Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block
You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.
Madaxweyne Shariif ayaa maanta Ka soo noqday safar uu kaga Soo qeyb galay Shirarkii Madaxda Jaamacada Carabta iyo kii Ay iskugu y imaadeen Madaxda Afrika iyo Carabta Hadaba Shariifka oo Maanta ka Soo dagay Magaalada Muqdisho a yay wararka sheegayaan in uu waqtiyada soo socda ku dhawaaqi Doono Raisul-wasaare Cusub warar ku dhow dhow madaxtooyada ayaa sheegaya uu Madaxweynaha xilka Raisul-wasaare u Xil saari doono Nin lagu magacaabo Col.C/qadir Sheikh Cali Diini oo ay maanta ka Soo wada dhoofeen Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya Ninkan oo isna ka soo jeedo Beesha mareexaan Ayaa ka mid ah dhowr qofood oo isla beeshaas ka sharaxan sanadkan Col. C/qaadir oo u Dagankiisa yahay wadanka Mareykanka gaar ahaan Gobolka Ohio dad macriifo u lehna ay aad u amaaneen Soomaalinimadiisa
Adiga you are few seconds away from loosing it for real with excitement. Calm down man. Don't behave like a 21st Century H tu man.
What do you know about Ina Sheikh Ali Diini saaxib?
Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.