Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking News: Sessionists Triangle In A State Of Crisis!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Breaking News: Sessionists Triangle In A State Of Crisi

Postby RuralMan08 » Wed Sep 15, 2010 6:19 am

OMG it's a trajedy, somaliland is in turmoil and will collapse within the next few months. I'm afraid a seperate forces will completely takeover SL: Puntland and SSC from the east, Awdal from the west and ONLF from the south. I'm just worried which force will takeover my home town, Hargeysa.

This is SL's unfortunate future it seems:
Image

loool good map :lol:

User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Breaking News: Sessionists Triangle In A State Of Crisi

Postby AsadSL » Wed Sep 15, 2010 6:24 am

yeah right...funny map.

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Breaking News: Sessionists Triangle In A State Of Crisi

Postby Cali_Gaab » Thu Sep 16, 2010 12:03 pm

Meanwhile in bintiland:

Hooyada Ilmo Lagala Baxay Xubno Ka Mid ah Jirkiisa oo Codsi u Jeedisay Puntland

Arbaco, September 15, 2010 (HOL) − Ilmaha yar ee kilyaha iyo beerka laga la baxay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Sheekh Mowlaana ,waxaana uu ahaa 7 sano jir.iyadoo maydkiisa laga helay mid ka mid ah xaafadaha Bosaaso maalmo ka hor.

Wiilkan yar ayaa la sheegay in uu guriga ka soo carooday sababo la xiriira in loo gadi wayay dharkii uu ku ciidi lahaa ,waxaana maalmo dhan baadi goobayay laamaha amniga iyo eheladiisa.

"Wiilkayga waxaa lagala baxay Kelyaha iyo beerka,wiilka aniga afar maalmood wuu iga maqnaa mana garanaayo xilliga la qalay'" ayey tiri hooyada wilkan yar oo lagu magacaabo Duniyo Maxamuud.

Taliyaha Saldhiga Mijir Bashiir Hoobaley ayaa hooyada cunuga dhashay ku soo wargaliyay in ilmaha uu bahal cunay ,isla markaana way ku qanaci wayday,waxaana ay xustay in dad arintan ay ka danbeeyaan.

"Waxaan codsanayaa in wiilkayga cidii dishay la horkeeno cadaalada,dad ayaana la baxay kilyihiisi" ayey hadalkeedi sii raacisay hooyadan oo siyaabo kala duwan ay warbaahintu u waraysatay.

Maamulka gobolka bari ayaa wada baaris ku aadan sida falkan uu ku dhacay,waxaana arintaan lagala kaashanayaa qaar ka mid ah ha'yadaha danbi baarista ee Puntland si loo xaqiijiyo.

Waalidiinta caruurta haysata ee magaalada Bosaso ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi la xiriirta kiiska dhacay,iyadoo wali arintan magaalada si aad ah looga hayo.

Magaalada Bosaaso ayeysan horay ugu jirin falal noocaan oo kale ah marka laga reebo in caruurta la qafaasho ,waxaana isa soo taraya digniinaha uu maamulku jeedinayo ee arinta la xiriirta.

Faisel Maxamed Hassan, Hiiraan Online
Boston@hiiraan.com
Boosaaso,Soomaaliya

Lady Nas backyard has the highest murder rate outside of muqadisho and here he is breaking his waters over some rebels taking a short cut home :lol:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Breaking News: Sessionists Triangle In A State Of Crisi

Postby Goljano Lion » Sat Sep 18, 2010 2:41 pm

Taliyaha Saldhiga Mijir Bashiir Hoobaley ayaa hooyada cunuga dhashay ku soo wargaliyay in ilmaha uu bahal cunay ,isla markaana way ku qanaci wayday,waxaana ay xustay in dad arintan ay ka danbeeyaan.

"Waxaan codsanayaa in wiilkayga cidii dishay la horkeeno cadaalada,dad ayaana la baxay kilyihiisi" ayey hadalkeedi sii raacisay hooyadan oo siyaabo kala duwan ay warbaahintu u waraysatay.


laa xawla waala quwata ila bilahii cadiim kuwan ilaahay ha usahlo


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 13 guests