Madafiic lala beegsaday Madaxtooyada oo khasaara gaystay qalalaase iyo buuq halkaa ka taagan
Waxaa dagaal xoole uu ka socda aaga'ga ku dhowdhow Madaxtooyada iyadoo sida aanu hada wararka kaga heleyno Vila Soomaaliya ayaa sheegaya in ay gudaha ugu soo dhaceen dhowr madfac
Madafiic lala beegsaday Madaxtooyada oo khasaara gaystay qalalaase iyo buuq halkaa ka taagan
Waxaa dagaal xoole uu ka socda aaga'ga ku dhowdhow Madaxtooyada iyadoo sida aanu hada wararka kaga heleyno Vila Soomaaliya ayaa sheegaya in ay gudaha ugu soo dhaceen dhowr madfac oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ay ku jiraan rag qaraabo hoose la ah Madaxweynaha.
Sida ay sheegayaan ilowareedyadan waxaan cadeen weli tirada wax ku noqotay maadaama uu haatan meesha buuq badan ka taagan yahay, waxaana madaafiicdan laga soo tuuray sida la sheegaya dhanka Al-shabab oo haatan hoosta kaga jirta Madaxtooyada, wixii warar dheeriya goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonaa



