Moderator: Moderators











Good job Dr Yalaxoow, in kastoo in badan hadalkaada ka muuqdo reer baadiye caano keene (for example sticking to your traitor sub-clan man Gabayre and his supposed and mythical fantasy would be rise over the commander of the armed forces, leader of the revolution, encapsulater of Somali control for over 21 years, and the man speaking like the sure head of state two months after the coup) taas waa laga cafin as well as "Siyaad bilawgi xaqiiq ayuu u muuqday. Siyaad beeshisa taariikhdeeda ayuu eegayay laga bilaabo Ahmed Gurey oo beeshiisha kaalin mug wayn ka lahayd laga bilaabo tariikhda qoran kolkaas iyo waliba gumaystahii. Siyaad wuu garowsanaa ummad aan qori karin, akhrin karin, xataa aan qoraal lahayn inaysan diyaar u lahayn dimuqaraadiyad ama iskaa isku maamul wuuna gaarsiin laha horumar ka dheer inta uu gaarsiiyey hadaanan isticmaarku faro gelin lahayn.waan dhageystay khudbada late barre, xaqiiqdii khudbadan waa 2 bilood ka dib markuu xukunka qabsadey diseembar 1969, khudbadiisa waxaa ka muuqata waqtigaas inuu ahaa nin daacad ah, waxaan aad ula yaabey sida uu qaadiyaasha uu ula dardaarmayo inay dadka xabsiyada ku jira ay kiiskooda uusan meel iska yaalin, ayna si deg deg ah shaqadooda u qabsadaan oo aan qof aan danbi laheeyn xabsiga ku sii jirin, laakiin nasiib xumo maxamed siyaad bare bilawgii daacad ayuu ahaa, laakiin ninka waxaa qaribay waa xukunkii ayaa u macaadey, waayo kacaankii waxaa dhaliyey ciidanka qalabka sida, siyaad barrena waxaa loogu dhiibey wuxuu markaa u muuqtey in waqtigii la doono laga qaadi karo, laakiin mukulaal hilib la tusey ayuu noqdey ka bilaaw 1970kii markuu xaqdarada u diley general gabeyre allaha janadii siiyee iyo generaalo kale qaali ahaa markuus ayuu afweeeyne isku xaarey xaqiiqdii.
maxamed siyaad waxa somalia sidaa u galey xaqiiqdii waa isaga iyo qabiilkiisa mareexaan ee ka dhigay qaran somalia la yiraahdo like their own TABAKAAYO, DUKAANKOODA, siyaad barre haduu xukunka iska dhiibi lahaa 1986kii markuu shilka baabuur galayey wadankas somalia badbaado ayuu lahaan lahaa, laakin nasiib xumo after 1986 wuxuu siyaad bare isku diyaarinayey XUKUN DHAXALTOOYO taasoo sababtey in CIIDANKA QALABKA SIDA uu burburiyo ka dib markuu wiilkiisa MASLAX isagoo doonayo inuu ka dhaxlo uu ka dhigo TALIYAHA ciidanka iyo hargeysa uu geeyo BAHAL REER BAADIYE ah la yiraahdo GAANI kaasoo sababey reer waqooyi inay ka dagaalamaan gumeysigaas.
ugu danbeey maamul xumadii late bare waxay dhaxalsiisey nin SAABUUN CUNE layiraahdo hadda ka hor xabsi galiyey aydiid ee ciil qaba uu wadankii sii burburiyo nasiib xumo.
calaa ku xaal SIYAAD BARE BILAWGII niyadiisa waa fiicneeyd laakiin qaladaad baddan uu galey ayaa sababtey maanta inuusan jirin qaran la yiraahdo SOMALIA.
ANY WAY ALLA YAA RAXMA MAXAMED SIYAAD BARE
http://tinyurl.com/3az562dummm is it silly of me to ask WHAT HAPPENED OCTOBER 21? This is the second time someone mentioned it, my Somali history is a bit limited but im getting there

Lol @ 60s corruptHe's dead and has been for 15 years if I am not mistaken, wuxu yahay iyo wuxu ahaaba waa la wada ogyahay.
Thanks for making my day, corrupt 60's, 70's and 80's were so not corrupt; I guess it depends on which end you were on back then.
iska bashaal, you creating these threads will only create more people insulting a dead man; actually I'm surprised it hasn't happened yet.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Garadkin and 15 guests