gacan sareeye:I'm just interested in religous debates awowga la janeeye,maalin dhaweeto ayaan daawanayey
shift:dalboon came across as amateur debater,and missed countless opportunities to corner the sufi.i thought it was less than mediocre.
Cadaaladu waa labiska gobta inadeer,dont take a harsh stand just becouse dalboon is chasing the old timers around

We can post the debate right now,what say you?
CADAALADA WAA LABISKA GOBTA. GOBTA WAA NAXARIISATA. GOB WAXAA AH SAAXIIBIGII BOQORKII PERSIA MADAXA INTUU KA DHUNKADAY LAGU SIIDAAYE DHIBAATADII IYO XABSIGII LAGU HAAYAY MAXAABIISTII MUSLIMIINTA.
GOB WAXAA AH NINKASTO MAANTA BIYO, CUNTO, IYO NABAD U HORSEEDAAYO EHELADEENA KU DHIBAATEEYSNAA 2O SANO DHULKOODA. WALAAHI HADII NABAD LAGU HELAAYO IN MADAX LAGA SHUMIYO MELES ZINAAWI WE ARE WELCOME.
WARYAA HADII AAD JECESHAHAY GOBNIMO. LA JECLOOW NABADA HADA KU HEEYSATID WESTIGA. HAL MAR GISHO KABAHA EE QABAAN AGOONTA AANA EHEL IYO CEELNA MIDNA U MAQNEEN.
MARKALE WAA RUN CADAALADA WAA LABISKA GOBTA... WALEE WAXAA GOB AH SHEIKH IBRAHIM DHEERE ALLAH HA XAFIDO MEEL KASTO JOOGO.