Page 1 of 3

THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:06 pm
by Cali_Gaab
Xoghayaha Gaashandhiga SSC, Yaasiin Cali Tamaad ayaa maanta maamul goboleedka Puntland Waxay ku xidheen Magaaladda Galkacyo dhinaca Maamulka Puntland..

xili uu ku sugnaa hotel uu ka deganaa.

Waxaana uu ku jiray nasasho gaaban isaga oo u soo socday dhanka gobolka Cayn, gaar ahaan magaaladda buuhoodle oo xiligan ay ka jiraan abaabul dagaal oo ka dhan ah maamulka Somaliland.

Sida Warar lagu kalsoonyahay ay sheegeen in ciidamo ka tirsan maamulka puntland oo laba tikniko ah siday ka kaxaysteen hotelkii uu ka deganaa magaaladda Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, mana jirto war ka soo baxay maamulka puntland oo la xidhiidha xadhiga Xoghayaha difaaca SSC.

Maalmo ka hor bay ahayd markii uu xoghayaha difaaca SSC uu shir jaraaid ku qabtay magaaladda muqdisho oo todobaadadii ugu dambeeya ku sugnaa isaga oo xiligii uu shirka jaraaid qabanayay sheegay inay qorshaynayaan in si deg deg ah oga saari doonaan maamulka Somaliland iyo ciidamo beeleedka kusoo duulay kalshaale.

Weli ma cadda in labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ay iska kaashadeen xadhiga xoghayaha difaaca SSC oo isaga hadda u waday bulshadda SSC hawlo baaxad weyn dhinaca ciidamada iyo difaaca.

:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:08 pm
by ToughGong
:lol: :lol: :lol:

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:09 pm
by garoweboy
Link please.
plus no Somaliland websites thank you.

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:12 pm
by Cali_Gaab
Ok, I will give you a kuumbo website:

http://lasanod.com/details.php?num=5340

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:22 pm
by The_Emperior5
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Futoole is doing a great job

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:24 pm
by grandpakhalif
what do you expect from pirates they are known for their mutiny

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:29 pm
by Cali_Gaab
I love jebertis from Bintiland.

We arrest cagdheers and sell them to Ethiopia: Buy 1 get 1 free
They arrest Cagdheers and hand them over to ethiopia for free

We ban TFG officials from coming to Somaliland
They ban TFG officials from coming to Bintiland

We arrest Qurjiles
They arrest Qurjiles.

:lol: :lol:

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:30 pm
by Keyse_0208
bintiland is doing everything it can to impress mudane siilaanyo, they know the SL army is less than 45 km away from garowe and would demolish it to ground if they act up .they call it p'ussyland for a reason :lol: :lol:

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:40 pm
by garoweboy
Keyse sxb your soldiers were humilated in Kalshale what do you think would happen to them if they try to take over Garowe. :lol:

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:41 pm
by The_Emperior5
I love jebertis from Bintiland.

We arrest cagdheers and sell them to Ethiopia: Buy 1 get 1 free
They arrest Cagdheers and hand them over to ethiopia for free

We ban TFG officials from coming to Somaliland
They ban TFG officials from coming to Bintiland

We arrest Qurjiles
They arrest Qurjiles.

:lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 1:41 pm
by ToughGong
I love jebertis from Bintiland.

We arrest cagdheers and sell them to Ethiopia: Buy 1 get 1 free
They arrest Cagdheers and hand them over to ethiopia for free

We ban TFG officials from coming to Somaliland
They ban TFG officials from coming to Bintiland

We arrest Qurjiles
They arrest Qurjiles.

:lol: :lol:

Ma waxay ciyaarayaan "Keeping up with the Jones'"

:lol: :lol:

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 2:20 pm
by SahanGalbeed
Dhulbahantuhu iyo majeertenku waa isku " part time " tol . SSC askerteedu waa kuwi ka soo cararay Bosaaso iyaago hubkii majeertenku siiyay wada sita .
Haye?
Bal waxaad ii sheegtaan , maxaa ninkan Galkacayo geeyay ? Dad kan uu maddaxda u yahay baa wada " deserters" ah . Qaybi na Puntland bay ka soo baxsadeen , qayb na Somaliland . Labada meelod ba waa lagu xidhaya , miyaaney sidaas u ogayn ? SSC-du iyada halkaa is dhigtay e , Buuhoodle ha ka soo bixin ku dhaha
War sidey horta u fikiraan dadkani ? :lol:

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 2:25 pm
by Cali_Gaab
^ :lol:

Ummadani waa ummad wareersan. Walaalahood ayeey la heshiin kari waayeen, markaas ey ku leeyahiin 'Somalia ma go'i karto'.

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 2:27 pm
by Babygirl-
Idoor waax iska ceeliya bakh bakh dana joojiya. siidi Kalshaale laa idi kuu dharbaaxa laa idi kuu wadi. :up:

Maamulka SSC Oo Beeniyey in Yaasiin Tamaad Galkacyo Lugu Xiray

Buuhoodle (SPR): Xoghayaha arimaha bulshada maamulka SSC, Mudane Keyse Cabdi Yuusuf iyo xoghayaha cadaalada isla maamulkaasi, mudane Abshir oo si wadajir ahi ulasoo xiriiray barqanimadaan Idaacada Somali Public Radio ayeey daaqada kasaareen wararka saakay lagusoo daabacay saxaafadaha qaarkood oo sheegay in xarig loo gaystay xoghayaha difaaca maamulka SSC, mudane Yaasiin Cali Tamaad.

“Yaasiin Cali Tamaad, Gaalkacyo ayuu kusuganyahay, si-fiican bay shacabka magaaladaasi ula dhaqmeen, wuuna badqabaa,” ayuu yiri Keyse Cabdi Yuusuf oo dhanka Teleefoonka kulasoo xiriiray idaacada SPR.

Mudane Yaasiin Cali Tamaad ayaa dhawaan kasoo baqoolay magaalada Muqdisho, halkaasi uu joogay howlo shaqo, mudo tobobaad, isagoo shir jaraa’id kuqabtay magaalada muqdisho uu ku cambaareeyey dagaalkii Kalshaale.

Xoghayaha difaaca, mudane Abshir ayaa isagana sheegay in Yaasiin Tamaad uu kusoo foodleeyahay magaalada Buuhoodle, kana sii wadi doono hawlihiise shaqo uu u hayo shacabkiisa.

Dhanka kale saxaafadaha qaarkood ayaa saakay faafiyey warar sheegayo in maamulka Puntland ee ka arimaya waqooyiga Gaalkacyo ay xarig u gaysteen xoghayaha difaaca SSC, Yaasiin Tamaad.

Wararkani ayaa imanayo xilli mudo yar laga joogo dagaalkii Kalshaale ee u dhaxeeyey maamulka Somaliland iyo kan SSC, walina laga dareemayo jiidaha dagaladu hore uga dhaceen saan saan colaadeed.

Re: THE PIRATE STATE ARRESTS SSC DEFENCE MINISTER

Posted: Thu Feb 17, 2011 2:29 pm

babygirl then contact www.lasanod.com a pro ssc website its not an iidoor website or Somaliland website