Page 1 of 1

Cabdiraxman Saylici attacks Reer Awdal for supporting ONLF

Posted: Sat Sep 18, 2010 9:57 am
by RuralMan08
Cabdiraxmaan Saylici, the Vice president of Somaliland (The Gadabursi version of Xabsade) says the people of Awdal have always been supporters of the ONLF and all kinds of terrorism. Read the news:

Cabdiraxman Saylici oo reer Awdal ku eedeeyey inay waligoodka Argagixisada tageeri jireen

Borama(Saylac.com)- Madaxweyne Kuxigeenka Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxman Cabdilahi Saylici ayaa Habeen Madaw soo galay magaalada Borama isagoo wata ciidamo aad u badan oo ilaalo ah. Madaxweyne kuxigeenka oo gurigiisa kusugan ayaa cidaacada u sheegay wareysi ay dadka Borama dhegaha faraha gashadeen ka dib markii uu gobolka Awdal ee uu kasoo jeedo ku tilmaamay gobol ay argagixisadu waligeedba kala soo deji jirtey hubka iyo ciidamada ka dagaalama dalka Itoobiya ee OLNF.

Hadaladan kasoo yeedhay Madaxweyne kuxigeenku waxa kale oo uu eeda rabshadihii shalay Borama ka dhacay dhabarka u saaray inay wadeen waxa uu ku tilmaamay tageerayaasha xisbiga UDUB. Madaxweyne kuxigeenka Jamuuriyada Somaliland oo aan shacabka la hadal isla markaana ku sugan gurigiisa ku yaala Borama ayey dadweynaha Borama kusugani la yaabeen sababta uu gobolka uu kasoo jeedo ee Awdal u huwiyey eedaymo aan qaban isla markaana cadawtinimo u kala dhex dhigay dawladaha dariska ah ee ay ka midyihiin Jabuuti iyo Itoobiya oo xidhiidh wanaagsan la leh Gobolada Awdal iyo Selel.

Ciidamada ilaalada ee ku xeeran guriga madaxweyne kuxigeenka Jamuuriyada Somaliland ayaa iyaguna dadweynaha Borama ka yaabiyey kadib markii ay Saladiin iyo Cuqaal isku dayday inay Booqdaan madaxweyne kuxigeen Cabdiraxman Saylici ay u diideen inay galaan guriga uu kusugan yahay ee magaalada Borama.

Dadweyne aad u badan oo aanu waxka weydiinay sida ay u arkaan hadaladan eedaymaha ah ee uu Cabdiraxman Saylici gobolka dhakada ka saarey ayaa waxay saxaafada u sheegeen inay aad uga xunyihiin nin Masuul ah oo waliba kasoo jeeda gobolku inuu waxaas oo kale cidaacadaha caalamka kula hadlo waxayna intaa ku dareen inay dadweynaha gobolada AWdal iyo Selel ka rabaan cadaymo inuu Cabdiraxman Saylici caalamka tuso in gobolka Awdal uu yahay gobol Argagixasu hub kala soo deji jirtey waligeedba.
Waa markii ugu horeysay ee uu Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici socdaal ku yimaado gobolka laga doortey ee Awdal abaalkii iyo codkii shacabka reer Awdal ay u galeena waxa uu maanta bedelkooda uga dhigay inuu gobolka Awdal ka dhigo xarunta argagixisadu hubka kala soo degto
Saylac.com
Borama Somaliland


http://harawo.org/?p=1983

Re: Cabdiraxman Saylici attacks Reer Awdal for supporting ON

Posted: Sat Sep 18, 2010 10:04 am
by Cirwaaq
It is better coming from Saylici then Siilanyo.

Re: Cabdiraxman Saylici attacks Reer Awdal for supporting ON

Posted: Sat Sep 18, 2010 10:06 am
by RuralMan08
It is better coming from Saylici then Siilanyo.
Just because he is from saylac where the landings took place makes it a bit more politically correct miyaa :lol:

Re: Cabdiraxman Saylici attacks Reer Awdal for supporting ON

Posted: Sat Sep 18, 2010 10:33 am
by Cirwaaq
It is better coming from Saylici then Siilanyo.
Just because he is from saylac where the landings took place makes it a bit more politically correct miyaa :lol:
Siilanyo would not have a leg to stand on as far as this issue is concerned. There is little excuse anyone can make with regards to why somalilanders have to be transfered to Ethiopia for trial. That undermines somaliland law and order and it also sends the wrong signal to ethiopia.

Threat to Ethiopia security takes presedence over violation fo somaliland law on border control and fire arms controls.

Anyone that crossed over even into Ethiopian territory should be requested back from ethiopian authorities as the primary incident happened on somali soil.

Ethiopia should respect the law of it's neighbours.

Re: Cabdiraxman Saylici attacks Reer Awdal for supporting ON

Posted: Sat Sep 18, 2010 12:13 pm
by Babygirl-
He supports SNM! what did ONLF ever do to Reer-Awdal?

Re: Cabdiraxman Saylici attacks Reer Awdal for supporting ON

Posted: Sat Sep 18, 2010 12:28 pm
by Cumar-Labasuul
Saylici been ma sheegin, waa rageedi. Somaliland Jirtankeeda wa muqaddas :sland: :up:

Re: Cabdiraxman Saylici attacks Reer Awdal for supporting ON

Posted: Sat Sep 18, 2010 6:07 pm
by RuralMan08
Babygirl

this has nothing to do with reer awdal and onlf, they are forever brothers, however this guy is the vice president of somaliland, so its not surprising he is saying such things (since he is getting a fat pay cheque every month anyway).

Re: Cabdiraxman Saylici attacks Reer Awdal for supporting ON

Posted: Sat Sep 18, 2010 7:43 pm
by Faranacab
Shame!

Re: Cabdiraxman Saylici attacks Reer Awdal for supporting ON

Posted: Sat Sep 18, 2010 10:41 pm
by Somalistan
Saylici been ma sheegin, waa rageedi. Somaliland Jirtankeeda wa muqaddas :sland: :up:
:up: