Moderator: Moderators

WAR DEG DEG AH: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya Oo Ku Mudaharaadaya Birri Ina Iley Iyo Al-Ictisaam (Meles Zanawi Down Ina Iley Down Al-Ictisaam Down Dabadhilifyada Itoobiya Down (Akhri Waarqda)
MINNEAPOLIS:- Golaha Baraaruga Islaamka ayaa waxaa xiriir la soo sameeyey Shacabka Soomaliyeed gaar ahaan Shacabka Ogaadeeniya ee Gumaysi diidka ah, waxayna Birri waagu markuu baryo wakhtiga Maraykanka Axad January 23,2011 ay isku diyaarinayaa Mudaharaad ay oga soo horjeedaan Abdi Mohamud Omar oo loo yaqaano ina Ilay iyo Saraakiil Itoobiyaana oo la socda sidoo kale Mudaharaadkaan ayaa waxaa looga soo horjeedaa wadaadada cadowga Itoobiya Umadda Soomaliyeed u hoosaasinaya ee Al-Ictisaam gaar ahaan shantii wadaad ee Soomali Galbeed ku dhiira galisay in ay Meles Zanawi isku dhiibaan.
Boorarka haldhigyada ku qoran ayaa noqon doona Ina Ilay Down Meles Zanawi Down Xasuuqa Shacabka Soomaliga Galbeed waan ka Gumanaynaa, Faroole Down Dabadhilif Down, Al-Ictisaamka Puntland Down, shantii wadaad Down Sh Umal Down Sh Shibile Down Sh C/raxmaan Sheekh Cumar Down, Shaafici Down, Sh Xasan Ashkir Down, Sharif Sheekh Axmed Down Bashir Axmed Salaad Down, Al-Ictisaam Down Sh Axmed C/samad Down Sh Abu Xasaan Down, Ibraahim Dheere Down, C/rashiid Aabi Down.
DABADHILIFYADA ITOOBIYA DOWN Uganda iyo Burundi Ciidamada Shisheeye out of Soomaliya Sharif Axmed Down Dabadhilif Down Horjoogayaasha dabadhilifyada ah ee Masaajidkeena Abuubakar Sadiiq Down Fadlan Mudaharaadka ka soo qayb galay waa diyaar dhammaan erayadaas oo boorar waaweyn lagu qoray, waxaa mudaharaadka soo qaban qaabiyey Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Dalka Maraykanka Dagan oo ka yimid dhammaan Gobolada Maraykanka iyo Canada.
Birri Axadda wakhtigu waa 12:00PM ilaa 6:00Pm ayuu soconayaa Mudaharaadku wuxuuna ka dhacayaa Down Town Minneapolis gaar ahaan Hotelka dabadhlif ina Ilay uu dagan yahay ee Marriott City Center ciwaanka ka eeg waraaqda fadlan xasuuqa Bhuko iyo Meles Zanawi ay shacabka Soomaliyeed kuwadaan haddii aad ka xuntahay soo xaadir, Golaha Baraaruga Islaamku si kal iyo laaba ayey oga qayb galayaan Mudaharaadkaan, sidoo kale warbaahinta islaamigaa ayaa Boorarkooda lagu dhajinaya wadooyinka mudaharaadku ka dhacayo SOMALIMEMO.NET AMIIRNUUR.COM SOMALIMIDNIMO.COM waa kulan xiisa badan fadlan ka soo qayb gal.
http://www.somalimidnimo.com

Boorarka haldhigyada ku qoran ayaa noqon doona Ina Ilay Down Meles Zanawi Down Xasuuqa Shacabka Soomaliga Galbeed waan ka Gumanaynaa, Faroole Down Dabadhilif Down, Al-Ictisaamka Puntland Down, shantii wadaad Down Sh Umal Down Sh Shibile Down Sh C/raxmaan Sheekh Cumar Down, Shaafici Down, Sh Xasan Ashkir Down, Sharif Sheekh Axmed Down Bashir Axmed Salaad Down, Al-Ictisaam Down Sh Axmed C/samad Down Sh Abu Xasaan Down, Ibraahim Dheere Down, C/rashiid Aabi Down.
DABADHILIFYADA ITOOBIYA DOWN Uganda iyo Burundi Ciidamada Shisheeye out of Soomaliya Sharif Axmed Down Dabadhilif Down Horjoogayaasha dabadhilifyada ah ee Masaajidkeena Abuubakar Sadiiq Down Fadlan Mudaharaadka ka soo qayb galay waa diyaar dhammaan erayadaas oo boorar waaweyn lagu qoray, waxaa mudaharaadka soo qaban qaabiyey Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Dalka Maraykanka Dagan oo ka yimid dhammaan Gobolada Maraykanka iyo Canada.
http://www.somalimidnimo.com

waryee sareeye,soo adiga laftaada rant-gareenaya maaha.talow ma sheikh cabirahman sheikh cumarka la yedhi "dhown" baad ka cadhotay ?somalimidnimo.com, war ragaani waa the most extremist individuals and the most anti-somali site every established, it is more dangerous then the defunct usc and the hutu think tank hawiyeunity.com, it is more debilitating than dalabaays darood rants, this guys hate the essence of it means to be somali; they despise the maro, garbasaar, goorgarada, macawis, uunsi, odayaasha, garta geedka, caweyska, wararka, shukaansiga, sports-ka. they are essentially the only site that escapes the finger tips of agencies because it is located/run by a genius somalia that has got them on their game and cut authorities off guard by using the freedom acts/speeches that lets gays have sites and rednecks/republics space to rant. using this site to promote a mudaaharad is very risky, and some of the photos taken might turn into mug shots.
war ragaan iska ilaaliya oo culumadii iyo islaamkii meel ey ka galaan waayay, waxa ey wadaan iyo howshoodu baraka ma laha

Boorarka haldhigyada ku qoran ayaa noqon doona Ina Ilay Down Meles Zanawi Down Xasuuqa Shacabka Soomaliga Galbeed waan ka Gumanaynaa, Faroole Down Dabadhilif Down, Al-Ictisaamka Puntland Down, shantii wadaad Down Sh Umal Down Sh Shibile Down Sh C/raxmaan Sheekh Cumar Down, Shaafici Down, Sh Xasan Ashkir Down, Sharif Sheekh Axmed Down Bashir Axmed Salaad Down, Al-Ictisaam Down Sh Axmed C/samad Down Sh Abu Xasaan Down, Ibraahim Dheere Down, C/rashiid Aabi Down.
DABADHILIFYADA ITOOBIYA DOWN Uganda iyo Burundi Ciidamada Shisheeye out of Soomaliya Sharif Axmed Down Dabadhilif Down Horjoogayaasha dabadhilifyada ah ee Masaajidkeena Abuubakar Sadiiq Down Fadlan Mudaharaadka ka soo qayb galay waa diyaar dhammaan erayadaas oo boorar waaweyn lagu qoray, waxaa mudaharaadka soo qaban qaabiyey Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Dalka Maraykanka Dagan oo ka yimid dhammaan Gobolada Maraykanka iyo Canada.
http://www.somalimidnimo.com![]()
![]()
![]()
![]()
war waxan(the article) yaa soo qoray inadeer,it reminds me of riwaayadii sangub u islantisa ku mudaharaadi jiray oo uu odhan jiray "jimmi dhown,dhaqan xumo dhown,shopping xunto dhown"![]()
horto cajalkii aan kaa sugayey ma soo baxay ?

Any day that i can kill couple of birds with one stone is a good day indeedshift:I see you having fun with it man,marqaagaa muufada ku jira.kolay anigu halganka waan taagersanahay.indeed,salku waa dhanaan
![]()
gacansareeye:are you talking about the debate the took place in MN somalitv? that dude looked young as I remember,in the name of Abdi wali or something like that

Inadeer,mar ka hore dabaqoodhi iyo absame tol ma aha.We are unique amongst the somalis when it comes to dealing with our dabaqoodhi,we cut ties with them and never ever ever ever claim them as tol.Mida labaad,inadeer you are not informed,hardly do the dabaqoodhi face JWXO in battle.Actually they were created for that sole purpose but have failed in its infancy,the tigree are bleeding and bleeding heavy,in order to stop that bleeding and lighten the burden zenawi has employed IBRAHIM DHEERE/ICTISAAM and everyone else who will buy into his cries for help.Naaneysta koleeyba adaa bixiyee soo daashift, waxaa la yira meesha waxa isku hardinaya dabaqoodhi iyo dabaonlf, oo labadaba walaal ah, at end who wins, who loses. why are you guys decimating each other when you still havent met the real enemy both real the real (xabashi) and the real 2 (eydoor). besides, soomali maantay iyo inta aan u jeedno dadkaas xabashida ah baa masuul looga dhigay, i think you guys have an opportunity since you speak the language of the master and reside with him, why not rule your territories and that of somalia indirectly, iga daa hadii aan hadalka sii badiyo neynaastii xumeyd baa igu soo dhicine![]()

Cadaaladu waa labiska gobta inadeer,dont take a harsh stand just becouse dalboon is chasing the old timers aroundgacan sareeye:I'm just interested in religous debates awowga la janeeye,maalin dhaweeto ayaan daawanayey![]()
shift:dalboon came across as amateur debater,and missed countless opportunities to corner the sufi.i thought it was less than mediocre.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 3 guests