Maakhir: King Siciid meets with elders in Kenya

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

crshango
Posts: 97
Joined: Wed Nov 10, 2010 9:31 pm

Maakhir: King Siciid meets with elders in Kenya

Post by crshango »

Suldaan Siciid oo la Kulmay Odayaasha Jaliyada Maakhir ee Kenya [Daawo Sawirada]
November 14, 2010

Image
By Juuj
Suldaan Siciid Cabdisalaam Maxamuud Cali Shire oo ah Isinka Guud ee Beelaha deegaanka Maakhir ayaa Kulan Hordhac is Waraysi ah la Yeeshay Odayaasha Deegaanka ee ku dhaqan Kenya, Suldaanka Guud ayaa Arbacadii aan ka soo Gudubnay soo Gaadhay Kenya isaga oo ku sii Jeeda UK oo laga Casumay.


Suldaanka ayaa Is Waraysiga Gudiga Jaliyadaha u sheegay inuu ka qayb Galayo Shir Arimaha Somaliya looga hadlayo oo ka dhacaya UK Gaar ahaan Caasimada ee London.

Qodobada Suldaanku ku Amaanay inay ka Hir Galeen Gobolkii waxa kamid ah

•Amaanka
•Caafimaadka Guud
•Biyo La Hubo.
•Waxbarashada oo Hana Qaaday
Suldaanka ayaa Qodobaasi Hir Galintooda ku Amaanay Jaliyadaha diba ee deegaanka Kuwaasi oo ku sheegay inay Heer Fiican Ka Gaadhsiiyeen Gobolka.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Maakhir: King Siciid meets with elders in Kenya

Post by FBISOMALIA »

is he atom uncle :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”