Page 1 of 2
Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:02 pm
by Monk-of-Mogadishu
Madaxweynaha Maamulka Puntland Shiikh Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo maanta warbaahinta kula hadlayey xafiiskiisa ayaa ka hadlay Mawqifkiisa ku saleysan Raisalwasaaraha cusub ee dhawaan buuxiyey booskii uu baneyey Cumar C/rashiid Cali,waxaana uu Madaxweyne Faroole sheegey inuu aad ugu faraxsan yahay in xilkaasi loo magacaabo Maxamed Cabdilaahi Maxamed.
Madaxweyne Faroole ayaa sheegey inuu aad u soo dhaweynayo magacaabista Mudane Farmaajo,waxaana uu xusay inuu Dr Farmaajo xaq u leeyahay inuu xilkaasi qabto,waxaana uu daboolka ka qaadey inuu tageerayo isla markaasna la garab taagan yahay hiil & hooba.
Dr faroole ayaa yiri:
" Aad baan ula dhaqsanahay in xilkaasi loo magacaabo nin ka soo jeeda beesha darood,waana soo dhaweynayaan,waxaana balan qaadayaa inaan sidii loogu tallo galay u tageero Raisalwasaraha cusub ee soomaaliya,waanuna ku soo dhaweyneynaa dhulkiisa puntland oo ah degaano beeshi degto,waana nin u qalma xilkaas''.
Faroole waxaa uu intaas raaciyey:
" Dr Farmaajo Aqoon uma lihi balse Warbaahinta Caalamka ayaan ka maqlay tariikh nololeedkiisa,waana nin aqoon le isla markaasna ka samata bixin kara umadda soomaaliyeed dhibaatada haysata inkastoo uu dalka soomaaliya muddo badan ka maqnaa,Waxaana u rajeyneynaa in ilaahay u fududeeyo xilkaas loo magacaabay''.
Waxaa kale uu Faroole Yiri:
" Masuulkaas cusub waxaan uga digayaa inuu ka feejignaado kooxo nabadda puntland lid ku ah xafiisyana caalamka ka furtey,waxaana uga digeynaa inaysan kooxahaasi maro habaabin Raisalwasaraha cusub ee soomaaliya,waxaana wanaagsan inuu fiiro gaar ah u yeesho kooxahaas''.
Ugu dambeyntii Madaxweyne Faroole ayaa sheegey in maamulkisa uu aad u taageersan yahay Raisalwasaaraha cusub ee soomaaliya,waxaana uu carabka ku adkeyey inay si wanaagsan u soo dhaweynayaan masuulkaasi cusub ee xilkaasi lo idmaday.
Daahir Axmed Khaliif
Bosaso-Gedo-News
Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:10 pm
by Executive
http://www.bbc.co.uk/somali/war/2010/10 ... land.shtml
Does he mean by: ...Wax jiiro qooloyin shiido meelaahan ka waado, waxaanu uga dhigaynaa raysal wasaaraha oo ah nin cusub in uu gacan siiyo kooxaha Puntland wax u dhimaya, waxaa kale oo aanu u sheegeynaa in uu kooxahaas iska fogeeyo oo aysan isticmaalin..."
Who is he talking about?
Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:12 pm
by GENERAL_SNM
Faroole is an attention whore he needs to shut up and concentrate on his pirate business.

Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:15 pm
by Monk-of-Mogadishu
Executive, He's referring to Hawiye of course. He's warning the young man about the Hawiye who seek to manipulate newbie Darood politicians into serving their position while they loot everything. He doesn't want young Mr. Farmaajo to become another tool like PM Galaydh who allowed Cayr to walk away with $100 million while he kicked rocks on the sidelines. I think its a great piece of advice that Faroole has dished out.
GSNM, go be a laangaab somewhere else please.
Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:31 pm
by Executive
^ Galaydh was PM only for 11 months, Where did that 100m come from at that time?
Faroole is definitely not referring to hawiye, you most be mad

Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:35 pm
by The_Emperior5
Mr futoole cant do really much but to accept Sheikh dalxiis decision in electing a Merexaan Prime minister ,, The pirate leader from garowe is trying to safe his face and say he accepts and welcome the PM but inside its really hurting him., No Piracy base for Butland , the only income the pirate state will have now is piracy money , Merexaan will try create Midstate and fight for their land in gedo to be free from shabaab, people even are saying the international community will give mr cheese and dalxiis another 4 years in office. futooole and his Majeerteen clan state will be meaningless in koonfurian affairs.
Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:40 pm
by Monk-of-Mogadishu
^ Galaydh was PM only for 11 months, Where did that 100m come from at that time?
Faroole is definitely not referring to hawiye, you most be mad
Then WHO is Faroole talking about? I know you had to make your
anti-anything-MJ-related post of the day but do you know what you are saying right now? If not Hawiye, who may Faroole be referring to?
Emperior, the naval base is already 6 months under construction, don't worry about that, focus on your triangle.
Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:41 pm
by The_Emperior5
^ Galaydh was PM only for 11 months, Where did that 100m come from at that time?
Faroole is definitely not referring to hawiye, you most be mad
Then WHO is Faroole talking about? I know you had to make your
anti-anything-MJ-related post of the day but do you know what you are saying right now? If not Hawiye, who may Faroole be referring to?
He is refering to ssc and buhoodle
Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:42 pm
by Executive
Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:43 pm
by Monk-of-Mogadishu
Is this a joke?

Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 2:50 pm
by The_Emperior5
no it's not a joke

garaad jamac gave a party yesterday in buhoodle when the pm was announced
Wax jiiro qooloyin shiido meelaahan ka waado, waxaanu uga dhigaynaa raysal wasaaraha oo ah nin cusub
if you know afsomali monk qoolooyin shido meelahan ka wada , meelahan is near garowe , i dont think he is talking about hobyo and other parts of mudug sheekadu Xaglatoosiye iyo garaad jamac bey ku socotta
Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 3:43 pm
by qardasay
Maamulka Faroole exists only on paper. SSC and Warsangali dont want anything to do with Maamulka Garowe and the pirates are better-funded, better-organized and better-armed than faroole.
And Ahlul-Sunna plans to swallow clan states and create a political superstate. Ximan iyo Xeeb will be first to go, Galmudug will be next, Suufis in Galkacyo and Galdogob district want to join the Ahlul-Sunna Administration.

Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 4:01 pm
by Voltage
Is this a joke?

It is true, he is talking about SSC...in Buuhoodle today, it is as if their son became PM
Dhinaca kale Magaalada Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Sool ayaa maanta waxaa ka dhacay banaanbax balaaran oo lagu taageerayay Ra’iisul wasaaraha cusub, waxaana banaanbaxaasi soo qaban qaabiyay masuuliyiin ka tirsan Jabhadda SCC ee ka dagaalanta gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn.
Banaanbaxaasi ayaa waxaa ka hadlay C/Xamiid Garaad Jaamac oo xubin ka ah Jabhadda SCC, waxaana uu sheegay in dadka u dhashay gobolada Sool, Sanaag iyo ceyn ay taageersanyihiin Ra’iisul wasaaraha cusub.
http://shabelle.net/component/content/a ... -buuhoodle
Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 4:05 pm
by Monk-of-Mogadishu
Nope. He's talking about the Hawiyes and the Ibbis of the world. SSC is not a threat to Puntland and they have declared no such war against the great state or Faroole. The president is referencing menacing elements within the TFG.
Re: Faroole welcomes and praises new PM
Posted: Sat Oct 16, 2010 4:07 pm
by abdalla11
LOL, faroole isn´t refering to the School of Sado cali