka duulay oo deegaanka Karin isku aruursanayay

Shacabka degmada Galgala ayaa loo colaadinayaan maxaad u muujisateen ku dhaqanka shareecada Islaamka oo ay dhawaan uga dhawaaqeen deegaano Sanaag Bari katirsan..



Xigasho:-Somalimemo

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 4:54 am
by ciyaal_warta
from tuna head 2 alshabab waaaaaaaaaaaaaw thatz an improvement sxb :lol:

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 4:56 am
by AhlulbaytSoldier
from tuna head 2 alshabab waaaaaaaaaaaaaw thatz an improvement sxb :lol:
:lol: :lol: :lol:

every disgraceful clan turns to alshabaab when they cant win by other way.

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 4:57 am
by oldenglish
You Kafir no one mention Hawiyes in tubrans :arrow:

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 5:02 am
by ciyaal_warta
You Kafir no one mention Hawiyes in tubrans :arrow:

i will support ma punaniland brothers even though they wont stand a chance against tuna head + plus alshabab :lol:


i read from three sites that u guyz been defeatedn PIS gave ur tuna head brother an arse whopping lesson that ur tuna heads will neve 4get :mrgreen:

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 5:11 am
by oldenglish
Where showing the world how to karbaash dabaycos. Take notes.

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 5:31 am
by ciyaal_warta
from tuna head 2 alshabab waaaaaaaaaaaaaw thatz an improvement sxb :lol:
:lol: :lol: :lol:

every disgraceful clan turns to alshabaab when they cant win by other way.

:lol: :lol: :lol: :lol:

let da tuna heads try their best bro

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 6:40 am
by gobdoon
Nabad diidow silic ku dhimo,cidii nabada diida ayada cirka roob ku og,hada wa aragnay kooxda yar oo nabada iyo khalkhalka gobolka Bari wada waxii gobolka ku dhashay wa in reerkoodi qabta layirahdo hadii kale talaabo lagaqado waxan gobolka kudhalana qabiilkey raban ha ahadene meeshay ku dhasheen lagu celiyo.

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 7:19 am
by AbdiWahab252
Maakhir Arab Republic is defeating the Punthopian invaders.

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 7:26 am
by Air Canada
Why are the tunaheads revolting? What do they want?

Jareerteen are in deep trouble as their former footsoldiers are now turning on them everywhere, from the kashmiris to the tuna heads but my guess is that eventually they will emerge victorious, of course with the help of their Ethiopian boyfriend.

Jareerteen without Ethiopia = a weak bitch that can easily be fucked by even the tunaheads.

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 7:47 am
by sheekh-Farax-zero
Air-rahhead

How is your Jareerteen pedophile stepfather, i know you are grown up now, does he still sexualy abuses you,
iam very sad about your post-traumatic stress disorder, iam also sorry about your further victimization in
your adulthood,

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 7:47 am
by Somalian_Boqor
Alittihad will never have success on Puntland Soil. His Excellency, Mudane, President, General, Boqor Abduallahi Yusuf defeated them in the 90s and has kept them in check for over a decade. Amir Faroole is continuing this fine legacy of ours. :mrgreen:

Terrorists have no qabil and the State shall give no mercy. Capture to kill hunting season has started and so far so good.

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 8:31 am
by abdisamad3
well done reer galgala..I wish you my muslim brothers a victory over the habashi dabidhiliifiin faroole millitia.. :up:

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 9:42 pm
by Somalian_Boqor
well done reer galgala..I wish you my muslim brothers a victory over the habashi dabidhiliifiin faroole millitia.. :up:
Brainwashed Hersi :down: :lol:

Re: Xaalada Galgala: Maakhir

Posted: Mon Jul 26, 2010 9:54 pm
by ciyaal_warta
well done reer galgala..I wish you my muslim brothers a victory over the habashi dabidhiliifiin faroole millitia.. :up:
Brainwashed Hersi :down: :lol:
HE IS DA ONLY PRO=SHABAB THAT REALY BLVES IN THEM EVEN AGAINST HIS TOL :lol: