Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saawiro)

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saawiro)

Postby Coeus » Fri Dec 17, 2010 5:55 pm

Image

Muqdisho Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo uu wehliyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xariga ka jiray Isbitaal la dayactiray oo kuyaala gudaha Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho.

Kadib Xaflad gaaban oo kadib salaadihii Jimcaha lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxaa uu halkaasi xariga uga jiray isbitaal lagu magacaabo Medical Health Center kaasi oo horay ugu yaalay xarunta Madaxtooyada balse mudooyinkii u dambeeyay dib loo dayactirayay.

Goobata dib loogu howlgalinayay Isbitaalka ayaa waxaa sidoo kale ku sugnaa Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed Farmaajo, Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna wasiirka gaashaandhiga Xukuumada KMG C/xakiin Max’uud Xaaji Fiqi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.

Isbitaalka Madaxweynaha uu maanta xariga ka jaray ayaa waxaa uu ka koobanyahay dhowr qoybood oo isugu jira Gargaarka deg deg ah,Shaybaarka, Farmashiye iyo qeybka bukaanka la jiifoyo.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa sheegay in dib u dhiska isbitaalka ay qeyb ka tahay qorshe dowladda KMG Soomaaliya ay dib u dayactir ugu sameyneyso goobaha muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed.

Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG iyo ku xigeenkiisa ayaa iyana soo dhaweeyay talaabada dib loogu howlgaliyay isbitaalka ku dhexyaala xarunta Madxatooyada ee Villa Soomaaliya iyagoo si weyn ugu mahad celiyay dadkii ka qeyb qaatay dib u dhiska isbitaalka.

Inkastoo aysan fududeyn in bukaano dad rayid ah oo ku waxyeeloobay la jiiyo isbitaalkaan cusub maadaama uu ku dhexyaalo xarunta Madaxtooyada oo amaankeeda ay si weyn u sugayaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa hadana qaar ka mid ah saraakiisha dowladda KMG Soomaaliya waxaa ay si hoose Shabelle ugu sheegeen in isbitaalka lagu dabiibi doono Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ee ku waxyeelooba dagaalada ka dhaca Magaalada Muqdisho.

Image

Image

Image

Image

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby The_Emperior5 » Fri Dec 17, 2010 5:58 pm

Oke hospital xaal qaado how can one table be a hospital :lol: and why bu sh dalxiis u eegeya albaabka :|

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30327
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby grandpakhalif » Fri Dec 17, 2010 6:02 pm

Asaga iyo Farmaajo isla shaqeeyey mashallah

Sh Shariif wa nin fiicaan :som:

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby The_Patriot » Fri Dec 17, 2010 6:04 pm

Check Farmajo he is more like Sharifs secretary know tell me who rules TFG Dameer mise Shaqalah dameerka :lol: :lol: :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby The_Emperior5 » Fri Dec 17, 2010 6:05 pm

Check Farmajo he is more like Sharifs secretary know tell me who rules TFG Dameer mise Shaqalah dameerka :lol: :lol: :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30327
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby grandpakhalif » Fri Dec 17, 2010 6:07 pm

Check Farmajo he is more like Sharifs secretary know tell me who rules TFG Dameer mise Shaqalah dameerka :lol: :lol: :lol:
Shaqalaha Somalia maxa ka galay? Adiga oo Dhagaxbuur ka timid, maxad arrimaha somalia ka galay ? Cajiib iyo nus.

User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby Shift » Fri Dec 17, 2010 6:09 pm

I like shariif,he is a walking comedy show :lol:

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby The_Patriot » Fri Dec 17, 2010 6:10 pm

Check Farmajo he is more like Sharifs secretary know tell me who rules TFG Dameer mise Shaqalah dameerka :lol: :lol: :lol:
Shaqalaha Somalia maxa ka galay? Adiga oo Dhagaxbuur ka timid, maxad arrimaha somalia ka galay ? Cajiib iyo nus.
Adhiga landeer ah in anaku degaxbuur ban dheganahy kaliy idhinku wardheer ila Dusamareeb ila Garbaharey soo noqo ila Kismayu baadh degantihin

lakin Dhollow maxa kugeye :lol: :lol: :lol:

Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby Cumar-Labasuul » Fri Dec 17, 2010 6:11 pm

Sharif has gotten paranoid since he has been in office

Looks right for any bombs
Image

looks left
Image

looks at cam, any bombs there?
Image

looks right again
Image

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30327
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby grandpakhalif » Fri Dec 17, 2010 6:14 pm

Wallee Cali Dhuux ruun bu sheegay, Dollow wa xafad ka tirsan Gedo

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby The_Patriot » Fri Dec 17, 2010 6:16 pm

Wallee Cali Dhuux ruun bu sheegay, Dollow wa xafad ka tirsan Gedo
Cali dux wuxu kahadhlayey Dhollowda Haudka oo Xigta SL?

Miyu kaba hadhli laha meel abar oo biyo laan oo Gedo kutalo :lol: :lol: :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby The_Emperior5 » Fri Dec 17, 2010 6:18 pm

Wallee Cali Dhuux ruun bu sheegay, Dollow wa xafad ka tirsan Gedo
Cali dux wuxu kahadhlayey Dhollowda Haudka oo Xigta SL?

Miyu kaba hadhli laha meel abar oo biyo laan oo Gedo kutalo :lol: :lol: :lol:
This kid is confused the doolow cali dhuux was talking about in the 1920s was Between wardheer and danood :lol: :lol: :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby The_Emperior5 » Fri Dec 17, 2010 6:19 pm

Hey grandpa khalif how does it feel to be a servant For an Ximaar :lol: :lol:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30327
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby grandpakhalif » Fri Dec 17, 2010 6:19 pm

Wallee Cali Dhuux ruun bu sheegay, Dollow wa xafad ka tirsan Gedo
Cali dux wuxu kahadhlayey Dhollowda Haudka oo Xigta SL?

Miyu kaba hadhli laha meel abar oo biyo laan oo Gedo kutalo :lol: :lol: :lol:
I was referring to Doqonkii Ogaden for Cali Dhuux not Dollow :lol:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30327
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: President Sheikh Sharif opens hospital in Mogadishu(saaw

Postby grandpakhalif » Fri Dec 17, 2010 6:21 pm

Hey grandpa khalif how does it feel to be a servant For an Ximaar :lol: :lol:
So Siilaanyo VC is a servant fuck off cagdheer ass licker

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 26 guests