Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Mamuulka Kismayo fixing roads

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Mamuulka Kismayo fixing roads

Postby grandpakhalif » Fri Jan 28, 2011 11:15 am

Maamulka islaamiga magaalada Kismaayo aya dardar geliyay shaqooyinka arrimaha bulshada kadib markii maamulkaasi ku guulaystay in uu magaalada ka saaro kooxihii burcadda ahaa iyo dagaal Oogayaashii Reer Kismaayo cuuryaamiyay wixii ka dambeeyay dowladii Siyaad Barre.


magaalada Kismaayo oo muddo ku dhaw Sedax sano leh maamul Islaami ah oo ku dhaqanka shareecada Islaamka hirgeliyay ayay Kismaayo hadda gelaysaa horumarin dhanka bilicda ah.


Bishii lasoo dhaafay waxaa magaalada gudaheeda laga saaray wixii Khashin ah ee magaalada lagu qubayay xiligii fowdada, xaafado caan ka ah magaalada oo Khashinka iyo gudaafadda ku caan baxay ayaa maanta ah kuwa dhal dhalaalaya kadib markii maamulka Baariga ah ee Sheekh Xasan Yacquub Hogaamiyo dhidid iyo dhaqaale ku bixiyeen sidii nadaafadda magaalada loo hagaajin lahaa.


Markii magaalada laga nadiifiyay Khashinkii iyo gudaafaddii ayuu maamulku usoo jeestay dhismaha wadooyinkii ku burburay dagaaladii sokeeyay.


Waxaa lasoo gaba gabeeyay dhismaha wadada hormartay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee bartamaha magaalada Kismaayo, wadadaasi oo ka burbursaneyd ilaa iyo 600 Mitir ayuu maamulku ku guulaystay in uu dib u dhis u sameeyo.


Dhismaha wadada Kismaayo ayaa kusoo aadaya xilli Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin uu dhawaan Baaq waxqabad in dardaaran ah u diray wilaayaadka Islaamiga ee dalkeena Somaliya.

Image

Image

Image

Image

Image

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Mamuulka Kismayo fixing roads

Postby MujahidAishah » Fri Jan 28, 2011 11:19 am

Woow Al Shabab took time out of killing people to do something positive :D

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Mamuulka Kismayo fixing roads

Postby ina aadan » Fri Jan 28, 2011 11:20 am

mansha alaah :up:



Waryaa waan ku so ogaaday lacagtuu bixiyo malis kofkii u noqda dabaqoodhi :D
PM:kaaga fiiri wixii fah-faahina.

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Mamuulka Kismayo fixing roads

Postby abdisamad3 » Fri Jan 28, 2011 11:21 am

good job. :up:

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Mamuulka Kismayo fixing roads

Postby abdisamad3 » Fri Jan 28, 2011 11:22 am



OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 36 guests