Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Situation in Somalia in 2011

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby The_Emperior5 » Sat Jan 08, 2011 2:38 pm

Ciidaanka somaliland oo guulo ka gaadhay dagaalkii widhwidh iyo SSC oo kala daadatay
Published By aarjeberti On Monday, July 19th 2010. Under News


Widhwidh- wararka caawa nagasoo gaadhaya magaaladda widhwidh oo ay maanya iyo xalayto ka dhaceen dagaalo xoogan oo ay iskaga hor yimaadeen ciidanka jamhhuriyadda somaliland iyo ciidamadda SSC
sidda ay shebekadda wararka ee iftinnews usheegeen saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka jamhuuriyadda somaliland ayaa sheegay inay afar ka mid ah ciidamadda ssc ay halkaasi ku geeriyooda .

halka ay sheegeen inay gacanta ku dhigeen 7 ka mid ah maxaabiista kuwaasi oo laba ka mid ah ay dhaawac yihiin siddaas .

sidda ay sheegaagayaan warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inay ciidamadda somaliland soo gaadhay khasaare igu jira dhimasho iyo dhaawac waxayna saraakiil sare sare oo aanu khadka Telefoonka ku xidhiidhnay waxa ay dhamaatooda xaqiijiyeen dhimashadda hal askari.

dhanka kalenna xoogaga ssc ayaa beeniyay ina lagag qabqabtay maxaabiis gaadhaysa 7 waxaanna ay sheegeen inay ciidamadda somaliland qabqabteen dad shacab ah waa sidda ay hadalka u dhigeene.

dhanka kalenna waxaa socda gurma iyo is urursi ay samaynayaan ciidamadda ssc kuwaasi oo laga dareemayo magaalaooyinka buuhoodle iyo dharkayn geeyo bali cad. iyo meelo kale oo badan .

dagaalkan ayaa markii uu bilowda waxaa kala qaybsanaan xoogani ku timi Ciidamadda SSC taasi oo sababtay in lagag gacan sareeuo dagaalkii maanta oo ay igu weerarka soo qaadeen.



this was the battle widhwidh was captured

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby The_Emperior5 » Sat Jan 08, 2011 2:42 pm

Madaxweyne Siillaanyo Wali Ma Dhufayskii SNM-buu Ku Jiraa, Muxuu Ciidamada Noogu Soo Daad Guraynayaa, Cornayl Dayr Iska Toos-na Waa Nin Dhul Bahante Ah”

“Nuux Taani-Na Colaad Buu Wadaa, Hadii Ay Ka Bixiwaayana Wixii Rag Yeeli Jiray Ayaanu Ku Dhaqaaqi Doonaa, Hadii 60-Kii La Eegayana Anigu Gaatama Ayaan Leeyahay” Garaad Ibraahim Baaruud Guutaale

Hargeysa, January 5, 2011(Haatuf) - Garaad Ibraahim Baaruud Guutaale oo ka mid ah garaadada Dhulbahante ee Buuhoodle, isla markaana ka mid ah hogaanka sare ee nabad diidka Buhoodle ayaa walaac ka muujiyay kormeerka Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen Nuux Ismaaciil Taani uu ku marayo ciidamada qaranka Somaliland ee saldhigyadoodu yihiin jiidaha hore ee xuduuda iyo deegaanada gobolada Sool iyo Buuhoodle, isagoo intaa ku daray in ciidamada qaranka Somaliland ay ka baxaan deegaanadaasi, kuna hana jabay in Maleeshiyadooda nabad diidka ahi ay dagaal kala hor tagi doonaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan deegaanada Maygaagle, Kal-shaale iyo Widh-widh oo uu tilmaamay in ujeedada loo keenay ay tahay sidii ganacanta loogu dhigi lahaa Buuhoodle.



This is a recent interview with a dhulbahante garaad of buhoodle

James Dahl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5212
Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
Location: Vancouver, British Columbia, Canada
Contact:

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby James Dahl » Sat Jan 08, 2011 2:43 pm


User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby The_Emperior5 » Sat Jan 08, 2011 2:47 pm

i think they hold it , the reason why is Somaliland army chief and ministers and advisors of presidentSiilaanyo held a peace peace conference with the garaad of widhwidh in november that sl troops will stay in widhwidh to maintain the peace and stability and Somaliland would pay blood money for the people who died in july i will show the peace deal

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby The_Emperior5 » Sat Jan 08, 2011 2:51 pm

here was another peace deal near buhoodle between elders of buhoodle and somaliland

Wasiirka gaashaandhigga Somaliland oo ka hadlay ciidamada widhwidh
Wasiirka gaashaandhiga maamulka Somaliland Axmed Cali Cadami hadalka MR.Cadami waxaa uu ka dambeeyey waraysiyo ay bixiyeen madax-dhaqameedyada ka kala socotey gobollada Togdheer iyo Cayn oo shir dhowr Saacadood socday ugu dhammaaday degaanka Xadh-Xadhan ee u dhexeeya Coodinle iyo Buuhoodle, kana soo saaray go’aano ay ka mid yihiin in la qaado ciidamada Somaliland ee ku sugan degaannada widhwidh bali-harac.Dhegayso hadlkii wasiirka Mr.Cawadi

wasiirka gaashaandhigga maamulka Somaliland , waxa uu sheegay in, in kasta oo dawladdu ay taageerayso dedaallada iyo is-xilqaan kasta oo madax-dhaqameedyadu ay ka yeeshaan wadahadallo nabadeed oo gogol-xaadh ah, in haddana waxa iyaga la gudbooni ay tahay inay taloyinkooda u soo jeediyaan dawladda, dawladduna ay tahay ta iyadu iska leh go’aanka kama-dambaysta ah iyo fulintiisa.
salaadiinta ka socatay dhanka Burco waxay intii shirka lagu guda jiray xaqiijiyeen inay iyagu wakiil ka yihiin Madaxweynaha islamarkaana wataan saxiixyada madaxweynaha, wasiirka arimaha gudaha,gaashaandhiga iyo saxeexa taliyaha ciidanka Somaliland.
Heshiiskaa ay wada gaadheen madax-dhaqamedyada Burco iyo Buuhoodle waxay ahaayeen kuwa aan horey loo sii shaacin,dadweynaha reer Buuhoodle ayaa ogaaday mudo yarka hor intii aan shirkaasi furmin.
Waxaa intii lagu dhexjiray shirka weerar ku soo qaaday koox dhalinyaro ah u dhashay deegaanka Buuhoodle kuwaas oo la sheegay in soo abaabuleen kooxda Garaad Jaamac.
dhalinyarada ayaa rasaas aad u badan ooda kaga qaaday ilaaladii shirka waxayna rasaastaasi ku dhacday sedex gaadhi oo ka mid ah gawaadhidii wufuudu wadatay,waxaase ilaaladii shirka u suurtagashay in ay qabqabtaan dhalinyaradii soo weerartay shirka.
Odayaashi ka qayb galay shirka xadha-dhan ayaa maalintii shalay uga waramay gudida Buuhoodle shirkii ay ka qayb galeen waxaana gudidu ku raacday go’aamadii ay la soo saxeexdeen salaadiintii reer Burco.
Shirkaas ayaa lagu soo qaaday dhacdadii shirka xadhadhan iyagoo odayaasha reer buuhoodle aad wax isaga waydiidyey sidii laga yeeli lahaa Garaad jaamac garaad cali oo la sheegay in dhiniciisa laga soo agaasimey dhalinyaradii qulqulada ka samaysay shirkii xadhadhan,qaarka mid ah odayaasha gudida Buuhoodle ayaa aad ugu qaylinayey in garaad jaamac uu weeraray Isimo isagoo isin ah, iyaguna ay weerari doonaan garaad Jaamac waxaase markii dambe loo daayey arintii in Garaad Jaamac laga diro baaq laga dacwoonayo oo loo diro beesha bah-ararsame.
Shirkii ugu horeeyey ay yeeshaan gudida reer Buuhoodle mudo 2 bilood laga joogo ayey isku afgaran waayeeb garaad jaamac iyo odayaasha reer Buuhoodle waxayna shirkaa garaad jaamac u direen gudida Buuhoodle inuu u yeedho dadkii qabanlahaa,wuxuuna garaad Jaamac keensaday 15 xubnood oo uu hogaaminayo Aw Daahir oo ka mid ah golaha guurtida Somaliland inkastoo Awdaahir siwacan u qabtay Garaadka xaalmarina ka bixiyey hadana dad badan ayaa la yaabay in golaha guurtida Somaliland ay wada hadalsiiyaan garaada dhulbahante iyadoo laga hadalayo xoraynta laascaanood.
Dadweynaha reer Buuhoodle ayaa aad u hadalhaya shirkii xadhadhan ee go’aamada laga soo saaray iyadoo dadka intiisa badani ay aaminsanyihiin in shirkaasi ahaa talaabo muhiim ah oo loo baahnaa si loo ilaaliyo nabadgalyada deegaanka Cayn.
garabka garaad jaamac iyo maamulka puntland ayaa aad uga hadlaya heshiiskan iyadoo hogaamiye Saleebaan Ciise Axmed uu sheegay inuu shirkaasi ahaa mid sharci daro ah, dadweynaha caadiga ah ee Buuhoodle ayaa aad u danayanaya heshiiskaa, sidoo kale magaalada Laascaanod ayaa iyana aad loogu hadal hayaa,dhanka kale wafti ka socota maamulka Somaliland ayaa maalmahan ku sugnaa magaalada Laascaanood taas oo uu hogaaminayo Baashe M.Cade oo shirar kii ugu horeeyey la yeeshay beelaha gaar ahaan beesha Baharsame oo warar hoose ay sheegayaan in odayaal ka mid ah beesha in ay waraaqo codsi ah u gudbiyeen madaxweyne Siilaanyo,waxaana la sheegayaa in codsiyadaasi ay ku wajahanyihiin sidii madaxweyne Axmed Siilaanyo looga dhaadhicin inuu maamulkiisa ku fidiyo dhamaan xuduudaha Somaliland loo yaqaano ee Yoocada.
Yawmulbacadkii duunka : “Buurawadal, Buuhoodle ILaa Bali Cad ” Halgamaa ( Eng: Maxamuud Caydiid Dirir)



this is from the ssc websites



http://www.buhodlepost.com/2010/08/wasi ... buuhoodle/
they asked Somaliland to remove their troops from widhwidh and balihadhac. now this was august.

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby Executive » Sat Jan 08, 2011 2:54 pm

Emperior

Can you not read? What you are posting and James is saying is different. I can call relatives in WidhWidh right now, there aren't any Somaliland troops there.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby The_Emperior5 » Sat Jan 08, 2011 2:58 pm

Emperior

Can you not read? What you are posting and James is saying is different. I can call relatives in WidhWidh right now, there aren't any Somaliland troops there.

Then how come garaad abshir in the last peace deal in widhwidh asked the somaliland troops to be removed from widhwidh :| and second dident then the somaliland deputy speaker of parliament and minister of defence say no troops will leave i have here the deal it was posted on ceegaag

Garaad Abshir Saalax oo ceegaag.com uga waramay shirka Widhwidh ee odayaasha Deegaanka iyo Wasiirada Somaliland
November 3, 2010
Laaska News
Leave a comment
Go to comments
Laaska News-Somalia.

Shabakadda ceegaag.com ayaa waxay waraysi la yeelatay Garaad Abshir Saalax oo kamid ah isimada Beesha Sool,waxayna ka waraysatay shir ka socda Degmada Widhwidh,oo uga socda odayaasha degmada Widhwidh iyo wafdi wasiiro ah oo ka socda Somaliland,waxa uu garaadku qiray in meel fiican ay marayaan wadahadaladu,waxyaalaha qaarna laysla ogolaaday waxyaaalaha dhimana la dhamaystirayo,waxaana laqabtay oo loo saaray guddiyo farsamo.
Waxa garaadku sheegay in waxyaalaha ay kawada hadleen oo ay ka heshiiyeen ay kala yihiin:

1.In ciidamada Somaliland laga qaado deegaanka Widhwidh.2.in la bixiyo dadkii lagu dilay dagaalka ka dhacay magaalada Widhwidh ee ciidamada somaliland halkaas ka geysteen.
3.in la soo daayo maxaabiistii dagaalkaas ka dhacay Widhwidh lagu qabtay.
Ujeedada ugu weyn shirkan ayaa ah nabadgalyada deegaanka iyo in nabad lagu wada noolaado.

Waxaa kale oo garaadku sheegay inaanay ahayn shir gaar u ah beesha widhwidh iyo somaliland ee uu yahay mid guud oo aysan jirin dan gaar ah oo aan kaleenahay somaliland,isagoo ka jawaabaya suaal uu weydiiyay wariyaha ceegaag.com.

Waxaa kale oo uu garaadku ku daray in garaadada deegaanka ay hadda ka maqan yihiin, intooda badnaydna ay ku maqan yihiin mashaqada xagga hawdka.

Waxaana uu garaadku ku booriyay bulsho weynta nabad.

Si kastaba ha ahaatee,wuxuu garaadku muujiyay geesinimo iyo xikmad mar haddii uu ka shaqeeyay nabad,umaddiina ugu baaqay.

Halkan Ka Dhagayso Waraysiga ay ceegaag.com la yeelatay-

G Abshir Shirka Widhwidh

Laaska News.

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby Cali_Gaab » Sat Jan 08, 2011 3:24 pm

Here comes peeping tom with his S/L obsession. Waar S/L is only a few miles away from Garowe adna tuulooyin aaney toban qofi degneyn ayaad nooga sheekeneysaa. Bloody delusional cuqdadle :lol: :down: .
:lol: :lol: :lol:

Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby Oxidant » Sat Jan 08, 2011 3:28 pm

Widhwidh today, Las Anod tomorrow

VIVA SSC :up:

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby Xamud. » Sat Jan 08, 2011 4:41 pm

So called Somalilanders on Somalinet been threatening to capture Garowe on the net for the past 6 years and we are yet to see any movement from the real SL army, why is that hortaa? is it cuz they know that capturing Garowe is not a walk in the park and that they will be met with force.

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby Babygirl- » Sat Jan 08, 2011 4:42 pm

James abything East of Lasanod And & all of Xudun & Taleex Districts ARE not under Somaliland also Anything South of Erigavo South Central Sanaag is not Under Somaliland nor Eastern Sanaag.
Last edited by Babygirl- on Sat Jan 08, 2011 4:45 pm, edited 2 times in total.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby The_Emperior5 » Sat Jan 08, 2011 4:43 pm

So called Somalilanders on Somalinet been threatening to capture Garowe on the net for the past 6 years and we are yet to see any movement from the real SL army, why is that hortaa? is it cuz they know that capturing Garowe is not a walk in the park and that they will be met with force.
17 miles away from your capital we are in tuka raq the border is 5 Miles away From garowe. if we shell from yoocade garowe , we will reach it :shock:

User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby garoweboy » Sat Jan 08, 2011 4:46 pm

So called Somalilanders on Somalinet been threatening to capture Garowe on the net for the past 6 years and we are yet to see any movement from the real SL army, why is that hortaa? is it cuz they know that capturing Garowe is not a walk in the park and that they will be met with force.
17 miles away from your capital we are in tuka raq the border is 5 Miles away From garowe. if we shell from yoocade garowe , we will reach it :shock:
Walhi if Somaliland tries to capture Garowe
isaaq will be endangered species
you guys act like as if there's no men in garowe or surrounded area. :|

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby Xamud. » Sat Jan 08, 2011 4:46 pm

So called Somalilanders on Somalinet been threatening to capture Garowe on the net for the past 6 years and we are yet to see any movement from the real SL army, why is that hortaa? is it cuz they know that capturing Garowe is not a walk in the park and that they will be met with force.
17 miles away from your capital we are in tuka raq the border is 5 Miles away From garowe. if we shell from yoocade garowe , we will reach it :shock:

Be my guest and we will unleash the goat army on you, they will follow you over the board, word has it that you have some nice green grass on your side of the board, dont be suprised if they camp up and stay for abit.

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Situation in Somalia in 2011

Postby Cali_Gaab » Sat Jan 08, 2011 4:48 pm

So called Somalilanders on Somalinet been threatening to capture Garowe on the net for the past 6 years and we are yet to see any movement from the real SL army, why is that hortaa? is it cuz they know that capturing Garowe is not a walk in the park and that they will be met with force.
17 miles away from your capital we are in tuka raq the border is 5 Miles away From garowe. if we shell from yoocade garowe , we will reach it :shock:
Why do you not meet us with force? It doesn't make sense letting us have a picknick a stone throw away from Garowe. :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: mahor, nnjrewzas112 and 28 guests