Page 1 of 2

What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Thu Feb 17, 2011 6:14 am
by Keyse_0208
:lol: :lol: PuusssssyLand, now we know the reason why they call u bintiland :lol: :lol: :lol:

Did u give up on laascaanood. 2007 . 2008.. 2009. .2010... 2011 and still waiting :lol:

Image

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Thu Feb 17, 2011 9:22 am
by juzme123
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

,

You can't blame them for not wanting to get their ass wooped:


Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Fri Feb 18, 2011 7:00 am
by Keyse_0208
:lol: :lol: :lol: i guess the Bintilanders are avoiding this question since its too embaressing for them to answer..


loooooooooool :mrgreen: :mrgreen:

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Fri Feb 18, 2011 1:50 pm
by Cali_Gaab
:lol: :lol: :lol:

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Fri Feb 18, 2011 1:51 pm
by ToughGong
:lol: :lol: :lol:

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Fri Feb 18, 2011 3:08 pm
by The Magnificent
OVER 120 SNM MILITIA KILLED IN FEW HOURS IN THE BATTLE OF KALSHAALE AND OVER 130 WOUNDED.



Qarannews & Dagaalka Kalshaale :Ciidmada Qaranka Oo Dhirbaaxo Kulul Lagu Dhuftay Iyo Cadami Iyo Taani Oo Been Ka Sheegay


huftay Iyo Cadami Iyo Taani Oo Been Ka Sheegay

Written by Qaran news
Feb 07, 2011 at 11:09 AM
Hargiesa,(Qaran news)-Dhirbaaxadii ugu weynayd ee soo gaadha ciidamada qaranka ee ku sugnaa aaga Kalshaale ayaa saaka ku habsatay ciidmadaasi iyada oo ciidamada soo weeraray ciidanka qaranka oo ku hubaysnaa hubabka noocyadooda kala gadisan oo laga
keenay maamul goboleedka Somaliya ee Puntland
, ayaa saaka ciidanka qaranka lagaga soo weeraray sadex jiho oo kala gadisan kuwaasi oo ciidanka oo iska baraad laa huwiyay sadex weerar oo ay adeegsanyeen hub aad u faro badan oo waaweyn.

Dhirbaaxdani ku dhacday ciidanka qaranka ayaa taliyah ciidanku uu ku sheegay in ciidankiisa laga dilay Sadex askari, sidoo kale wasiirka gaashaandhiga ayaa sheegay, inay iyagu guulaysteen isla markaasina aanu wax khasaare ahi aanu soo gaadhin ciidnaka qaranka, oo uu ku nuux nuuxsaday in aan hal askari laga dilin, hase ahaatee waxa shabakada qaran news loo xaqiijiyay oo aanu soo ogaanay in ciidanka qaranka laga dilay sideed askari dhaawacuna uu gaadhaayo 30, xubnood, sidoo kale waxa la noo xaqiijiyay in ciidanka qaranka laga qabsaday tiro aad u yar oo maxaabiis ah oo ay ku jiraan laba askari oo dhaawac ah oo midkood ka soo jeedo gobolka Saaxil, ma jiraan wax baabuur ah oo maanta laga qabsaday ciidanka qaranka sida la noo xaqiijiyay, hase ahaatee waxa jira baabuur tikniko ah oo dhaawac uu soo gaadhay kaasi oo ay ciidanka qaranku soo jiiteen markii ay dagaaladu istaageen. Ilaa galabta waxa gobolada galbeedka laga daabulaayay ciidamo iyo saanad iyo hubabka noocyadooda kala gadisan iyada oo aaga Sheekh laga dhaqaajiyay ciidankii ugu laxaadka badnaa laguna xoojinaayo ciidanka Kalshaale oo ciidamada soo weeraray ayna aad uga dheerayn xaga ay fadhiisinka ka dhigteen, dhirbaaxadan maanta gaadhay ciidanka qaranku waxa ay noqon doontaa mid ay cashar ku qaataan.

Ciidankan ka tirsan ciidmada qaranka ayaa goobtaasi saaka lagy soo weeraray u joogay kala dhex galka laba beelood oo deegaankaasi hore ugu dagaalamay,ciidanku marna ma'ay filanynin in weerar noocan ah lagu soo qaadi doono iyaga oo goobtaasi loo geeyay in ay soo celiyaan kala danbayntii iyo nabadgalyadii hore aagaasi uga jiri jirttay, hase ahaatee ciidanka qaranka ayaa iska difaacay gaadmadaasi isla markaasna dib u celiyay ciidankaasi, iyaga oo khasaare iyaguna gaadhsiiyay

Dhanka kale waxa jira jidgoyn ay maanta ay dhalinyaro hubaysani ay ku qaadeen baabuur ay lahaayeen ciidanka qaranka iyaga oo maraaya aaga Gambadhe, halkaasi wax khasaare ahi labada dhinac midkoodna ma soo gaadhin dhalinyradiina way yaacday markii la is rasaaseeyay.

Sida ay doontaba ha ahaatee khasaarahan maanta soo gaadhay ciidanka qaranka waxa khasaaraha ka yimid dusha u ridan doona taliyaha ciidanka qaranka Nuux Taani oo aan marnba ka sii diyaar garoobin ciidanka iyo hubka laxaadaleh ee ka imanaayay baryahanba maamul gobleedka Putland ee soo gaadhaayay magaalada Buuhoodle, kuwaasi oo la sheegaayo in ciidamada sirdoonku ay baryahnba ay ku wargalinayeen xukumada siiba gashaandhiga, sidii looga diyaar garoobi lahaa hubkaasi faraha badan ee gobolka soo galaaya ee ka imnaaya xaga Puntland, Mr Nuux Taani ayaa ah shaqsiga labaad ee ugu awooda badan wasaarada gashaandhiga marka laga reebo wasiirka gashaandhiga oo aan wax khibrad ah u lahayn arimaha gaashaandhiga iyo difaaca toona, isga oo xiligii jagadaasi loo magacaabayna sheegay in aanu waligii xabad ridin, hase ahaatee uu shaqadiisa uu gudan doono, hase ahaatee dadweynaha reer Somaliland ayaa aad maanta uga cadhooday weeraradani soo noq noqonaaya iyada oo ay xukumada ku dhaliilayaan in ayna talaabo cad ka qaadan ciidamadan qaranka ee maalin walba la soo weeraraayo.

La soco warar faah faahsan oo ku saabsan arimahaasi iyo wararka dagaaladani oo aanu sii dayn doono magacyada maxaabiista la haysto, anaga oo helnay magacyada qaar waxa aanu ku guda jirnaa dhamaystirkooda iyo xaga ay ka soo kala jeedaan.


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Sun Feb 27, 2011 2:38 pm
by Keyse_0208
Stil waiting, 5 years later :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Sun Feb 27, 2011 2:43 pm
by burhaan2010
Stil waiting, 5 years later :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:

dhabayaco bey wax ka sugayaan :lol:

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Sun Feb 27, 2011 2:49 pm
by EastAfrica
Kadib Jabkii Somalidiidka



- Warlord Siilaanyo oo lagu khasbay inuu awdo Baraagihii daandaansiga ahaa ee beeshiisu qototay, Warlord Siilaanyo waa isku dayey inuu Beeshiisa ku taageero dulmi iyo dagaalka ee ku soo qaadeen Deegaanka Dhulbahante lakiin Warlord Siilaanyo iyo beeshiisu waa ku fashileen

- Suldaankii Isaaq oo sheeqay in Kalshaale tahay deegaan Dhulbahante, waayo magaco waa magac Dhulbahante bixiyey. Haberjeclana waa ku khaldantahay inay deegaanka Dhulbahante ku xadgudubto, Warlord Siilaanyo waa ku khaldanyahay inuu beeshiisa kala qeyb qaato dagaal qabiil.



* Reerkii Isaaq cagahaa dhulka loo, dhigay waana la kibir jabiyey, hada waa yara miyir sadeen markii la jabiyey, suntii marqaanimadii kasoo yayra baxasaa



Dhagayso: Barkadihii Kalswhaale Oo Ay Beesha Isaaq Qasab Ku Noqotay In Ay Aasaan. Dhulbahante Waa Is Muujay Waana Dad Aan Xoriyadooda Laduudsiyi Karin .Dhagaysi Wacan

http://radioquljeednet.yolasite.com/









Akhriso: Oohinta ,Calaacalka iyo Cabaadka ka baxaya Idoor Somalidiidka oo qirtay in la jabiyey iyo in jabdahii somalidiidku god madow ku dhacday




Madaxwaynaha xilka inoo haya ee Ahmed Siilaanyo waxa uu hoos u dhigay sumacadii iyo sharaftii ay lahayd Somaliland waxa god madaw ku sii dhacaaya rajadii laga qabay in reer

Madaxwaynaha xilka inoo haya ee Ahmed Siilaanyo waxa uu hoos u dhigay sumacadii iyo
Mudane Siilaanyo
sharaftii ay lahayd Somaliland waxa god madaw ku sii dhacaaya rajadii laga qabay in reer Somaliland mar uun noqdaan qaran madax banaan oo xor ah taas maanta cid is waydiinaysaa ma jirto xukuumadanina waxa ay Somaliland dib ugu celinaysaa midawgii Somaliwayn waxa hadeerba bilaamay wada hadaladii ay wada yeelan lahaayeen Soomaliya iyo Somaliland iyadoo miiska wada hadalku saaran yahay in Somaliland ka noqotay goosashadii oo ay tahay gobol ka mid ah Soomaaliya shakkh shariifna yahay madaxwaynaha Somaliland.

Markii ay dadku dooranayeen Ahmed Siilaanyo waxa ay galeen khaladkii ugu waynaa ee ay sameeyaan waxa ay ahayd in daystaan oo ay haystaan dawladii Daahir Riyaale ee xooga badnayd ee ilaalisay sharafta iyo Somacada Somaliland ku leedahay caalamka waxa dawladii daahir rayaale si toos ah u diiday in ay ka qayb gasho shirarka khuseeya Soomaalia iyada oo iska ilaalinaysay khiyaamooyinka caalamka iyo Soomaalia ku wiiqayaan qaranomada Somaliland waxii ay diiday Dawladii Daahir Riyaale waxaa si aan ka fiirsasho lahayn iyo idho la´aani ka muuqato iyo madaxmadax isugu tuurtay oo ka qayb gashay shir looga hadlaayay Somalia dawladan dhitinaysa ee Siilaanyo waxa ay dawladani ku kacday khiyaamo qaran oo wayn waxa aanan rajaynayaa in golayaasha sharci dejintu kala xisaabtamaan khayral musuulnimada iyo khiyaamada ay ku kacday dawlada Siilaanyo.

Waxaa Somaliland meel walba iyo jaho kasta ka soo galay oo ka soo weeraray cadawgii Somaliland lahayd ee ay dawladii Daahir Riyaale gumaysay ee u diiday in ay cag soo geliyaan xadka Somaliland ayaa maanta ka dagaalamaaya ubucdii iyo wadnihii Somaliland iyada oo aanay hada cadawgu waxba u jirin caasimadii labaad ee Somaliland ee Burco waxa ay dawladan siilaanyo bahdilaad wayn ku haysaa ciidamadii qaranka ee geesiyaasha ahaa waxa kale oo ay ku haysaa garbo duub aan u saamaxayn in ciidamadaasi sidii la doonayay u dagaalamaan waxa taasna aan ku cadaynayaa sidii ciidankeena loogaga adkaaday dagaalkii Maygaagle iyo Buuhoodle ee ay ciidankeena si xun u bahdileen oo sida ay doonaan ka yeeleen xoogaga ku kacsan Somaliland ee SSC ku waas oo guulo waawayn ka gaadhay dagaalkii ay la galeen ciidankeena waxaana guul daradaas u soo hoyatay ciidankeena masuuliyadeeda iska leh xukuumada Siilaanyo oo aan daacad ka ahayn difaaca qaranimada Somaliland talaabadaas oo ahayd talaabada ugu mihiimsan ee loo doortay madaxwayne Siilaanyo hase ahaatee waxa hada inoo cadaatay in aanu madaxwayne Siilaanyo hawshaas difaaca qaranka xilwayn iska saarin oo aad uga gaabiyay wax ka qabadkeeda halkii uu difaaci lahaa wadanka oo uu dagaalami lahaa waxa ay arinkiisu dhaafi waayay in uu maqaaxiyaha laga shaaheeyo uga yeedho laba oday oo reer Buuhoodle ah si uu dadka reer Somaliland idho sarcaad ugu rido laakiin horaa loo yidhi falaadhi gilgilasho kaagama go,do arinkan buuhoodle waa falaad ku taagan xukuumada Siilaanyo iyo reer Somaliland oo dhan hadii wax aan jirin iyo been la isugu sheekaynaayo waa halkeeda laakiin runtu waxa ay tahay Somaliland qaranimadeeda hada ma difaacan karto.

Madaxwayne Siilaanyo maalinba maalinta ka danbaysa khaladka uu samaynayaa wuu sii badanayaa khaladka uu sameeyay maanta waa mid colaada sii hurinaya waxa uu aasay baraagihii tacabku ku baxeen isaga oo aan kala tashan dadka deegaanka ah ee reer qurulugud arintaasna hore ayay uga hadleen wax garadka reer qoru lugud mana noqon doonto wax u cuntata dad daacad u ah Somaliland in sidaas loo bahdilaa. Siilaanyo waxa uu ciidan qaran soo dhigay kalshaale iyada oo aan cidi waydiisan waxa kale oo uu amar ka soo saaray arintii kalshaale isaga oo aan labada beelood ee meeshaas wada dega midna kala tashan taas oo ay aad uga xanaaqeen dadka ka soo jeeda reer Buuhoodle waxa halkaasna ka bilaamay dagaal ay ku hoobteen dad badan oo ka kooban labada dhinac ee dirirtu ka dhexaysay.

Siilaanyo isaga ayaa colaada ka huriyay deegaanka Kalshaale aniga garan maayo ujeedooyinka dhabta ah ee uu ka leeyahay laakiin waxa uu maantana dhabarka ka sii jebiyay oo colaadii geeyay meel fog asaga oo ciida ku rogay baraago dad reer Somaliland ahi lahaayeen isaga oo aan cidna kala tashan cidna waxba waydiin laakiin waxa uu ogaan doonaa marka ay colaaduhu isu bedelaan dagaalo sokeeyo oo ah kuwii 80´s iyo 90´s oo kale ah dadkuna isu laynayeen beelbeel iyo jilibjilib runtiina waa wax laga xumaado colaadahan iyo dagaaladan sokeeye ee Siilaanyo ka bilaabay wadankii amaanka ahaa mirkii xilka loo dhiibayay.

Madaxwayne Siilaanyo isaga oo aan ka adkaan cadawgii ka soo horjeeday ee dagaalka kula jiray Somaliland ayuu hada bilaabay in uu hadyado iyo falaawar ka hor geeyo SSC taas oo aan raganimo ahayn laakiin nusqaan ku ah qaranimada Somaliland waxa uu baraagaha kalshaale aasay isaga oo aan qabsan Buuhoodle calanka Somalilandna ka taagin xuduuda Somaliland oo dhan laakiin Beesha Solomadaw H/Jeclo way wadaysaa dagaalka ay ku difaacayso deegaankooda kalshssle waxa aanay nabad buuxda qaadanayaan marka uu Ahmed Siilaanyo hub ka dhigis buuxda ku sameeyo kooxda Somaliland diidka ah ee SSC reer Somaliland ha ogaadeen in aan colaadu ku damayn oo keliya in la aaso baraagaha beesha Salo madaw H/jeclo oo keliya oo uu dagaalku halkiisii ka sii soconaayo ilaa inta la helaayo dawlad karti leh oo damaanad qaada amaanka wadanka oo dhan waxii Somaliland ku soo caana maalaysay 20kii sanadood ee u danbeeyay oo ahayd nabad dadku haysteen waxaa lix bilood oo keliya ku birburisay dawlada Siilaanyo waxaa dadka reer Somaliland ugu baaqayaa in laga hadlo amaan daradan sii xoogaysanaysa ee wadankeenii hooyo ka jirta taas oo ahayd laf dhabarta nolosha wadankeena laakiin hada u muuqata mid meel daran ku sii socota.

Ibrahim Jama
ibrahimjama2004@hotmail.com

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Tue Mar 01, 2011 6:58 pm
by Keyse_0208
we are still laughing at these p'ussies :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Tue Mar 01, 2011 7:02 pm
by The Magnificent
we are still laughing at these p'ussies :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
YOU EVACUATED FROM KALSHAALE.

DEMONSTRATIONS ARE ROCKING LAASCAANOOD. IT'S A MATTER OF TIME, GENERAL SICIID DHEERE WILL GIVE ORDERS TO ELIMINATE SII BAAKHTIKA SOON, MOCK MY WORDS. :lol:

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Tue Mar 01, 2011 7:03 pm
by The_Emperior5
we are still laughing at these p'ussies :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
YOU EVACUATED FROM KALSHAALE.

DEMONSTRATIONS ARE ROCKING LAASCAANOOD. IT'S A MATTER OF TIME, GENERAL SICIID DHEERE WILL GIVE ORDERS TO ELIMINATE SII BAAKHTIKA SOON, MOCK MY WORDS. :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: When is soon

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Wed Mar 02, 2011 5:18 am
by Somalian_Boqor
we are still laughing at these p'ussies :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
YOU EVACUATED FROM KALSHAALE.

DEMONSTRATIONS ARE ROCKING LAASCAANOOD. IT'S A MATTER OF TIME, GENERAL SICIID DHEERE WILL GIVE ORDERS TO ELIMINATE SII BAAKHTIKA SOON, MOCK MY WORDS. :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: When is soon
Soon is before May 18 :lol: :lol: :lol: :lol:

The Darwish are ready and just outside Laascaano, were waiting for the locals to welcome the army and keep iidoors from running. :mrgreen:

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Thu Feb 09, 2012 10:16 pm
by Keyse_0208
Image

Image Image Image

Re: What ever happened to taking back Laascaanood

Posted: Thu Feb 09, 2012 10:20 pm
by Coeus
Image