A message a commenter left behind for Farmaajo
Posted: Wed Jan 19, 2011 9:06 am
Waxaan Uga digayaa Farmaajo in ay adeegsadaan cadawga Puntland oo raba In ay isku dhuftaan beesha Darood ee walalaha ah qorshahaasna waxaa wata Beesha Mudlood oo maanta siyaasadii Somalia ku fashilmay aduunkii iyo somalina fahmen in ay TFG iyo Alshabab ay qorsha ka dhigteen si dagaalada Somalia aysan u dhamaan Mashaariicna ku qaataan xitaa waxaa la Xaqiijiyay In Shariifka la shaqeeyo kooxaha dagaalka ka wada koonfur waana mashruuc aan dhamaaneen oo la rabo in malion dollar lagu cuno.
Farmaajow Puntland waxay is hayaan caadwgeeda 1aad ee soo jireenka ah marka haku dhex lumin fahan qorshaha ay wataan beesha Hawiye ee nacaybka Darood iyo tan Puntland ba geed dheer iyo geed gaaban u fuulaya sida
1.shariif tuke madaxwaynaha beesha Mudulood
2.Nuur cadde ninka isku magacaabay safiirka safiirada Somalia u fadhiya dibada oo dhan gaar ahaana Europe.
3.Dhuxolow
4.Axmed cabdisalam
puntland mooryaantaas ayeey is hayaan oo raba In ay somaliya iyagoo minorty ka ah beel ahaan dhulkoodina Alshabab ku wareejiyay si aduunka u khaldaan iyo Ra’yul caamka si mashaariicdu u socoto.
Farmaajow kama filayn in ad "yes man" noqoto oo wixii Mudulood iyo seediyada Afarqooble kuu soo yeeriyaan aad kula hunqaacdo shacabka iyo dawladooda reer Puntland... adeer "RIMOOT KONTAROOL" ayaan kuu arkaa dan lagu fushanayo ee bal dib iskugu laabo oo fahan bal cida aad tahay hadad Mudulood tahay sheego oo mashaariicdii dalka afka ugali.
Reer puntland waa isku kalsoonyihiin aduunkana wa is fahmayaan adiga iyo shariif biijana waa la isla kiin tuurin.