wayahay dr ximaarow haday Emir godane iyo cali dheere yihin rag la qabo kuwan sh dalxiiis eeh odayga faruuraha cas cas iyo kan raisal wasaaraha isku sheega eeh xaarmaajo eeh marku melez la fadhiyo gacmaha ka dhidida iyaga tallow ya nageeystey Ma mossadki yuhuuda mise tallow waxa naaageystey Maraykan iyo xabashi

Mise buhuku bahaka ba qol yar ku xiidha oo habeenki ka riita

Nacala caqliga dameerka kaga yaaal dawlad yaro life support ku fadhida bu rabba inu Somali u duleyo Alshabaab ciid xukunta ma jirto iyaga is xukuma go aanka iyaga iska leh walah uncle sam ba sameyey wala meldz zanawi ba sameyey tooda iyo sharcigooda bay ku socdaan Buhuku bahaka iyo kuwa mad madow eeh sanweynta eeh maalinkasta madfaca xammar kala daala eeh suuqa bakaaraha dhulka la siimay ba qarran ku so celinaya ilahoow calqiga saliimka hanaga qaadin sida ximaarkan dr yalaxow

qaldaan orod nintedahaaga iska ciyaaar caqli meesha kuma heeysidee, sababta aad al shabaab u taageereyso maaha jaceyl aad u qabto khawaarijta al shabaab ee dadka innocent ah suicide bomber al shabaab ku xasuuqey your qaldaan hometown hargeysa year ago, sababta ugu weeyn aad taageereyso al shabaab waa koonfur waligeed nabad yeeysan noqon, mogadishu waligeed dab haka shidnaado.
bal fiiri adigoo qaldaan wiikh ah ee ilaaa ISREAL yahuuda AQOONSI uga doonay SOMALILAND ee xítaaa GAY couple from UK xitaaa aqoonsi ka doonatey ayaad iska dhigeysaa nin wadaad ah oo taageera kooxahan khawaarijta.
UGAANDA waa wadan afrikaan ah oo aan haba yaraatee somalia xuduud la laheeyn, wax intresst gaar ah kama laha somalia wadanka ugaanda, ciidankiisa waxay u joogaan SOMALIA waa caawinta shacabka somalia iyo soo celinta CALANKA BULUUGA iyo qaranimada somalia.
AL SHABAAB waa koox argagaxiso caalami ah waxay ka amar qaataaan CHILD MOLESTER ARAB CALLED USAMA BEN LADEN, waxay doonayaan somalia inay ka dhigaan meel ay ku dhuuntaan danbiilayaaal ARAB AH CHILD MOLESTERS AH,
marka waxaad la leedahay taageera al shabaabul shayaadiin, ADIGANA SOMALILAND QALDAAAN yahuudaan WARQADO U QORONAYAA, GAY COUPLE SOMALILAND aqoonsi ayaanuga doonayaa, ETHIOPIA CALANKEEDA HARGEYSA AYUU KA SURAN YAHAY, DEKADA BERBERA ETHIOPIA AYAA ISKA MAAMULATA.
markaasaad iska dhigeysaa nin wadani muslim ah, inkaari kuugu dhacdee , yaad been u sheegeysaa. ma DABOOLE AXMED GODANE OO sidii remote kontrol ARAB kontoroolaan ee NIQAAABKA XIRTA ayaan u ogolaa inuu koonfur nagu maamulo?
waa habeenkii xalay tagey qaldaaanoos inaan wadankeena somalia u ogolaano khawaarijta inay maamulaaan.